Qiimaha Tikidhada Final-ka Champion-ka Yurub oo Cirka isku Shareeray
London 15. May 2017 (SDN/QJ):- Xidhiidhka kubadda cagta ee Qaaradda yurub ayaa u gaar yeelay illaa 18 kun oo tikidh taageerayaasha Kooxaha Real Madrid iyo Juventus oo iskaga hor imanaya Ciyaarta Finel-ka ee tartanka kooxaha horyaalada Qaaradda Yurub oo bishan soo socoto bilowgeeda ka qabsoomi doona Garoon ku yaalla Magaalada Cardief ee Gobolka Wales ee…
