Xuutiyiinta Yemen Oo Aaska Maydadkii Reer Somaliland Ee La Xasuuqay Shuruud Uga Raadinaysa Maamulka Xamar Iyo Xukuumadda Somaliland Oo Aan Kaba War Hayn

Sana 18. April 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Xuutiyiinta dalka Yemen ayaa si loo aaso maydadka dadkii Soomaalida ahaa ee u badnaa reer Somaliland ee badda Cas diyaaradda Hilokobtarta ahi ku xasuuqday si loo aaso waxa ay shuruud u direen maamulka Muqdisho ee Soomaaliya iyada oo aanay xukuumadda Somaliland arrinkaasi horena wax war ah oo cad uga…

Read More

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo u Dabaal Degaya Guusha uu Ka Gaadhay in Awooda Dalkaasi ay Gacantiisa Soo Gasho & Qodobada Awooda Dheeraadka ah Siiyay DAAWO

Ankara 18. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa  Ka Hadlay Aftidii Axadii loo Qaaday Wax ka bedel lagu Sameeyo Distoorka dalkiisa oo Awoodo dheeraad ah Siiyay . Madaxweynuhu Wuxuu Shir Gudoomiyey Kulan ay Yeesheen Golaha xukuumadda dalkiisu ka dib markii uu Ku Guuleystay aftidii loo qaaday wax ka bedelka dastuurka  ee Axaddii shalay ka…

Read More

Wiil Yar oo 18 Jir ah oo Maxkamad lagu Soo Taagay Kadib Markii uu Dameer Dhirbaaxay DAAWO

Ohio 18. April 2017 (SDN/QJ):- Wiil 18 jir ah oo lagu magacaabo Lukas Dietrich ayaa xabsiga loo taxaabay, kadib markii lagu eedeeyey in uu xayawaan kula kacay fal arxan darro ah dalka Maraykanka. Wiilkan ayaa loo diiwaangeliyey baadhitaanka dacwad ah in uu wejiga ka dhirbaaxay dameer ku nool beer ku taalla gobalka Illinois ee dalkaas….

Read More

Shirkada Facebook oo Soo Bandhigtay Tilmaamo Dadku Ku Garan karaan Wararka Beenta ah ee Shabakadooda Lagu Baahiyo

Washington 18. April 2017 (SDN/QJ):- Dadaalladii ugu dambeeyey ee Facebook uu ku doonayo in uu xakameeyo wararka been abuurka ah ee lagu faafiyey barkulankooda bulshada ayaa ahaa talooyin toban ah oo ay shirkaddan Maraykan dhowaan u jeedisay macaamiisheeda si ay uga caawiyaan garashada wararka been abuurka ah. Dhinaca kalana Facebook waa uu suurtogeliyey in macaamiishiisa…

Read More

Ilmaha Carruurta Adduunka Ugu Buuran Oo Noqotay Gabadh Yar Oo Sideed Bilood Jirtay !

Banjab 18. April 2017 (SDN/QJ):- Chahat Kumar waa gabadh yar oo u dhalatay Dalka Hindiya, waxaanay noqotay Ilmaha yar ee ugu buuran Adduunka waayo?, Waxa uu miisaankeedu noqday 17.2Kg iyada oo jirta Muddo 8 bilood ah oo kaliya, miisaanka xad dhaafka ahna waxay kala kulantay dhibaatooyin Caafimaad oo ay ka mid tahay Neefsashada oo ku…

Read More

Xubno Baarlamaanka Ingiriiska Ah Oo Codsaday In Xaaska Madaxweyne Bashaar Al-Asad Dhalashada Laga Xayuubiyo !

