Soomaalida iyo Canfarta Itoobiya oo heshiis gaaray
Jigjiga July 19, 2024(QJ)-Madaxweynayaasha dowlad deegaanka Soomaalida iyo Canfarta ee dalka Itoobiya ayaa ku dhawaaqay in heshiis rasmi ah laga gaaray colaaddii muddada dheer u dhaxeysay labada gobol. Wadahadalo maalmihii lasoo dhaafay u socday madaxda maamul goboleedyada ayaa lasoo gebagebeeyey gelinkii dambe ee shalay, iyadoo lagu kala saxiixday heshiis rasmi ah oo lagu joojinayo colaadaasi…
