Madaxda Mac-had Caalami ah oo Ka Shaqeeya Horumarinta Siyaasadda iyo Dimuqraadiyadda oo Dalka Jarmalka Si Weyn ugu Qaabilay Weftigii uu Hoggaaminayey Murashaxa Madaxweynaha WADDANI+SAWIRO

Berlin 29. March 2017 (SDN/QJ):- Mac-hadka caalamiga ah ee ka shaqeeya horumarinta siyaasadda iyo dimuqraadiyadda ee dalka Jarmalka oo magaciisa la yidhaahdo Friedrich Ebert Stiftung isla mar ahaantaana si weyn loogga tix-geliyo qaaradda Yurub, ayaa kulan aad u heer-sareeya ku qaabilay Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo weftigii uu hoggaaminaayey ee muddooyinkii dambe…

Read More

Barnaamij Xiiso Badan Laga Diyaariyey Somalida Ku Dhaqan Dalka Hindiya Iyo Dhaqamada Ay Wadaagaan DAAWO

Delhi 29. March 2017 (SDN/QJ):- Dadka Hindida ayaa inta badan la sheegaa in ay jiraan dhaqamo ay la wadaagaan dadwowga Soomaaliyeed. Wariye Cabdisalaan Hereri oo ah wariye ka hawl galla telefeeshinka Universal Tv ayaa barnaamij ka diyaariyey Somalida ku dhaqan dalka Hindiya iyo waliba dhaqamada ay iskaga midka ka yihiin Somalida iyo Hindidu. Dhinaca kale…

Read More

Saylici & Huteelada:Xumada Doorashada,Madax Xannuunka Shaqada, & Jacaylka Muwaadiniintiisa Waa Midkee? DAAWO

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne-xigeen Saylici, wuxuu caan ku yahay inuu mar mar banaanka uga soo baxo qasriga madaxtooyada iyo goobaha lagu kar-kariyo siyaasadda, waxaana la arkaa isagoo bulshada dhex fadhiya oo la qaxwaynaya. Shalay oo u dambaysay wuxuu si kedis ah u fadhiistay hoteelka caanka ah ee Imperial oo ku yaala duleedka madaxtooyada, waxaanu…

Read More

Natiijada Hordhaca ah ee Dadkii Iska Diiwaangeliyey Gobolada Somaliland Iyo Sida ay Goboladu u Kala Bateen DAAWO

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Komiishanka Doorashooyinka Qaranka ee Somaliland ayaa Shalay Soo bandhigay Natiijada Hordhaca ah ee Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha Somaliland. Lixda Gobol ee Waaweyn ee Somaliland ayaa Natiijada Hor dhaca ah ee Diiwaangelinta Codbixiyeyaashu waxay Tilmaamaysaa in Gobolka Maroodijeex uu Kaalinta Kowaad Yahay Halka Gobolka Sool uu Kaalinta Lixaad Cidhiidhsaday. Gobolka Maroodijeex: 312, 634…

Read More

Dhitadii uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Oof-wareemay Shalay Sahaminta Macdanta Iyo Shiidaalka & Rajada Maanta u Bidhaantay DAAWO

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu Axadii doraad daah-furay bilowga sahamainta shidaalka dalka oo ay wasaaradda macdanta muddo dheer ku hawlanayd. Wuxuu Madaxweyne Siilaanyo halkaas ka jeediyay khudbad uu ku furayo sahamintan oo uu soo dhaweeyay, waxaanu shacabka reer Somaliland ee gobaladaa sahanku marayo ku nool ka codsaday in soo dhaweeyeen…

Read More

Hargaysa oo Lagu Qabtay Talaagado ay Ku Jiraan Kelyo Iyo Beerar Bulshada oo Ku Sifaysay Kuwo Bani aadam Iyo Taliska Booliska oo ka Hadlay DAAWO

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xalay baraha ay Bulshadu ku Xidhiidho aad looga hadal hayay Kelyo iyo Berar ku Jira Talaagad oo Lagu Qabtay Caasimadda Hargaysa. Dooda ugu Badan ee Bulshadu waxay ku arooraysay in Kelyaha iyo Beerarkani ay Yihiin Kuwo Bani aadam Inkasta oo Taliska Booliska Somaliland uu Guud ahaanba Beeniyey arrintaas. https://www.youtube.com/watch?v=EZuh-cOXFHo

Read More

“Hadalada aan jirin ee  ah in Somaliland ay tahay gobal ka go’ay  Somaliya, waxay ka soo horjeedaa Midowgii Somaliland iyo Somaliya’’ Prof Buubaa

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiga Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa) ayaa siyaasiyiinta Somaliland uga digay hadalada jaban ee ay sheegaan ee ah in Somaliland ka go’day Somaliya sannadkii 1991, waxaanu taas ku tilmaamay sharci darro, isagoo xusay in Somaliland aanay Somaliya ka go’in ee ay kala soo noqotay xorriyadeedii lixdankii. Md. Buubaa, oo hadalo koob-kooban…

Read More

Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland oo ka Hadlay Waxa ka Jira Khilaaf Isaga Iyo Wasiir Cukuse u Dhexeeya DAAWO

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Somaliland Cabdirashiid Maxamud Riyo Raac ayaa Waxba kama Jiraan ku Tilmaamay Khilaaf Mudooyinkanba la soo Werinayay inuu Ka dhex taagan Yahay Isaga Iyo Wasiirka Xannaanadda Xoolaha C.laahi Maxamed Daahir Cukuse.

