Maayar-ku-xgeenka Hargeysa oo London Kulamo Kula Qaatay Hoggaamiyeyaasha Ugu Culus UK DAAWO
London 05. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku xigeenka golaha deegaanka ee caasimadda Hargeysa ahna maayar ku xigeenka Caasimadda Md. Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cago-weyne) oo Muddooyinkii u dembeeyey safar shaqo ku joogay wadanka Ingiriiska ayaa waraysi uu Siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da waxaa uu kaga hadlayo waxyaabaha uga qabsoomay safarkiisan oo ka dembeyey martiqaad…
