Waayihii Nololeed & Faneed ee Alle ha u Naxariistee Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf oo Xaqu ugu Yimid Dalka Sweden
Sweden 20. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Shalay Ku Geeriyooday Waddanka Sweden Ilaahay Naxariistiisa Jano Ha ugu Deeqee Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf oo Ka Mid ah Foolaadkii Shamaca u Shiday Fanka Somalida Isagoo Mudooyinkii u danbeeyay Marxuunku Xaalad Caafimaad ugu Jiray Cisbitaal ku yaala Caasimada Sweden ee Stockholm Ilaa uu Xaqu u Yimid. Alla haw naxariistee wuxuu…
