Xuska 18 May 2017 ee Jaaliyadda Somaliland ee Kenya Nairobi ku dhigeen Iyo Fariin ay u Direen Madaxweyne Farmaajo DAAWO

Nairobi  21. May 2017 (SDN/QJ):- Jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Kenya Caasimaddiisa Nairobi, ayaa 26-guurada Qarannimada ee 18 May Munaasibad ku xusay, taas oo ay Masuuliyiinta Safaaradda Somaliland halkaas ku leedahanayna ka qaybgaleen, Farriimo iyo talo-soojeedinna Bulshada ku fareen. https://www.youtube.com/watch?v=Fkt4PPpFdyE

Read More

Haweenay Somaliyeed oo 65 Jir ah Isla Markaana Raadinaysa 25 Guursada (Dhaqannada Qurbaha Yaalla) !! DAAWO

Norway  21. May 2017 (SDN/QJ):- Barnaamij la yidhaahdo GUUR-DOON oo lagu baahiyo Internet-ka. Waxa la soo xidhiidhay Hooyo Soomaaliyeed oo Da’deeda ku sheegtay 65 Jir, oo Ingiriiska ku nool. Daadihiyeyaasha Barnaamijka oo Hablo ah, hayeyna Warka Hooyadan (Single Mother) ayaa u sheegay inay u soo heleen Wiil 29 Jir ah oo isaguna Happy ku ah…

Read More

Fanaanad Laki Xaaji Wacays Bandhigga iyo Ka Qaybqaadashada Barnaamijkii 18 May 2017 ee BBC Soomali DAAWO

London  21. May 2017 (SDN/QJ):- Fannaanadda Laki Xaaji Wacays, ayaa ka qayb-qaadatay oo si toos ah wax uga akhriday Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha ee Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da, isla markaana qaar ka tirsan Heesaha Jacaylka ah, ku-daadiska ah iyo kuwa Waddaniga ah ee ay qaaddo ku soo bandhigtay. Fannaanadda Laki Xaaji Wacays oo…

Read More

‘’Ama Bari Asaagaa oo Aayo Beel Noqo Ama Gara Adimadaa kaa Saara Oonkee’’ DAAWO

Hargaysa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Xidigaha Geeska ee Ka Dhisan Somaliland gaar ahaan Caasimadda Hargaysa ayaa Munaasibadii 18 May waxay soo Saareen Suugaan door ah oo ka hadlaysa Sidii Looga bixi lahaa Ku Tiirsanaanta Shisheeye Isla markaana waxqabad bulsho loo samayn lahaa. Falaadhaha ilayskiyo dar ilaahay roob hela mooyee awaaraha geed kama ag guuree…

Read More

Dowlada Sweden Oo Laga Codsaday In Ay Aqoonsato Baasaboorka Soomaaliya!!!!

Muqdisho  21. May 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Muqdisho waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Swedan Mikael Lindvall iyo Agaasimaha guud ee Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya G/Sare Moxamed Adam Koofi . Safiirka iyo Agaasimaha Guud ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa xariirka labada Dowladood iyo sidii dowlada…

Read More

Dhaqan Celis mise Dhaqan barid – Talooyin ku socda Soomaalida kunoo Qurbaha (Daawo Muuqaal) DAAWO

Toronto  21. May 2017 (SDN/QJ):- Dhaqanka caruurta in la baro inta ay yaryar yihiin ayaa ka haboon in marka ay koraan ee ay nolasha ka dhacaan la isku dayo in la toosiyo.   Barmaamijkani waa kii laabaad ee aan ku eegayno mawduucan dhaqqn celinta, waa talooyin aan u soo jeedinayno waalidiinta, macalimiinta, masaajidada iyo hogaanka…

Read More

Maxkamad Ku Taalla Itoobiya Oo Xukuntay 23 Qof Oo Lala Xidhiidhiyay Al Shabaab Iyo Daacish

Addis Ababa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Maxkamad ku taalla dalka Ethiopia ayaa xukuntay 23 qof oo lagu eedeyay in ay damacsanaayeen in ay sameeyaan koox xidhiidh la leh Al-shabaab. 23-ka qof ayaa lagu xukumay min 15 sano oo xabsi ah, sida Maxkamadda ay sheegtay. Maxkamadda Sare ee Federaalka dalka Itoobiya ayaa ku eedaysay 23-ka qof…

Read More

Qorshaha Xasilinta Amaanka Muqdisho oo la Faah faahiyay iyo Ciidan isku Dhaf Ah Oo La Xareeyay

