Waxgaradka Iyo Madax-dhaqameedka G.Sanaag Oo Si Adag Uga Hadlay Qorshe Xukuumadda KULMIYE Ku Doonayso Inay Guriga Kaga Saarto Qoyska Gudoomiyihii Hore Ee Baanka Somaliland DAAWO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka gobolka Sanaag oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Ceerigaabo ayaa kulan ay maanta iskugu yimaadeen waxay si adag uga hadleen qorshe ay xukuumaddu ku doonayso inay guriga kaga saarto qoyska gudoomiyihii hore ee Baanka Somaliland ee geeriyooday Cabdiraxmaan Ducaale Daanbir. Waxaana ay madax-dhaqameedkani sheegeen inaanay marnaba aqbalayn…

Read More

Kulan looga hadlayay Amniga oo ka dhacay Muqdisho iyo Taliyaal kala duwan oo ka qeyb galay

Muqdisho 13. May 2017 (SDN/QJ):-Waxaa maanta xarunta gobolka Banaadir lagu qabtay kulan muhiim ah oo looga arinsanayay amniga iyo xasilinta Caasimada , xili maalmihii lasoo dhaafay faraha ka baxayay amaanka magaalada Muqdisho. Waxaa ka qeyb galay kulankan Taliyaha ciidanka Milatariga Soomaaliya, Taliyaha booliiska qeybta gobolka Banaadir, Saraakiil katirsan ciidanka Nabad sugida iyo Milatariga, Taliyaal katirsan Ciidanka…

Read More

Madaxtooyada Somaliland oo Sharaxday 19% Saamiga ah ee Itoobiya laga Siiyay Dekeda Berbera

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):Madaxtooyada Somaliland ayaa sharaxaad ka bixisay hadal uu yidhi wasiirka ganacsiga Somaliland Dr. Cumar Shucayb oo uu ku sheegay in Itoobiya dekedda Berbera laga siiyay saami dhan 19% oo aanu sharaxin. Afhayeenka madaxtooyada Somaliland Xuseen-deyr oo u waramay agaasimaha HCTV Maxamed Cabdi Ilig, ayaa sheegay in saamigaas 19% ah ee Itoobiya…

Read More

War Murtiyeedkii Shirkii London oo Ku baaqay in Ahmiyad Gaar ah la Siiyo Wada Hadalka Somaliland Iyo Somalia

London 13. May 2017 (SDN/QJ):- War-murtiyeed laga soo saaray shirkii London ee loo qabtay dawladda Somaliya, ayaa ku baaqay in la xoojiyo oo la dardar geliyo wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. War-murtiyeedka oo ka kooban 31 qodob, oo khuseeya dawladda Somaliya, ayaa waxa ku jira hal qodob oo ah qodobka 24aad oo ah baaq lagu xoojinayo…

Read More

“Waa Ayaa-daro In Agoontii Marxuum Cabdiraxmaan Ducaale Dibadda Loo Tuurayo…” Sheekh Aadan-Siiro + DAAWO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcihii Shalay kaga hadlay isla-markaana faahfaahiyey dhibaatooyinka Aakhiro iyo Adduunkaba ka dhasha DULMIGA lagula kaco Dadka Jilicsan. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu si gaar ah khudbaddiisa ugaga hadlay Agoontii uu ka tagay Alle ha u naxariistii Guddoomiyihii hore ee Baanka dhexe ee Somaliland…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Xadhigga Ka Jaray Xafiis Cusub Oo Xisbigu Ka Furtay Degmada 31ka May ee Hargeysa

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa xadhigga ka jaray xafiis cusub oo xisbigaasi ka furtay degmada 31ka May ee magaalada Hargeysa. Guddoomiye Cirro oo ay wehelinaayeen siyaasi Jaamac Hilaac, Siyaasi Baashe Yuusuf Axmed, Xoghayeyaal ka soo jeeda deegaankaas iyo weli ba sida oo kale saraakiil…

Read More

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu Horkacayay oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

Muqdisho 13. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa saakay magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayay, kadib markii magaalada London uga soo qeyb galeen shir looga hadlayay arimaha Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowlada Soomaaliya oo isugu jiray Wasiiro, Xildhibaano…

Read More

“Daahir Rayaale wuxuu ahaa Muwaadin xalaal ah oo dalka u tudhaya,Waxayse Xukuumadina Wadaa Meesha Shilin yaan Lagaga Tagin”Siyaasi Cabdi Haybe

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo ka mid ah Siyaasiyiinta dalka, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa dhaliilo culus u soo jeediyey Xukuumadda, waxaanu sheegay in mudadii uu Xisbiga Kulmiye taladda dalka hayey aanay dalka u tudhin. Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo…

Read More

Dadka u Dhashay Somaliland ee ku Nool Muqdisho oo  Dalbaday Diyaarado ay Kaga Baxaan Soomaaliya DAAWO

Muqdisho 13. May 2017 (SDN/QJ):- Dadweyne  reer Somaliland ah  ee aaminsan mabda’a Soomaali weyn ee degan Muqdisho, ayaa  ka gadooday sarkaal dawladda  Soomaaliya u shaqeynayay oo  la odhan jiray Maruxum- Mursal Cumar Cismaan oo ka soo jeeda Somaliland  oo habeenimadii Salaasadii ee todobaadkii tegay uu askari ka tirsan nabadsugida Soomaaliya ku dilay Magaalada Muqdisho. Shirjaraa’id…

Read More

“Waddankan (Somaliland) Waxaa Boobaya Afar Dillaal Oo Cado-Qaatayaal Ah,Oo Uu Kow Ka Yahay Ninkan La Magac Baxay Baashe Moorgan” DAAWO

