Guddoomiye Cirro Oo Ka Hadlay Xilliga Uu Caddeynayo Inuu Ka Degayo Xilka Golaha Wakiillada

Berlin 31. March 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo isaga iyo Wefti uu hoggaaminayaa Safar ku marayaan Dalka Jarmalka, ayaa markii ugu horeysay sheegay in marka uu Dalka Dib ugu soo laabto uu Caddeyn doono Xilliga uu ka degayo Guddoomiye-nimada Golaha Wakiillada Somaliland. Guddoomiye Cirro oo Magaalada…

Read More

Baarlamaanka Ingiriiska Oo Laga Akhriyey Cabasho Xukuumaddu Somaliland U Gudbisay & Hay’ad Baadhaysa

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Baarlamaanka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa loo gudbiyey isla-markaana laga hor akhriyey Cabasho Dawladda Somaliland ka gudbisay Xukuumadda Ingiriiska. Mr. Stephen Doughty, oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Ingiriiska, si weyna u taageera Qaddiyadda madaxbanaanida Jamhuuriyadda Somaliland ayaa shaaciyey inuu gaadhsiiyey Xukuumadda Ingiriiska cabasho ay isaga sii marisay Xukuumadda Somaliland. Mr. Doughty oo…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyay Agaasime Guud oo Taariikh Dheer Ku Lahaa Halgankii Xoraynta Waddanka oo Hindiya Ku Geeriyooday

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo kan shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, aqoonyahanka, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Agaasimihii guud ee wasaaradda Gashaandhiga Somaliland, Marxuum Mujaahid Cabdikariim Xaashi Cilmi…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Luuqad adag Kula Hadlay Raysal Wasaaraha Cusub ee Somalia Kana hadlay in Qadiyada Somaliland la dhaafiyo Dooxa Hargaysa DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Dalka dib ugu Soo Laabtay Kadib Socdaal Mudo qaatay oo uu Dalal Dibada ah ku Marayay. Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Ka Hadlay Wada Hadaladii u Socday Somaliland iyo Khaatumo ee Lagu qabtay Magaaladda Jabuuti,…

Read More

Baabuur Siday 9 Reer iyo Xoolahoodii oo Goor dhawayd Ku Qalibmay Deegaanka Hudisa

Berbera 31. March 2017 (SDN/QJ):- Gaadhi Siday Ilaa Sagaal Reer Iyo Xoolahoodii Ayaa Lasoo Sheegayaa Inuu Ku Dhacay Duleedka Magaalada Hudisa Gaar Ahaana Deeganka Ina Nuur Afwayne Nin Kamid Ahaa Dadkii Gaadhi Saarnaa Oo Nala Soo Xidhiidhay Ayaa Sheegay Inay Dadkii Dhaawac Fududi Soo Gaadhay Balse Xoolihii Saarna Ay Gadhi anaaba Bakhtiyeen Waxaa Uu Intaasi…

Read More

8 Qodob Oo Laga Soo Saaray Wada-hadalladii Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo Ee Jabuuti Ku Qabsoomay

Jabuuti 31.March 2017 (SDN/QJ):- Wada-hadalladii Maalmihii u dambeeyay Magaalada Jabuuti uga socday Somaliland iyo Kooxda Khaatumo ayaa laga soo saaray Qodobbo khuseeya Mustaqbalka. Qodobbada ka soo baxay Wada-hadalladaasi oo ka kooban 8 Qodob, kuwaasi oo dhammaantood la isku afgartay. War-murtiyeedka ayaa u qornaa sidan “Waxaa 25 March 2017 ilaa 29 March 2017 ka bilaabmay shir ay…

Read More

Guur-kii dhex maray Jinka iyo Insiga Qiso Dhab ah oo Ka Dhacday Xeebaha Gobolka Sanaag & Mahadhooyinka Ku Lamaan DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Xasan Olol Jaamac waxa uu guursaday gabadh Jin ah oo la yidhaahdo Aamina Suldaan, laakiin Xasan Olol Jaamac waxay qisadani yaabka lihi ku dhacday oo ay la kulantay sannadkii 1948-kii, sheekadaasi Xasan Olol Jaamac marar hore oo dhowr ah ayuu ka sheekeeyey, ka dib markii ay waraysiyo la yeesheen qaar ka…

Read More

Siyaasiga Qunyar Socodka ah ee C.laahi Dareewal oo Ka Hadlay Xiligii Noloshiisa ay ugu Darnayd & Xil uu u Magacaabay Madaxweynihii Geeriyooday ee Somaliland Marxuun Cigaal

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi C/laahi Dirawal oo ka mid ah Siyaasiyiinta Ruug cadaaga ah ee reer Somaliland Waxa uu Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii ay Hogaaminayeen Madaxweynayaashii hore ee Somaliland Sida C.raxmaan Axmed Cali Tuur,Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal & Daahir Rayaale Kaahin.     C/laahi Dirawal ayaa sidan ka sheegay qaybta labaad ee…

Read More

Sheekh Dirrir oo ka Hadlay Bandhiga Fashion-ka Dharka ee Hargaysa Lagu Qabtay DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Sheikh Maxamed Sheekh Cumar Dirrir oo ah Caalim dhinaca diinta aad u yaqaan ayaa ka hadlay Sida ay diinta Islaamku u aragto Bandhigyada Lagu Xayaysiiyo Lebisyada dharka. Hadalka Sheekha ayaa ka danbeeyay Kadib Markii Dhawaan Caasimada Hargaysa lagu qabtay Bandhig Lebiseed ay ka qayb qaadanayeen Dhallinyaro Wiilal iyo Gabadho isugu Jira.