Muqdisho  21. May 2017 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa ku booriyey shacabka Soomaaliyeed inay hay’adaha amniga kala shaqeeyaaan Sugida Amniga Caasimada Muqdisho. Hay’adaha Amniga iyagoo ka duulaya go’aamadii Golaha Wasiirada ee 11kii May 2017 waxey diyaariyeen barnaamijyadii ay ka mid ahaayeen;   In la xareeyey ciidankii isku-dhafka ahaa ee…

Read More

Mid kamid ah Baraha Bulshada Oo La Ogaaday Inay U Daran Tahay Caafimaadka Maskaxda Dhallinta

London  21. May 2017 (SDN/QJ):- Qiimeyn laga sameeyay dalka Britain ayaa lagu sheegay in aaladda Instagram loo aqoonsaday inay tahay tan ugu daran ee saameynta ku yeelatay maskaxda da`yarta marka loo eego aaladaha kale ee ay bulshadu ku wada xiriirto. Qiimeyntan oo ay sameysay waaxda ka shaqeysa caafimaadka bulshada ayaa lagu wareystay 1,479 qof oo…

Read More

Sababaha ay Gabdhuhu Caafimaad ahaan ugu baahan Yihiin Saacado Hurdo oo Ka Badan Inta Ninku Seexdo

Hargaysa  21. May 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhis cusub ayaa mar kale ka marag kacday in dumarku ay ugu baahan yihiin hurdo ugu yaraan 20 daqiiqo ka badan saacadaha hurdo ee uu ninku u baahan yahay. Cilmibaadhistan uu Geeska Afrika turjumay ayaa shabakadda Alcarabiya ay ku soo bandhigtay sababaha caafimaad ahaan ay gabadhu ugu baahan tahay in…

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh oo Soo Gaadhay Goor dhaway Caasimadda Hargaysa Iyo Saxaafada oo uu ka Aamusay DAAWO

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):-Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Soo Gaadhay Caawa Caasimadda Somaliland ee Hargaysa Waxaana la Dejiyey Huteel Maansoor Ilaa hada Kamuu hadal sababta uu Safarkiisa Hargaysa la Xidhiidho, Sidoo Kale Cali Khaliif lamay Socon Cid kale oo Wehelisa.

Read More

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalx oo Maanso Dareenka Bulshada Taabanaysa Kaga Hadlay Tawsta Iyo Tabaalaha Ka Dhashay Abaarihii Somaliland Soo Maray DAAWO

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax ahna Gudoomiyaha Kooxda Xidigaha Geeska ayaa Soo bandhigay Maanso ka Turjumaysa Xaalada ay Somaliland kala Kulantay abaarihii Soo Maray ee Haatan lagu Hawlan Yahay Sidii looga soo Kaban lahaa. https://www.youtube.com/watch?v=k8Y9qeCY7sw

Read More

Itoobiya oo Baaq u Dirtay Muwaadiniinteeda Sharci Darada Ku Jooga Boqortooyada Sucuudiga

Addis Ababa  20. May 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalegn, ayaa sheegay in uu walaac ka qabo in muwaadiniinta dalkiisa ee sharci darrada kaga shaqaysta Sacuudi Carabiya ay dhibaato la kulmaan. Ra’iisal wasaaraha ayaa intaa ku daray in maalmo gudahood ay ku egtahay mudadii ay dowladda Sacuudiga u qabatay in dadka sharci darrada dalkaasi ku…

Read More

Gantaal Lagu Weeraray Magaalada Riyadh Ee Dalka Boqortooyada Sacuudiga oo uu Ku Sugan Yahay Madaxweyne Donald Trump

Riyadh  20. May 2017 (SDN/QJ):-Kooxda Xuutiyiinta Shiicada ee Yemen ayaa gantaal ku tuuray magaalada Riyadh ee xarunta dalka boqortooyada Sacuudiga, wax yar ka hor inta uusan magaaladaas gaarin Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump. Gantaalkan oo lagu liishaamay magaalada Riyadh ayaa waxay wararku sheegayaan iney meel ku dhow xadka Yemen ku soo rideen ciidamada Sacuudiga oo adeegsanaya…

Read More

Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka Oo Booqasho Ku Tegay Xarunta Ciidanka Dabd-Demiska Caasimada Hargeysa

Hargaysa  20. May 2017 (SDN/QJ):- Safiirka Somaliland ee waddanka Imaaraadka Carabta Ambassador Baashe Cawil ayaa maanta booqasho ku yimi xarunta Taliska Guud ee Ciidanka Dab-demiska Qaranka ee Magaalada Hargeysa. Halkaa waxaa ugu horayn ku soo dhaweeyay Safiirka Maamulka sare ee Ciidanka Dabdemiska oo ay ugu horeeyaan Taliyaha Ciidanka Axmed Sawaaxili, Agaasimaha Fulinta Cabdiqaadir Cumar Xaashi,…

Read More