Askari Fashiliyey Qarax Lagu Dili Lahaa Saraakiil Sar Sare Oo Isaga Ay Alshabaab u Adeegsan Lahayd & Abaal Marinta la Gudoonsiiyey DAAWO
Beledweyne 22. May 2017 (SDN/QJ):- Maamulka gobolka hiiraan ayaa abaal marin siiyey askari ka tirsan ciidamada XDS ee gobolka Hiiraan kaasoo soo bandhigay waxyaabo qaraxa oo Al-Shabaab ay kula ballaameen inuu ku dilo qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda. Askarigan oo lagu magacaabo Maxamed Cali Axmed oo faahfaahin ka siiyay sheekada ku saabsan xiriirka…
