Xukuumada Somaliland Oo Iclaamisey Saamiga Ay Dawladda Itoobiya Ku Yeelan Doonto Dekedda Berbera

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada Ganacsiga Somaliland Dr Cumar Shuceyb oo saaka u warramey laanta afka Soomaaliga ah ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa uu shaaciyey in xukuumada Somaliland ay Saami ka siisay dawlada Itoobiya Dekada Magaalada Berbera si ay u isticmaalaan. Wasiirka ayaa sheegaya in Saamiga ay dawladda Itoobiya ay ka heleyso dekedda…

Read More

Xaflad Balaadhan Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Berbera Ayaa Si Rasmi Ah Loogu Wareejiyey Shirkada DP World Maamulka Dekeda Berbera SAWIRO

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha JSL Md, Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminayey ayaa maanta ka qayb galay munaasibad ay shirkada DP WORLD kula wareegaysay Dekada magaalada Berbera. Warbixintan waxa inoo faahfahinaya wariyaga inooga soo warama gobolka Saaxil. Munaasibadan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay kana soo qaybgaleen Madaxda ugu…

Read More

Xaaska Uu Ka Geeriyooday Guddoomiyihii Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Sheegtay In Xoog Lagaga Saxeexay Inay Toddobaad Kaga Baxdo Guri Ay 20 Sanadood Ku Jirtay

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Amran Maxamed Suldaan Xuseen Aabi oo ah Xaaskii uu ka Geeriyooday Alle ha u naxariistii Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Somaliland Cabdiraxmaan Ducaale, ayaa sheegtay in Dawladdu u qabatay inay muddo 10 Maalmood Gudahood ah kaga baxdo Gurigii ay ku jireen iyada iyo Carruurtii uu ifka kaga tagay Cabdiraxmaan…

Read More

Sarkaal Sare oo Hada Iska Casilay Xisbiga KULMIYE+ Sababaha Iscasilaadiisa oo uu Badka Soo Dhigay DAAWO

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyahii degmada Maxamuud Heybe ee xisbiga muxaafadka ah ee KULMIYE Md.Axmed Cabdi Cismaan (Dubbad), ayaa Maanta iska casilay xilkii iyo xubinimaddii uu ka hayey xisbigaasi KULMIYE, waxaana uu sheegay in xisbigaasi yahay xisbi aan lagu kalsoonaan karin isaga oo carabka ku dhuftay in uu xisbigaasi uu yahay xisbi kala qoqoban isla…

Read More

“Dalka Waxa Ka Taliya Afan Nin oon Loo Dooranin,Waxaynu Dooranay Axmed Siilaanyo oo Xitaa Aniga oo Udub ahaa u Codeeyay”.Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde DAAWO

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa si adag uga hadlay xaaladda dalka, waxaana uu sheegay in dalku uu maraayo xaalad aad u adag isla mar ahaantaana aanay ka talinin ciddii loo doortay isaga oo carabka ku dhuftay in wakhtigan la joogo xiliigii la iska tuuri…

Read More

Waddamada Somaliland Ka Taageera Dimuquraadiyada oo Go’aamiyey Laba Qodob oo Noqonaya Kuwii ugu adkaa ee ay ka qaataan Doorashooyinka Somaliland

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Wadamada Somaliland ka taageera nidaamka dimuqraadiyadeed iyo doorashooyinka ayaa gaadhay go’aan adag oo khuseeya taageeradoodii maaliyadeed ee dhinacyadan. Dalalkan ayaa go’aansaday inaanay wax taageero dhaqaale ah ku bixin doorashada madaxtooyada iyo baarlamaanka Somaliland, dib u dhaca iyo muddo kordhinaha yimid dartood, waxaanay isku raaceen inaan wax taageero ah laga gaysan…

Read More

Qiimaha Lacagta Baska,Shaaha Iyo Maciishada Daruuriga Oo Mar Qudha Isbadelay,Noloshii Oo Cidhiidhi Sii Galaysa Somaliland Iyo Xukuumadda Oo Aamusnaan Door Biday + Boqolka Dollar Oo Hal milyan Gaadhay

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Sixir bararka ayaa maalinba maalinta ka dambaysa Cirka isku sii shareeraya Somaliland,Waxa maalmihii u dambeeyay si weyn kor ugu kacay Qiimaha Maciishada lagu kala gato magaalooyinka Waa weyn ee Somaliland iyo Sidoo kale Waxyaabaha Daruuriga ah ,Waxaana God Madaw ku sii dhacaysa oo la sii nacayaa Isticmaalka in wax lagu…

Read More

Xoghayaha Guud ee WADDANI oo Xukuumadda Ku Dhaliilay Go’aankii ay Ku Baajisay Xuska 18ka May DAAWO

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha guud ee xisbiga WADDANI Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa dhaliilahii ugu adkaa ku ganay Madaxtooyada Somaliland isaga oo ku dhaliilay go’aankii ay ku baajisay qabashada xuska 18ka May, waxaana uu tilmaamay in arrintaasi ay dhabar jab ku tahay qaranka Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=2euJz2guZQ0

Read More

“Shacabka Degmada 26ka Juun Waa WADDANI.”.Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Xildhibbaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu waaweyn xisbiga WADDANI, ayaa ku dhawaaqey in uu shacabka ku dhaqan degamada 26ka Juun ee Hargeysa ay dhammaantood ba yihiin xisbiga WADDANI, waxaana uu tilmaamay in dalku badbaado u baahan yahay isla mar ahaantaana uu xisbiga WADDANI yahay kii walaaleyn…

