Guddida Abaaraha Heer Qaran Iyo Wasaaradda Caafimaadka Oo Fariimo U Diray Bulshada Somaliland Iyo Culimada Dalka Si Looga Hortago Xanuuno Ka Dhasha Biyo Fadhiisimada SAWIRO/DAAWO
Hargaysa 28. April 2017 (SDN/QJ):- Shir ay maalmihii u danbeeyey Madaxweyne ku xigeenka, iyo Guddida Abaaraha ee heer qaran ku lahaayeen Qasriga Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagaga hadlaayey sidii taakulo loo gaadhsiin lahaa dadka ay abaaruhu tabaaleeyeen. Ka dib markii uu shirkaasi soo dhamaaday waxaa Warbaahinta la hadlay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh…
