Nin u dhashay Iran oo si weyn u Shabaha amase u eeg Ciyaar Yahanka Messi iyo Warbaahinta oo Hadal haysa

Tehran 30. April 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta Caalamka gaar ahaan kuwa ciyaaraha xiiseeya ayaa si weyn u hadal haya nin u dhashay dalka Iran oo si weyn muuqaalkiisu u shabaho ciyaaryahanka dunida caanka ka ah ee Lionel Messi. Wakaaladda wararaka Mehr ee laga leeyahay dalka Iran ayaa soo bandhigtay sawirada iyo Muuqaalka Riza Perestes oo u…

Read More

Warbixin Laga Diyaariyey Lammaane 69 Sannadood Is-Qabay Oo Mar Wada Dhintay Iyaga Oo Gacmaha Is-Haysta

Illinois 30. April 2017 (SDN/QJ):- Lamaane 69 sano is qabay oo degganaa gobolka Illinois ee dalka Maraykanka, ayaa isku saacad geeriyooday; sida ay Qoyskoodu u sheegeen Warbaahinta Maraykanka, kuwaas oo u dhalasho ahaan ka soo jeeday dalka Arjantiin. Isaac Vatkin oo 91 jir ah, ayaa gacanta hayay Xaaskiisii Teresa oo 89 jir ahayd markii ay…

Read More

”Baayac Mushtarigu Waa Xor Waxaanan u Yeedhaynaa Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta” Gudoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda Somaliland Xildhibaan Cumar Sanweyne ayaa ka hadlay in Shirkad Gaar ah lagu wareejinayo adeega korontada ee dalka. Hadalka Gudoomiyaha Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladda ayaa ka danbeeyay Cabasho ay Gudidiisa u Gudbiyeen Shirkado ka Mid ah Kuwa adeega Korontada bixiya.

Read More

“Runtii Waxa Dhacday Markii Aanu Maxakamadii Is Nidhi Aad Ka Baxdaan In Ciidamadu Ay Weerar Soo Qadaan Oo Ay Rasaas Badan Rideen, Qori Dabadii Ay La Dhaceen Xubnihii Hoggaanka WADDANI” Xoghaye C/rasaaqa Khaliif

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Maaliyada ee Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI  C/rasaaq Khaliif ayaa ka haddlay falkii saaka ka dhacay maxakamada gobolka Maroodijeex ee magaalada Hargeysa, ka dib markii ay ciidan ka tirsan booliska Somaliland ay weerar ku soo qadeen mid kamid hoolasha Maxakamada, kaas oo  ay markaa  ka socotay dhegaysiga dacwada laba…

Read More

”Ilaalinta Boqortooyada Sucuudiga Waxaa Nagaga Baxa Dhaqaale aad u Badan”Madaxweyne Donald Trump

Washington 29. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Trump ayaa dhaliilay heshiiska difaaca ee Maraykanku uu kula jiro boqortooyada Sacuudi Carabiya wuxuuna sheegay in uu yahay mid hal dhinac u janjeedha oo Sacuudiga dan u ah. Wakaaladda wararka ee Reuters ayuu u sheegay in Sacudigu uu maraykanka ula dhaqmayo si aan dhexdhexaad ahayn, sababtana wuxuu ku sheegay in Maraykanka…

Read More

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Soo Kormeeray Qaadashada Kaadhka Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha Doorashada oo Ka Bilaabmantay Gobalka Saaxil DAAWO

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa saaka kormeer uu ugu kuur-galaayey qaabka ay u socoto qaadashada kaadhka diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha doorashada Somaliland ee gobalka Saaxil ku soo maray guud ahaan goobaha laga qadaanayo kaadhka diiwaan-gelinta ee magaalada Berbera. Kormeerkan oo guddoomiye Cirro ay ku wehelinaayeen Marwada Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI…

Read More

Madaxweynaha Oo Kormeer Ku Tegay Garoonka Kubadda Cagta Ee Hargeysa Stadium Oo Dhakhaatiir Imaaraadka Carabta Ka Socday Ay Ka Wadaan Gargaar Caafimaad SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta kormeer ku tegay garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium oo ay gargaar caafimaad ka wadaan dhakhaatiir Imaaraadka carabtu u soo diray Somaliland, kuwaasi oo maalmahanba ka waday daaweynta iyo shaybaadho dadkii is-diwaangeliyey ee nasiibka u yeeshay inay noqdaan dadka sida tabarucaadka…