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Jaamac Yuusuf Sahal oo ka mid ah da’yarta aqoonyahanka Somaliland ayaa si adag uga hadley wareejinta ay xukuumadda KULMIYE ku wareejisey maamulka dekedda Berbera. Siyaasigan ayaa farta ku fiiqay xubno uu ku tilmaamay inay duul ku yihiin boobka hantida Umadda,waxaana uu ka dhawaajiyey in maxkamadd lasoo hor taago Safiirka Somaliland…

Read More

Khudbad Wasiir Yuusuf Garaad Shirkii Soomaaliya & Caalamka ee London Ka Jeediyey London

London 13. May 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar, ayaa Khudbad uu ka jeediyey Shirkii Soomaaliya London loogu qabtay ee gelinkii dambe ee Khamiistii  la soo gebo-gabeeyey, ku sheegay inay Xukuumadda uu ka midka yahay ay ka go’an tahay ilaalinta Xuquuqda Carruurta, Haweenka, Dadka laga tirada badan yahay, la-dagaallanka Musuqmaasuqa, dhismaha Laamaha dawladda,…

Read More

Guddoomiye Ku-xigeenkii Ururka NOW oo Iscashay, Su’aala Gelisay Inay KULMIYE ku sii Jirayso

Hargaysa 13. May 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiye Ku-xigeenkii Ururka Haweenka Qaranka Somaliland ee NOW, Yurub Abiib Cabdi,   ayaa sheegtay inay gabi-ahaanba iska casishay xilkii iyo xubinimadii ururkaas, waxaanay u mahadcelisay xubnaha ururka ee xilligii ay xilkan u tartamaysayna u coddeeyay. “Waxaan halkan  ka shaacinayaa inaan iska casilay xilkii aan u hayay ururka haweenka qaranka ee NOW iyo…

Read More

Wariye katirsanaa Raadiyaha iyo Telefishinka Qaranka oo goordhaw Geeriyooday

Muqdisho 13. May 2017 (SDN/QJ):- Waxaa saakay magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayay, kadib markii magaalada London uga soo qeyb galeen shir looga hadlayay arimaha…Allaha u naxariistee waxaa goordhaw Isbitaal kuyaala magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ku geeriyooday Wariye Maxamed Maxamuud Macalin (MM Macalin) oo katirsanaa…

Read More

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo Qaado Sharaf Ku Maamuusay Weftigii Imaaraadka ee Maanta Ka Qayb Galay Xaflada ay Shirkada DPW Kula Wareegtay Dekeda Berbera DAAWO

Berbera 11. May 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa Maanta Magaaladda Berbera Gaar ahaan xarunta madaxtooyadda ee  Berbera Waxa uu Qado Sharaf ugu Sameeyay Weftigii Ka Socday Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ee Ka Qayb galay Daahfurka La Wareegista rasmiga ah ee Shirkada DPW ay Ku hanatay Maamulka Dekeda Magaalo Xeebeedka Berbera.

Read More

Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland Mr.Cadami Oo Ka Hadley Askar Cabasho La Xidhiidha Sicir Bararka ula Tagay Golaha Wakiilada

Hargaysa 11. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, ayaa ka hadlay Ciidamo la sheegay inay ka gadoodeen sicir bararka baahsan ee dalka ka jira, oo tilmaamay in Mushaharkii ay qaadanayeen aanu waxba u taraynin, maceeshad qaaliyoowday awgeed. Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Axmed Xaaji Cali Caddami, oo Wargeyska Geeska Afrika ugu horeyn wax…

Read More

Global Trade Enabler Dp World MARKS START OF CONCESSION IN Somaliland $442 Million Project To Develop Port Of Berbera Underway

Dubai, United Arab Emirates, 11 May, 2017: Global trade enabler DP World hascelebrated its 30-year port concession for the management and development of a multipurpose port project at Berbera, Republic of Somaliland which started on 2 March 2017. H.E. President of the Republic of Somaliland, Ahmed Mohamed Mohamoud and DP World Group Chairman and CEO…

Read More

“Wada hadallada bilowday ee Somaliland, waxaa rajeyneynaa inay noqdaan wada hadalo midho dhal ah, wax tar leh, Somaliland cabashadeeda la dhageyso, si ay u soo baxdo midnimo” Raysal Wasaare Xigeenka Dawlada Federaalka Somalia DAAWO

London 11. May 2017 (SDN/QJ):-Raysal Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya, Khadar Guuleed ayaa ka hadlay wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya: “Wada hadallada bilowday ee Somaliland, waxaa rajeyneynaa inay noqdaan wada hadalo midho dhal ah, wax tar leh, Somaliland cabashadeeda la dhageyso, si ay u soo baxdo midnimo wada jir ah oo Soomaaliyeed taam ah, taas ayuu Madaxweynuhu nagu…

Read More

Qaabkii uu Maanta Ku Furmay Shirkii Looga Hadlayay Arrimaha Somalia ee Ka Qabsoomay Magaaladda London ee Dalka Ingiriiska DAAWO

London 11. May 2017 (SDN/QJ):- Magaalada London waxaa lagu soo gabagabeeyay shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaaliya oo ay marti gelineyso dowladda Britain. Madaxweyne Farmaajo, wasiirka arrimaha dibeda ee UK iyo xoghayaha guud ee QM ayaa si wadajir ah shir jaraaid u qabtay gebagebadii shirka. Farmaajo ayaa u mahadceliyay hoggaamiyeyaasha caalamka iyo qurbo joogta Soomaaliyeed oo…

Read More