Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI oo Madaxtooyada Ku Eedeeyey Xadhiga Siyaasiyiinta WADDANI DAAWO
Hargaysa 22. April 2017 (SDN/QJ):-Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Md.Maxamed Cabdillaahi Uurcadde, ayaa Madaxtooyada Somaliland la xidhiidhiyey xadhiga siyaasiyiinta ka tirsan Xisbigaasi ee muddooyinkii dambe ku xidhnaa saldhiga dhaxe ee Hargeysa, waxaana uu tilmaamay in xadhiga siyaasiyiintaas ay ka dambeyso Madaxtooyada Somaliland isaga oo digniino adag u diray isla mar ahaantaana sheegay in aanay aqbaleyn in…