Read More

“Markan oo kale ee ay Dawladduhu Is Bedelayaan, Wakhtiguna Ku Soo Dhawaado, Kalsoonidu Wey Yaraata, In Hantida Dadka La Ilaaliyaana Waa Muhiim’’ Gudoomiye Baashe Maxamed

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay inay muhiim tahay in hantida qaranka la ilaaliyo madaama ay Doorashadii Madaxtooyadu fooda inagu soo hayso, dhawr biloodna inaga xigaan, waxaanu Madaxweynaha ku bogaadiyey wareegtadii uu ka soo saaray in lala dagaalamo musuq-maasuqa. Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee…

Read More

Maamulka Gobolka Maroodi Jeex, Ka Caasimadda Hargaysa Iyo Iskaashatada Basaska Hargays oo Qallinka Ku Wada Duugay Heshiis Ku Saabsan inaan La Kordhin Karin Qiimaha Basaska Lagu raaco DAAWO

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Maamulka Gobolka Maroodijeex, Ka Degmada Hargeysa Iyo Iskaashatada Basaska Ayaa Kulan Ay Wada Yeesheen Ku Kala Saxeexday Heshiis ah Inaan Waxba Lagu Kordhin Qiimaha Lagu Raaco Guud Ahaan Basaska U Kala Baxa Gudaha Caasimada Hargeysa.

Read More

‘’Madaxweynuhu muu ahayn nin musuq-maasuq, halkay wax ka mareena garan mayno, balse fartiisa ayaa subaga lagu dhuuqay’’ Siyaasi C.rashiid Jaamac Dheri

Hargaysa 10. May 2017 (SDN/QJ):- Cabdirashiid Jaamac Dheri, oo ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa meel ka dhac iyo arin fool xun ku tilmaamay in Xukuumaddu Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Xaaji Cali ka hor istaagto inuu gargaar gaadhsiiyo dadka degan deegaanka Caynaba. Cabdirashiid Jaamac Dheri,ayaa sidoo kale sheegay in aanay wakhtigan haboonayn inuu…

Read More

Isfaham Ay Kala Saxiixdeen Wasiirada Warfaafinta ee Dowladda Federaalka & Dowlad Goboleedyada ka Farcama

Muqdisho 10. May 2017 (SDN/QJ):- Isfahamka wadashaqaynta iyo hagaajinta habsami u socodka hawlaha warfaafinta qaranka, oo dhexmaray Wasiiradda Warfaafinta heer Federaal iyo dawladaha xubnaha ka ah Federaalka Soomaaliya. Kulankii 3-da maalmood ahaa ee ay Wasiiraddu ku yeesheen Magaalo madaxda dalka ee Muqdisho , waxay si qoto dheer iskula falanqeeyeen wanaajinta xiriirka wadashaqeyn ee ka dhexeeya…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Taliyeyaasha Ugu Muhiimsan Ciidanka Xooga Dalka Somalia Ku Wada Taxay Hal Qabiil oo Somalida ah (Akhriso Xilalka iyo Magacyada)

Muqdisho 10. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa mudooyinkii dambe waday isbadalo lagu sameenayay taliyaasha Ciidanka dowlada , waxa uuna Madaxweynaha xil ka qaadis ku sameeyay Taliyaal hore halka uu magacacaabay Taliyaal cusub.   Marka si hoose loo fiiro Taliyaasha la magacaabay waxaa u badan hal qabiil oo katirsan Beel weynta…

Read More

Afrika: Marka Qiimaha Shidaalku jabo Waxay Hoos u Dhigaan Miisaaniyada Millateriga

Addis Abbaba 10. May 2017 (SDN/QJ):- Ugu dambayntii waxaa hoos u dhac ku yimid kharashka ay dawladaha Afrikaanku u isticmaalayeen adeegyada milateriga sanadkii ina dhaafay ee 2016 ka dib arkii uu kharashkaasi kor u soo kordhayey mudadii tobanka sanadood ahayd ee u dambaysay, sida ay baahisay hay’adda la socota arimaha miisaaniyadaha dalalkacaalamku ku bixiyaan dhanka…

Read More

WFP oo Heshay 10 Million oo Doolar oo ay Wax kaga Qabanayso waxyeeladii Abaarta Bariga Afrika

New York 10. May 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda cuntada iyo beeraha ee WFP ayaa Dalka denmark ka heshay dhaqaale gaadhaya US $ 10.7 Milion kaas oo loogu talogalay inay wax kaga qabato dhibaatadii ay abaartu ku reebtay dalalka ku yaalla Gobolka Afrikada Bari. dhaqaalahan waxaa wax loogu qabanayaa dadkii ay abaartu raadka xun ku yeelatay ee…

Read More

“Askarigii Isbaaro dhigtaa Wiilashayda ka mid maaha, Tiir baana sugaya..” Madaxweyne Farmaajo & Khudbadda Safarkiisa Afgooye DAAWO

Afgooye 10. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa Khudbad uu arrimo kala duwan oo dhawr ah iyo hoggaamintiisa 4-sano ee xilka loo doortay kaga hadlay ka jeediyey degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose oo uu Safar dhinaca dhulka ah ku tegay, waxaanu sheegay in Tallaabo laga qaadi doono Askari kasta oo…

Read More