Midowga Yurub oo Walaac Xoogan ka Muujiyey Qorshe ay Sheegeen inuu Ruushku Ku Mijo Xaabinayo
Moscow 06. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka Midowga Yurub, Frans Timmermans ayaa madaxweynaha dalka Ruushka ku eedeeyey in uu wado qorshe uu doonayo in uu dawladaha Yurub ku dhiirrigeliyo sidii ay uga bixi lahaayeen EU-da, si uu u furfuro Midowga Yurub oo uu Putin doonayo in uu saaxadda ka baxo. Frans Timmermans oo khamiistii…
