Nin Jidhkiisa Laga Soo Saaray Dhagax Miisaankiisu Yahay 1.36 Kg !
Delhi 20. April 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay Dalka Hindiya ayaa galay Qaliin lagaga soo saarayay Dhagax ku jiray oo ka samaysnaa Maaddada Calcium, dhagaxan ayaa waxa uu ku samaysmay Kaadi haysta ninkani waxa aanay dhakhaatiirtu ku sheegeen Miisaanka dhagaxan inuu ahaa 1.36 Kg. Ninkan oo la yidhaahdo Mahesh Patil da’diisuna tahay 49 jir ayaa…