Read More

Wargeyska The Guardian:Dhallinyaro Somaliland ka Bilaabay Olole Lagu Cidhibtirayo Gudniinka Fircooniga ah

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Wargeyska caanka ah ee ka soo baxa Ingiriiska ee Theguardian ayaa daabacay warbixin tilmaantay in haweeenka Somaliland ku dhaqan ay 98% soo mareen hab ama nooc ka mid ah gudniinka fircooniga ah. Warbixinta oo aan soo turjunnay ayaa u qoreyd sidan: “Unicef waxay ku qiyaastay ilaa 98% hablaha iyo marwooyinka da’…

Read More

Shuban Biyood Lixdan Qof Ku Dilay Degmada Daroor ee Ismaamulka Kililka Shanaad ee Itoobiya

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Caaqil Xasan Ibraahim Xuseen ayaa ka dayriyay xaaladda shuban biyood ka dilaacay degmada Daroor ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobaya, waxaanu ugu baaqay Xukuumadda Somaliland in ay ka feejignaato kana hor tagto si aanu dalka ugu soo gudbin shuban biyoodkaasi oo ay u geeriyoodeen lixdan qof. Caaqil Xasan oo shalay waraysi gaar…

Read More

Wasiirka Maaliyadda Somaliland oo Lacag Dhan 5 Milyan oo Dollar Ku Wareejisay Baanka Dhexe ee Somaliland,Jawaabna Ka Bixisay Jeeg Xadi Lacageed Ku Qornaa oo ay Hore Ugu Wareejisay Komiishanka Doorashooyinka! DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Marwo Sam Sam Cabdi Aadan ayaa Ku Wareejisay Maamulka Baanka Dhexe ee Somaliland Lacag dhan 5 Milyan oo Dollar Lacagtaas oo ay soo bixisay Shirkadda DPW ee Maamusha Dekeda Magaaladda Berbera. Dhawr Bilood ka hor ayay Shirkada Imaaraadka ee DPW Waxay Somaliland Soo Gaadhsiisay 5 Milyan…

Read More

”Nin Diiday iyo Nin Na Rasaaseeyay Labuduba Maanta Wey Ka Cabayaan” Wasiir Cukuse iyo Badheedhihiisii Sallaxley DAAWO

Sallaxley 30. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Sheegay in Xukuumadda uu ka tirsan Yahay ay Dadaal badan gelisay Sidii Biyo looga soo Saari lahaa Banka Qool Caday ee Degmadda Sallaxley. Wasiirka oo ka hadlayay Kulan ka dhacay Magaaladda Sallaxley ayaa Sheegay inay Ku Guulaysteen in Biyo laga…

Read More

“Mashruucan Caqli iyo Hal abuur ayaanu ku galnay Waxa se ka Hor imid Daadad iyo Duufaano ka dhan ah” Wasiirka Madaxtooyada & Khudbadii Sallaxley DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamud Xaashi Cabdi Iyo Mas’uuliyiin Kale oo Wehelisa ayaa Kormeer Ku Soo Maray Riig Biyoodka laga Hirgaliyey Banka Qool Caday iyo Dugsiga Farsamada Gacanta ee Dhismihiisu ka Socdo Degmadda Maxamed Mooge ee Caasimadda Hargaysa. Wasiirka Madaxtooyadda ayaa sidoo kalena yidhi “ Waxaanu u nimid in ceelkaas…

Read More

Wasiirka Kalluumeysiga Somaliland Oo Qiray In Ay Jiraan Maraakiib Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumeysta Xeebaha Dalka DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Cali Jaamac Faarax Buureed Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadda badda Somaliland oo qaybo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magalaada Hargeysa ayaa ka hadlay sababaha dhaliyey in uu kor u kaco qiimaha la siiyo Kalluunku,sidoo kalena waxa uu ka hadlay Maraakiib sifo sharci darro ah uga kalluumaysta xeebaha dalka Somaliland. Cali Jaamac…

Read More

Xukuumadda Iyo Cuqaasha Gobolka Daad Madheedh oo Is Afgarad Ka Gaadhay Hawlgalka Sahaminta Shiidaalka DAAWO

Oodweyne 30. March 2017 (SDN/QJ):- Wefti ka Tirsan Golaha Wasiiradda Somaliland oo uu Hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon oo Socdaal Shaqo ku Jooga Xarunta Gobolka Daad Madheedh ee Oodweyne ayaa soo Gabo Gabeeyay Kulan is Xogwaraysi ah oo ay la qaateen Madaxda Dhaqanka ee Gobolkaasi.

Read More