Read More

Xildhibaano Rayte Oo La Filayo Inuu Ka Baxo Xisbiga WADDANI Iyo Halka Uu Ku Biirayo Oo Xogo Kasoo Baxayaan

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) oo ka tirsan xisbiga Waddani, ayaa la filayaa inuu si rasmi ah iskaga casilo xubinimadii guddiga fulinta iyo golaha dhexe ee xisbigaas Waddani. Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo uu weli xildhibaanku ku cadeeyay jiritaanka warkan, haddana warar uu Geeska Afrika helay ayaa xaqiijinaya in…

Read More

Muuqaal Sir Ah Oo Laga Duubey Markii Ay Saaka Ciidamadu Jidh-Dilka U Geysteen Siyaasi Cabdillaahi Daamur

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):-Iyada oo maanta Ciidamada Booliska Somaliland, ay xabsiga u taxaabeen Siyaasi Cabdillaahi Daamur oo ka mid ah hoggaanka Xisbiga WADDANI iyaga oo sida oo kale na jidh dil xooggan u geystay xoghayahii garabka dhallinyarada heer qaran ee Xisbigaasi Aftax Siciid Jaambiir xili ay Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ay u joogeen dhageysiga dacwadda…

Read More

Ciidamada Booliska Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Siyaasi Cabdillaahi Daamur+Jidh Dil Xooggan u Geystay Xoghayaha Garabka Dhallinyarada WADDANI

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa goor-dhaweyd xabsiga u taxaabay Siyaasi Cabdillaahi Daamur oo ka mid ah hoggaanka Xisbiga WADDANI iyaga oo sida oo kale na jidh dil xooggan u geystay xoghayahii garabka dhallinyarada heer qaran ee Xisbigaasi Md.Aftax Siciid Jaambiir xili ay Maxkamadda gobalka Maroodi-jeex ay  u joogeen dhageysiga dacwadda siyaasiyiin…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Dhanbaal Tacsi ah u Diray Qoysaskii ay Ka Baxeen Laba Marxuun oo Wasaaradda Warfaafinta ka Shaqaynayay oo Geeriyooday

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Fanka iyo suugaanta, hawl-wadeennada iyo shaqaale-weynaha Wasaaradda Warfaafinta, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga somaliland ee ay ka baxeen Alle ha u naxariistee Marxuum Rashiid Balluu…

Read More

Mid ka Mid ah Foolaadkii Fanka Somalida Shamaca u Shiday oo Hargaysa Ku Geeriyooday Waa Marxuun Rashiid Balluu Ibraahin DAAWO

Hargaysa 29. April 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Magaaladda Hargaysa Ku Geeriyooday Alle ha u Naxariistee Fannaan Rashiid Balluu Ibraahin oo Nus Qarnigii u danbeeyay Ku Jiray Saaxada Fanka Somalida Isagoo Shaqadiisii ugu horaysay ka Bilaabay Idaacadda Radio Hargaysa oo uu ila hada oo Xaqu u Yimid ka Shaqaynayay. Marxuun Fanaan Hal Abuur Rashiid Balu Ibraahin Iyo Halgankii…

Read More

Sheekh Xasan Daahir Aways oo Dawlada Somalia Maxbuus Guri u ah oo Si Xeel dheer uga Hadlay Urur Diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq DAAWO

Muqdisho 28. April 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Xasan Daahir Aways oo hore uga Mid ahaa Kooxda Alshabaab Laakiin Markii danbe ka goostay isuna dhiibay dawlada federaalka Somalia ee uu Hogaaminayay Madaxweynihii Hore ee Somalia Xasan Sheekh ayaa Muuqaal laga soo duubay Wuxuu si faahfaahsan uga hadlay Urur Diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq. Sheikh Xasan Daahir Aways…

Read More

“Waar Muusow Madaxweynihii Waan Ka Tagee Awoodiisa Ku Shaqayso, Waliba Carabka Waan Ka Dhawrayaa Oo Odhan Mayo Dagaalkii Sokeeye Adigaa Ridayee ” Hogaamiye Xirsi oo Madal Il Yartu is qabatay Kula Garnaqsaday Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Boorama 28. April 2017 (SDN/QJ):- Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa qudbad uu ka jeediyey xaflada Furitaanka Kaadh Bixinta Cod Bixiyayasha ee Shalay Boorama ka dhacday Waxaanu kaga hadlay arimo badan isaga oo inta badan awooda saaray sidii uu ugu jawaabi Lahaa Murashax Muuse Biixi oo madasha fadhiyey. Ugu horayn Xirsi Cali waxa uu ganafka ku…

Read More