Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Somaliland Oo Midowga Yurub U Ballan-qaaday In Aanay Doorashadu Mar Kale Dib U Dhicin Iyo Arrimaha Kale Ee Ay Kala Hadleen
Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland, ayaa Shalay kulan Albaabadu u xidhan yihiin la yeeshay Safiirka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Veronique Lorenzo, taasi oo Safar ku timid Hargeysa. Safiirka Midowga Yurub ee Somaliland iyo Soomaaliya, oo Somaliland u timid inay ka qayb-gasho Xafladda uu Komiishanka Doorashooyinku ku daah-furay…
