Fannaanaddii Caanka ahayd ee Sahra Mire Weheliye oo Uganda Ku Geeriyootay

Uganda 10. May 2017 (SDN/QJ):- Allaah ha u naxariistee Fannaanaddii Soomaaliyeed ee caanka ahayd Sahra Mire Weheliye, ayaa ku geeriyooday magaalada Mbarara oo ku taalla Galbeedka waddanka Uganda oo ay Marxuumaddu degganayd. Fannaanadda Sahra Mire Weheliye, ayaa shalay ku geeriyootay magaaladaas Mbarara ee ay degganayd, waxaanay Allaah ha u naxariistee Marxuumad Sahra Mire ka mid…

Read More

Boosaaso: Mudo Ku Siman 25 Sannadood oo uu Ku Shaqaysanayay Sixirka Waxaa Lagu Guulaystay in Gacanta lagu Soo Dhigo Isaga iyo Agabkii uu Dadka Ku Sixrayay

Boosaaso 10. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka Booliska maamulka Puntland ayaa Magaalada Boosaaso ka soo qabtay nin muddo 25 sanno ku shaqaysanayay sixirka iyo nin kale oo kaaliye u ahaa, kaasoo magaaladda yimid sanadkii 1992dii. Taliyaha Saldhiga bartamaha Boosaaso G/Sare Yuusuf Axmed ayaa sheegay in labada nin ay ka soo qabteen guri ku yaal mid ka…

Read More

Nin ay isu Eeg yihiin Ciyaaryahanka Caanka ah ee Lionel Messi oo Booliska Iiraan Xabsiga dhigeen!!!

Tahran 10. May 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada Booliiska dawladda Iran, ayaa Xabsiga u taxaabay oo xidhay Arday reer Iiraan ah oo ay aad isugu eg-yihiin Ciyaaryahanka reer Argentine ee Lionel Messi. Dad badan oo ku sugan magaalada Hamaden ee dalka Iiraan, ayaa doonayay in ay Sawirro la galaan Reza Parastesh, Booliiska, ayaana isaga iyo gaarigiisiiba geeyay…

Read More

Haweenay Lacag dhan Sagaal Kun oo Doollar Liqday, Sababta ku Kelliftay iyo Xaaladdeeda Caafimaad

Colombia 10. May 2017 (SDN/QJ):- Haweeney deggan degaanka Piedecuesta oo ku yaalla Waqooyiga Bari ee dalka Colombia, ayaa cuntay Lacag ay keydsanaysay si aanu u qaadan Ninkeeday oo ay ka Hinaastay, ka dib markii ay ogaatay inuu khiyaamay. Sandra Milena Almeida ayaa liqday 9,000 oo doolar oo caddaan ah ka dib markii ay ka war…

Read More

Shirkada Facebook oo Diyaarisay Barnaamij Instagram Wax la isugu Diri Karo Internet La’aan

New York 10. May 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda Facebook ayaa bilowday nidaam sawirrada la isugu diri karo barnaamijkeeda Instagram ka loo yaqaanno iyada oo aan internet loo baanayn. Curinta adeeggan cusub ayaa ay shirkaddu kaga dhawaaqday kulan ay lahaayeen xeeldheerayaasha sameeya barnamaajyada, laakiin waxa ay sheegtay in hadda ay isticmaali kari doonaan oo keliya dadka adeegsada…

Read More

“Murashaxiinta qaarkood marka ay Maansoor joogaan waxa ay yidhaahdaan saldhiga waanu ka soo horjeednaa, marka ay Madaxtooyada tagaana waxay yidhaahdaan boqolkii boqol baanu taageersanahay.” Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si faah faahsan uga hadlay himilooyinka siyaasaddeed ee xisbiga WADDANI uu doonaayo in uu mustaqbalka dhow ku hoggaamiyo talada dalka Somaliland, waxaana uu sheegay in xisbiga WADDANI ay bud-dhig u tahay siddii loo walaaleyn lahaa shacabka Somaliland bari illaa galbeed isla mar ahaantaana…

Read More

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland oo Xisbiyada Mucaaridka u Soo Jeediyey inay Ka Baxaan Baqo Ka Warwarka ka haya Dib u Dhac ku Yimaada Doorashooyinka & Dhaqaalaheedii oo la Hayo DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi ayaa Ka Fal Celiyey Werwer ay qabaan Xisbiyada Mucaaridka gaar ahaan Xisbiga Waddani Kaas oo Ku saabsan in Doorashada Madaxtooyo ee Ku Mudaysan 13 Bisha November 2017 ay Xiligii loogu talo galay ku dhici weydo. Wasiir Maxamud Xaashi Cabdi Waxa uu Sheegay…

Read More

Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Oo Kaalmo Daawooyin Iyo Biyo Isugu Jira Gaadhsiiyey Deegaano uu Cudurka Shuban Biyoodku Faro baas ku hayo DAAWO

Gar adag 09. May 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Kormeer Ku Maraya Deegaano ka Tirsan Gobolada Bari oo ay ka Jiraan Xannuuno ka dhashay abaarta ba’an ee weli dalka ka taagan ayaa Deeqo Isugu Jira Daawooyin Iyo Biyo Sifaysan Waxa uu u Qaybiyey Jiido Ka Tirsan…

Read More

‘’Inan Yar oo aanu Garanayno Sida uu u Koray ee Maraykan u Tegay ee Sida Loo Doortay aanu Garanayno Somaliland Wax ma Yeeli Karo’’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Burco 09. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay in aanu Jirin Cadow Gudaha Somaliland ku sugan oo Jiritaankeeda diidan Waxaanu Fariin u Diray Dawlada taagta daran ee uu hogaamiyo Madaxweynaha Somalia Maxamed C.laahi Farmaajo. https://www.youtube.com/watch?v=xp4QtZttLwA

