Hindiya: Haween Booliis Ah Oo Shaqadii Lagaga Eryey Fal Ay Sameeyeen

Delhi 03. April 2017 (SDN/QJ):- Saddex haween booliis ah oo ilaalinayey haweenay weerar ay u geysteen laba nin ayaa shaqadii laga eryey, ka dib markii ay muuqaal iskaga horqaadeen haweenaydii ay ilaalinayeen oo sariir jiifta. Taliska Booliiska gobolka UP ee Hindiya, ayaa shaqadii ka saaray saddexdii haween ee booliiska ahaa, isla markaana amray baadhitaan lagu…

Read More

Rakaab Diyaarad Saarnaa oo Lagu Wargeliyey inuu si Kedis ah u Geeriyooday Duuliyihii Diyaarada waday & Wixii qabsaday

Albuquerque 03. April 2017 (SDN/QJ):- Maxaad Samayn Lahayd Haddii Adiga Oo Diyaarad Saaran Lagugu War Galiyo In Duuliyihii Diyaaradda waday uu Geeriyooday Oo Aanay Jirin Cid Diyaaradda Waddaa?. Sida ay xaqiijisay shirkadda diyaaradaha ee American Airlines Duuliye ka tirsanaa shirkaddaas ayaa geeriyooday Arbacadii toddobaadkii aan soo dhaafnay xilli uu waday diyaarad uu ka soo duuliyey…

Read More

Pakistan: Shaqo la siiyey Konton Qof isku Qoys ah & Eexaysigii ugu Weynaa ee Lagu Dhaleeceeyo

Karachi 03. April 2017 (SDN/QJ):- Dalka Pakistan ayaa si weyn looga hadal hayaa dhacdo la sheegay in konton qof oo isku qoys ah shaqo loogu qoray waaxda Caafimaadka ee dawlad-goboleedka Sind. Arrinkan oo lagu timaamay eexaysigii ugu sareeyey, ayaa lagu ogaaday ka dib markii shaqaalaha Caafimaadka gobolkaasi dacwad u gudbiyeen Maxkamadda Sare ay ku eedeeyeen…

Read More

Gabadh Xilligii Dhalmada La Waayey Oo 18 Jir Lagu Helay & Sababta?

Florida 03. April 2017 (SDN/QJ):- Afduubka gabadh lagu magacaabi jiray Kamiyah Mobley xilligii dhalmada hooyadeed ayaa argagax ku abuuray ciidammada ammaanka gobolka Florida, sannadkii 1988-kii. Ilmahan la waayey oo muuqaalkiisa iyo abaalmarin 250 kun oo dollar uu heli doono qofkii soo sheega ayaan jawaab laga helin dhowr sannadood, ilaa la gaadhsiiyey in muuqaalka ilmaha lagu…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo La Saadaalinayo inuu Sameeyo Isku Shaandhayntiisii u Danbaysay ee Golaha Xukuumadda,Hal Xidhaale Taagan & Su’aalo Shacabku Is weydiinayo

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):-Maalmihii u dambeeyay waxa soo baxayay warar sheegaya in madaxweyne Siilaanyo samayn doono isku shaandhayntiisii u dambaysay oo culus, taas oo saamayn doonta masuuliyiin badan. Wararkan oo ay qaar ka mid ah warbaahintu baahiyeen magacyada masuuliyiinta laga yaabo inay ku jiraan isku shaandhaynta madaxweyne Siilaanyo, ayaa waxa la sheegayaa inay sahayan…

Read More

Kormeerkii Madaxweyne Siilaanyo ee Taliska Booliska Somaliland,Nooca Gaadiid ee Lagu Qalabeeyay Ciidanka Booliska & Dardaaranka Madaxweynaha DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golihiisa Wasiiradda ayaa Maanta Kormeer Ku soo Maray Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland oo Dhisme Cusub Loo binaynayo,Waxaa Kale oo Madaxweynuhu ka qayb galay Munaasibad Lagu soo Bandhigayay Gaadiid Cusub oo Ciidanku Boolisku Yeeshay. Madaxweynaha…

Read More

Diyaaradaha Waaweyn ee Xambaara Gantaalaha Culus (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah diyaaradaha istiraatiijiga ee dagaalada xilliga dheer loo samaystay waana diyaaradaha qaadi kara gantaalaha culus waana diyaarado weerari kara masaafo aad u fog iyagoo beegsanaya bartilmaameedo istiraatiiji ah oo ku yaalla dhulka cadowga. https://youtu.be/uPoh5mQ_p6o

Read More

Wasiir Hore oo Ka Tirsanaa Dawladii Xasan Sheekh Dhalasho ahaana ka Soo Jeeda Somaliland oo Muqdisho Ku Geeriyooday & Madaxweyne Farmaajo oo Aaskiisa ka qayb galay SAWIRO

Muqdisho 02. April 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi (Farmaajo) Guddoomiyaha Baarlamanka iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda ayaa ka qeybgalay salaadda Janaasada oo lagu tukaday Allaha u naxariistee Wasiirkii hore ee dekedaha, gaadiidka cirka iyo dhulka marxuum Nuur Faarax. Marxuumka ayaa saaka ku geeriyooday isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho oo mudooyinkanba uu xanuunkiisa lagula…

