Si Fudud oo aad Ku Garan Karto in Xogtaada Internetka la Jabsaday amase adigoon ogayn la faafiyey
Hargaysa 16. May 2017 (SDN/QJ):- Maalin kasta waxaa dunida ka dhaca falal budhcadnimo oo internet ka dhexdiisa ah, waxa aynu maqalna ama u soo joognaa akoonno ay shirkado ama shakhsiyaad leeyihiin oo inta la jabsaday lagu dhacay, ama fadeexad iyo ceebayn si loogu sameeyo xogtii ugu jirtay lagu faafiyey bogag ay dadka oo dhami arkayaan….