London 18. April 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka tirsan Baarlamaanka Dalka Britain ayaa soo bandhigay go’aan cusub oo ah in Xaaska Madaxweynaha Dalka Suuriya ee la yidhaa Asma Al-akhras laga qaado dhalashada Dalkaasi Britain ee ay sidato. Wargayska Sunday Times oo kulan la yeeshay mid ka mid Baarlamaanka Dalkaasi Britain oo magaciisa la yidhaahdo Naadim Zahawi…

Read More

Isbedelka Cimiladda oo Ka Mid Noqday Sababaha Keena Cudurka Macaanka ee Dunnida Faraha baas ku haya

Hargaysa 18. April 2017 (SDN/QJ):- Muddo dheer ayaa ay culimada ku xeeldheer cimiladu ka digayeen in kor-u-kaca heerkulka adduunku uu saamayn khatar ah ku yeelanayo caafimaadka qofka, gaar ahaan isbeddelka cimilada oo lagu xidhiidhinayo cudurro badan o oaan dawo lahayn iyo nafaqo darro in uu keeni karo. Cilmibaadhis tijaabadeeda la waday intii u dhexeysay 1996-kii…

Read More

‘’Hadii Abuurta Alle aad Doonayso Si Yar u eeg Aragtiyaha Bulshada ee Facebook iyo Waxyaabaha kala duwan ee lagu arko !!!

New York 18. April 2017 (SDN/QJ):- Facebook oo ka mid ah baraha bulshada waxa uu qeyb ka noqday nolosha aadanaha. Dad ayaa kugu soo darsanaya Facebook, kuwa ayaa ku soo daba-galaya, kuwa xanibaad ayey muteystaan, kuwa iskood ayey uga baxaan saaxiibtinimada bugga ah, kuwa ayaa iska barta, kuwa ayaa iska shukaankada, kuwa ayaa iska guursada,…

Read More

Wasiirka Madaxtooyada Oo Sharaxaad Ka Bixiyey Kulan Ay Weftigii Xukuumaddu La Yeesheen Guddida Nabadgalyada Gobolka Sool SAWIRO

Laascaanood 17. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo hoggaaminaya Wefti ballaadhan oo ka socdaty Dawladda, oo ku sugan gobolka Sool ayaa sharaxaad ka bixiyey kulan ay la yeesheen guddida nabadgalyada gobolkaasi.   Wasiirka ayaa sheegay in kulankaasi uu ku saabsanaa meel marinta go’aamo ay ka soo sareen  Colaada ka…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Hargeysa Ku Yeeshay Kulan Hawleed Laga ga Hadlaayey Ololaha Doorashada Madaxtooyada ee Xisbigaasi+SAWIRO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):-Kulan hawleed uu xisbiga WADDANI ku falan-qeynaayey siyaabaha kala duwan ee fariimaha iyo barnaamij siyaasaddeedka xisbigaasi loo gaadhsiin karo guud ahaan shacabka Somaliland iyo weli ba sida oo kale u diyaar garowga ololaha doorashada Madaxtooyada ee fooda inagu soo haysa daba-yaaqada sanadkan, ayaa maanta ka qabsoontay hotel Ambassador ee Hargeysa. Kulankan…

Read More

Ra’iisul Wasaaraha Somalia iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada oo warbixino ka dhageystay Guddiga Gurmadka Abaaraha SAWIRO

Muqdisho 17. April 2017 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Madaxda Maamul Gobolleedyada, Puntland, Jubbaland, Koonfur-Galbeed, , Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa kulan gaar ah la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha, waxana ay warbixino la xiriira wax yaabihii u qabsoomay ay siiyeen madaxda. Sheekh Nuur…

Read More

Maxaa Colaada Suuriya Ka Dhigay Mid Daba dheeraataa oo Xalkeeda aan La Hayn, Qaanuunka Caalamiga ahi Muxuu ka Qabaa Adeegsiga Hubka Kimikada ah? C.laahi Moscow, Garyaqaan Guuleed Daafac, & Farxaan Xasan DHAGAYSO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Dhawrkii Sannadood ee u Danbeeyay Waxaa Dalka Suuriya Ka Taagan Dagaal Sokeeye oo Riiqdiisu aad u daba dheeraatay, Waxaa Dirirta ka Oogan Suuriya ay ka dhalatay Kacdoonkii la baxay Gu’gii Carabta ee Ka Soo Bilowday Waddanka Tuuniisiya,Masar ka Qarxay, Liibiya Dhulka la Simay una Kaas oo Ku banjaray Dalka Suuriya…