Read More

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Somalia oo Hantay Codka Kalsoonida ee Golaha Baarlamanka Iyo Khudbadii Raysal Wasaare Khayre DAAWO

Muqdisho 29. March 2017 (SDN/QJ):- Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa goordhaw lagu dhaariyay xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho kadib markii ay si buuxda u heleen codka kalsoonida Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Wasiirada helay Codka Kalsoonida waxaa dhaariyay Gudoomiyaha Maxakmada sare ee dalka Abuukaate Ibraahim Iidle Saleebaan, waxa ayna wasiirada ku dhaarteen in dalkooda dadkooda iyo…

Read More

Hargaysa: Wiil Yar oo Da’diisu Tahay 14 Jir oo Jeclaaday Gabadh, Diidmo Reerkooda kaga Timid & Sida uu Noloshiisa u Qorsheeyay DAAWO

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Abokor Khadar Ismaaciil Waa Wiil yar oo ku nool Magaaladda Hargaysa Waa Wiil Xoogiisa dheefsada isla markaana shaqeeya Waxa Wiilkan yari Jeclaaday Gabadh hasa yeeshee Waa Loo diiday Markii uu Is yidhi doono. Abukar-khadar waxa uu ku nool yahay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland oo uu mid ka mid ah…

Read More

Xildhibaan Ka Digay In Wada-hadallada Khaatumo Laga Soo Saarin Go’aamo Waxyeelo Ku Ah Somaliland

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay Qaabka Warbaahintu u tabiso Wada-hadallada u dhexeeya Dawladda Somaliland iyo Kooxda Khaatumo. Xildhibaanku wuxuu sheegay in Wada-hadallada socdaa ay u dhexeeyaan Dawladda Somaliland iyo qayb ka mid ah Beelaha Somaliland dega oo Saluugsan Saamiga…

Read More

Guddidii Sixir Bararka Iyo Go’aamadii Madaxwayne Siilaanyo Oo Madhalays Noqdey+Adeegyada Shirkadaha Oo Sidoodii Ku Socda Iyo Fulin La’aanta Xukumada

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Guddidii madaxwaynaha Somaliland u magacaabay Sixir bararka ayaa noqday kuwo magac u yaal ah aan wax ay qabtaan haba yaraatee aan jirin, iyada oo dhanka kale go’aamadii Madaxwayne Siilaanyo Wareegtada ku soo saarey in Shirkadah E,Dahab iyo Zaadku adeegooda ka saaraan wixii ka yar 100$ doolar ay waxba kama jiraan…

Read More

Madaxweynihii hore ee Somalia oo Qoraal Xasaasi ah ku Soo Bandhigay Xaalada Siyaasadeed ee Somalia Xili uu Kursiga ka sii Maqnaa Mudo Bil Ku dhow Akhri

Ankara 29. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud oo hadda ku sugan dalka Turkiga ayaa soo diray maqaal uu ka qoray xaalada Somalia ee xiligan kaasoo uu ugu magac daray (Soomaaliyey i Maqal).   Maqaalkan oo ka hadlay aragtida Xasan Shiikh ee ku aadan xalada siyaasadeed ee dalka ayaa waxa uu…

Read More

Khasaaraha Xiliyada Roobabka ee Dooxyada soo Rogmada Iyo Dareewalada Gaadiidka oo Baafinaya Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexaan

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Xilliiyada ay curtain roobabka gu’da iyo dayrta, waxa bilaabma khasaare isugu jira naf iyo maal oo ka dhasha dooxyada dalka ee soo rogmada oo la tahli waayay in loo sameeyo dhawr Biriij oo laga dhiso dooxyada halista ah si loo badbaadiyo nafo badan oo ku haligma dooxyadaas. Waxaanay bulshada iyo…

Read More

Hargaysa:Nidaamka Liisan bixinta Dawladda Dhexe iyo Dawladdaha Hoose Oo Khilaaf Ka Dhex Abuuray Ganacsatada Somaliland

Hargaysa 29. March 2017 (SDN/QJ):- Dacwado kala duwan ayaa ka taagan ganacsatada Somaliland dhexdeeda, kuwaas oo ka dhashay Nidaamka Liisan bixinta ee dawladda Dhexe iyo Dawladdaha Hoose oo aan kala xadaysnayn iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta xilalka haya oo Magac-dheeg ku samaynaya shirkaddaha hore u jiray qaarkood. Nidaamka Liisan bixinta ayaa ah mid aan…

Read More

Magaalo Ka Mid ah Magaalooyinka Somaliland oo Laga Dhigay Mudaharaad ka Dhan ah Qorshe Xukuumadu wado

Oodweyne 29. March 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Deeganaada Somaliland ayaa sida wararka halkaasi naga soo gaadhayaan ay sheegayaan in uu ka dhacay Mudaharaad aad u balaadhan. Mudaharaadkani oo ay dhigeen dadwaynaha ku dhaqan Magaalada Oodwayne ee xarunta gobolka Daad madheedh ayaa ujeedadiisu daarnayd diidmo ay ku muujinayeen in aanay ogolayn in deeganaadaasi laga…

Read More

Siyaasi Reer Burco Ah Oo Wasiir Maxamuud Xaashi Ku Eedeeyey In Uu Hantidii Umadda Ku Bixiyey Ammaantiisa DAAWO

Burco 29. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Saleebaan Ibraahim oo ka mid ah siyaasiyiinta ku nool Degmada Burco ee gobolka Togdheer oo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa eedo cul-culus u soo jeediyey wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi,waxaana uu sheegey in wasiirku uu hantidii umadda ku bixiyey sidii loo ammaani lahaa. Geesta kale Siyaasi…

Read More