Read More

Maxaa Ka Run ah in Ninka Muslimka ah ee Waddanka Iceland Degen loo Ogol Yahay 4 Dumar ah Inuu Guursado Isla Markaana La Siinayo 6 Kun oo Dollar Cida Gabadh Guursata? DAAWO

Iceland 09. May 2017 (SDN/QJ):- Waddanka Iceland Waa Dhulkii Fulkaanaha Waa Dal Yar oo ku yaala Qaarada yurub Isla Markaana Leh Khayraad Kala Duwan. Weriye Cabdi Salaan Hereri oo ka hawl gala Telefishanka Universal ayaa Booqasho ku Tegay Dalkaasi Isla Markaana Soo Bandhigay Xogo badan oo Waddankaasi Leeyahay Iyo Nolosha Soomaalida Ku dhaqan Dalkaasi. https://www.youtube.com/watch?v=u6Pl1ettz3o…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay ku xigeenka madaxa hay’adda UNICEF Kalana Hadlay Gurmadka Abaaraha SAWIRO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo uu hoggaaminayey ku xigeenka madaxa hay’adda Qaramada midooaby u qaabilsan daryeelka caruurta ee UNICEF.   Madaxweyne Siilaanyo oo ay kulankaasi ku wehelinayeen Xubno ka tirsan golaha wasiirada oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha dibadda Dr….

Read More

Maamulka Dawlada Hoose Hargaysa oo Ka Hadlay Qaar Ka Mid ah Basaslayaasha Hargaysa oo Ka Hor Yimid Qiime lagu amray inay Dadweynaha Ku qaadan DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Maayar Ku Xigeenka Caasimadda Hargaysa Cabdi Casiis Maxamed Xaashi ayaa Sheegay inay Talaabo adag oo Sharciga Waafaqsan ka qaadanayaan Cid kasta oo ka hor timaada go’aankii ay wada Gaadheen Maamulka Dawlada Hoose iyo Iskaashatada Basaska ee Ku saabsanaa in aan La Kordhin Karin Qiimaha Lagu raaco Gaadiidka basaska.

Read More

‘’Somalia Kama Mid ahin Balse Lacagta La Siinayo Waan la Wadaagaynaa’’ Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Amuuraha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Sheegay in Shirka ka furmaya Magaaladda London Maalinta Khamiista ee soo Socota ee ay ka qayb galayaan Maamul Goboleedyada iyo Xukuumadda Federaalka Somalia uu gaar u yahay isla Markaana Dawlada Somaliland aanay ka qayb galayn. Wasiirku Waxa uu Xusay in Dhaqaalaha…

Read More

Musharax-Madaxwayne Xisbiga Ucid-Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Kormeer Ujeedadiisu ahayd u Kuurgalida Xaalada Cakiran ee La Soo Deristay Saribadaha iyo Sayladda Xoolaha Burco Ku Soo Maray DAAWO

Burco 09. May 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha iyo waftigiisa ayaa waxaa uu booqasho kadis ah ku tageen Suuqa ganacsi Ee Magaalada Burco, iyadoo uu halkaas-na ay kala kulmeen soo dhawayn diiran, waxaanu Gudoomiyuhu u kuur-galay Xaaladda dhabta ay ku suganyihiin bulshada ku ganacsata Suuqaasi, maadaama uu jiro sicir-barar saameen taban ku yeeshay nolosha bulshada . Bulshada…

Read More

“Xukuumadani waxay Ku Xad Gudubtay Xuquqdii Bini Aadantimada” Xisbiga Waddani ee G.Togdheer oo Canbaareyey Falkii Hogamiye Xirsi ay Xukuumadu Kula Kacday DAAWO

Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Kadib Markii U Shuban Biyood Ka Dilaacay Gobolka Saraar Iyo Gobolo Kamid Ah Bariga Somaliland, Ayaa Waxaa Deeq Mucaawino U Qaaday Hogamiyaha Xisbiga Mucaradka Ah Ee Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, Iyadoo Deeqdaasi Laga Hor Isaagay In U Gaadhsiyo Dadkaasi U Xanuunka Shuban Biyoodku Helay. Waxana arintaasi dhaleeceyey Masuuliyiinta…

Read More

Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Saraar oo Sheegay in Hogaamiyaha Waddani aanu Wax Daawo ah u Wadin Cisbitaalka Caynabo Balse uu Caagado Biyo ah siday DAAWO

Caynaba 09. May 2017 (SDN/QJ):- Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Saraar Muuse Abokor Suudi ayaa Sheegay in aanu Haba yaraatee Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan soo Gaadhsiin Wax daawo ah Cisbitaalka Magaaladda Caynabo Isagoo intaas ku daray in Hogaamiye Xirsi uu Garab Maray Qawaaniinta Wasaaradda Caafimaadka.

Read More

Hanti Dhawrihii Guud ee Somalia Oo Mar Kale Luuqad Adag Kula Hadlay Madaxweyne Farmaajo Iyo Xukuumadiisa,Tilmaana Ka Bixiyey Gefefka Sharci ee ay Ku Jiraan DAAWO

Muqdisho 09. May 2017 (SDN/QJ):- Dr Nuur Faarax Jimcaale Hanti dhawrihii Guud ee Qaranka Somalia oo Dhawaan Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalku Xilkii Ka Qaadeen Isla Markaana uu ku ayiday Madaxweyne Farmaajo oo Lagu eedaynayo inuu Mas’uul ka ahaa Dilkii loo gaystay dabayaaqadii Todobaadkii tegay Wasiirkii Hawlaha Guud Cabaas Siraaji ayaa Sheegay in Golaha Wasiiradu awood…

Read More