Read More

“Ma Maqlin Annagu Waxaa ee Social Mediaha uun baa laga Sheegay Dad Ku leh Waxaan nahay Saadicuuna bil-xaq waa Takfiirigii hore,Dagaal ma galayno leh Urur Siyaasadeedna ma Doonayno inaan noqono’’ Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle DAAWO

Jabuuti 17. April 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Saab oo wareysi la yeeshay madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxa uu weydiiyay ururka cusub ee la magac baxay Al-saadicuuna Bil-xaq in uu ka jiro dalkiisa iyo inkale. “Ma maqlin annagu waxaa ee Social Mediaha uun baa laga sheegay dad ku leh waxaan nahay Saadicuuna bil-xaq…

Read More

Urur Diimeedka Cusub ee Al Saadicuuna Bil Xaq oo Soo Bandhigay Mawqifkooda Dhabta ah,Kana Falceliyey Dareemada Kaga Soo Noqday Shacabka Iyo Culimadda Kana Hadlay Shakhsiyaad Hargaysa Ku Xidhan, Iyo Siday u Arkaan DAAWO

Muqdisho 17. April 2017 (SDN/QJ):-Ururka cusub ee la magac baxay Al-saadicuuna Bil-xaq ayaa Bayaan ay Soo Saareen Waxay kaga hadleen eedaymaha loo Jeediyey Ururkan,Waxay Sheegeen in Ujeedadoodu tahay Sidii Bulshada Somalida ay u Gaadhsiin lahaayeen Wanaaga diinta Islaamka. Sarkaal u hadlay Urur diimeedka Al Saadicuuna Bil Xaq ayaa sheegay in Waxyaabaha laga faafinayo Ururkoodu uu…

Read More

Awlaadii uu ka Tegay Gudoomiyihii u Horeeyay ee Ururkii SNM Marxuun Axmed Jimcaale oo Cabasho ka Muujiyey Falal Guracan oo ay kala Kulmeen Maayarka Hargaysa DAAWO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Laba Nin oo uu dhalay alle ha u naxariistee Marxuun Axmed Jimcaale oo ahaa Gudoomiyihii u horeeyay ee Ururkii SNM ayaa Cabasho Xoogan ka Muujiyey Cago juglayn uu ku hayo Maayarka Caasimadda Hargaysa kadib markii dhul ay lahaayeen oo ay Sharciyadiisii wataan marba qolo la siiyey Waxa uu Sheegay Wiil…

Read More

Cali Khaliif Galaydh Oo Ku Dhawaaqay Inaan Khaatumo Oo Keliya Heshiis La Geli Karin Xukuumadda Somaliland Ee Wada-hadalladu U Socdaan & Shir Uu Iclaamiyey

Buuhoodle 17. April 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh, ayaa sheegay in Kooxdiisa oo keliya aanay gaadhin karin Go’aanka kama dambaysta ah ee Wada-hadallada u dhexeeya Xukuumadda Somaliland. Cali Khaliif Galaydh, wuxuu sheegay inay diyaar u yihiin Shirweyne ay kaga qayb-galayaan Hal-doorka Beelaha Khaatumo, kaasi oo lagaga Wada-hadlayo waxa lagula…

Read More

Xisbiga WADDANI Oo Su’aalo Xujo ah Hor Dhigey Taliska Guud Ee Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Komishanka Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 17. April 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Cantar oo kamid ah mas’uuliyiinta sar-sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo shir jaraa’id ku qabtey xarunta ee xisbigaasi ee magaalada Hargeysa ayaa eedaymo badan usoo jeediyey Taliska Ciidanka Booliska Somaliland kuna eedeeyey inaanay dhex ahayn,sidoo kalena waxa uu guddiga Komishanka doorashooyinka qaranka ugu baaqay inay daaha…

Read More