Read More

“Waxaanu Shacbiga Somaliland u Cadaynaynaa In Aanay Waxba ka jirin Warar la Leeyahay Dad baa Xubno lagala Baxay, Hal qof oo Qarankan ka Maqani Ma jiro.” Wasiirka Madaxtooyadda JSL DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa meesha ka saaray jiritaanka warar bulshadu si wayn u hadal hayso oo la xidhiidha in Somaliland uu ka dilaaceen budhcad jidhka bini-daamka dhacaysaa. Wasiirka Maxamuud Xaashi ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwo lagu khalkhalgalino amniga dalka isaga oo guud ahaanba…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Ka Hadlay Natiijada Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Ee Komiishanku Shaaciyey DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay Natiijada Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha ee Toddobaadkii hore uu Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ku dhawaaqay. Muuse Biixi Cabdi oo Khudbad ka jeediyey Casuumad uu Wasiirka Madaxtooyadu u sameeyay Garabka Haweenka ee Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay inay KULMIYE ahaan soo dhaweynayaan Natiijada…

Read More

Madaxweynaha Somalia oo Qasriga Madaxtooyadda ee Villa Somalia Ku Qaabilay Wefti uu Hogaaminayo Raysal Wasaare Xigeenka Turkiga SAWIRO

Muqdisho 02. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxwenaha Jamhuuriada Federaalka Soomaalia Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak oo maanta booqasho ku yimid magaalada Muqdisho. Madaxwene Farmaajo ayaa xafiiskiisa kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Turkiga Veysi Kaynak , waxaana labada masuul yeesheen kulan muhiim ah ay uga wada hadleen…

Read More

”Mudane Madaxweyne Caruurta Somaliland way Ku Jecel Yihiin ee Adiguna Jeclow” Fariin uu Madaxweyne Siilaanyo u diray Wiil Yar oo uu Dhalay Weriyaha Xidhan ee Cabdi Maalik Muuse Coldoon DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Wiil Yar oo uu Dhalay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Mudo bil iyo dheeraad ah ku Jira Xabsiga Magaalada Hargaysa Iyadoo Xukun Maxkamadeed ku dhicin ayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ka Codsaday inuu Aabihii u Soo Daayo.

Read More

Shan Ruux oo Magaaladda Buuhoodle Ugu Geeriyooday Cudurka Shuban Biyoodka & Tiro aad u Badan oo u Jiifta

Buuhoodle 02. April 2017 (SDN/QJ):- Shan Ruux ayaa Ku Geeriyooday tiro kalena waxa ay u jiifaan Cibitaalada Magaalada Buuhoodle, kadib shuban Biyood baaxad leh oo ka dilaacay Deegaankaasi.   Madaxa Cibitaalka Gobolka Buuhoodle Dr Cali-Xukun Yuusuf Maxamed, oo ay La Xidhiidhay wakaaladda Wararka ee SOLNA Oo Warkan aanu ka Soo Xiganay Isaga Oo Ku sugan…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Kormeeray Dhisme Cusub oo Loo Samaynayo Ciidanka Booliska Iyo Gaadiid Gaashaaman oo loo Keenay SAWIRO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynha JSL Md Axmed Maxamed maxmuud siilaanyo ayaa maanta kormeer ku tegay taliska guud ee Ciidanka booliska Somaliland, waxana uu soo kormeeray dhismaha cusub ee taliskaa loo dhisayo waxana uu ka qaybgalay munaasabad lagu soo bandhigayey gaadiid cusub oo lagu soo kordhiyey ciidanka booliska Somaliland.

Read More

Maxamud Xaashi iyo Maxamed Kaahin oo Wada Jir u Beeniyey inuu ka Dhexeeyo Loolan ku aadan Jagada Gudoomiye Muuse Biixi

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa dafiray inuu jiro loolan ka dhexeeya guddoomiye-xigeenka KULMIYE oo ku saabsan hanashada guddoomiyaha KULMIYE, Muuse Biixi dabadii. Sidoo kale Maxamed Kaahin ayaa isna sheegay inay yihiin masuliyiin ay wada shaqayni ka dhaxayso. Wasiir Xaashi, oo hadal ka jeediyay madal shalay ay qabteen haweenka xisbiga…

Read More

Siyaasi Samaale Oo Ka Hadlay Xanuunka Tartanka Iyo Xummada Kursiga, Iftiimiyeyna Sababaha Tanaasulka Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa ka hadlay culeyska ay leedahay tartanka doorashadu iyo sababaha uu filayo inuu Madaxweyne Axmed-Silaanyo uga tanaasulay inuu mar labaad is sharaxo, iyo waliba kaalinta uu ka qaadan doono tartanka uu Muuse Biixi ugu tartami doono Doorashada jagada Madaxweynaha Somaliland ee la filayo inay qabsoonto dhamaadka sanadka…

Read More

Raysal Wasaare Ku Xigeenka Waddanka Turkiga oo Maanta Booqasho Ku Yimid Caasimada Muqdisho SAWIRO

Muqdisho 02. April 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degay Wafdi uu hogaaminayo Ra’isul Wasaare kuxigeenka dalka Turkiga Veysi Kaynak . Wafdigan waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Axmed Guuleed, Wasiirka Arrimaha Dibadda Yuusuf Garaad iyo masuuliyiin kale katirsan Dowlada Soomaaliya. Waxaa la filayaa…

Read More

Maxaad Ka Ogtahay Sahamiyeyaashii Mar Qudha Muuqooda la Waayay ee Dunnida? DAAWO

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadanaynaa qaar ka mid ah diyaaradaha istiraatiijiga ee dagaalada xilliga dheer loo samaystay waana diyaaradaha qaadi kara gantaalaha culus waana diyaarado weerari kara masaafo aad u fog iyagoo beegsanaya bartilmaameedo istiraatiiji ah oo ku yaalla dhulka cadowga. https://youtu.be/Fh6Xf9lE3W4

Read More

Golaha Wakiiladda Somaliland oo Dur Duro ku Ansixiyey Tiro Wasiiro ah

Hargaysa 02. April 2017 (SDN/QJ):- Kal-fadhigii Golaha Wakiilada, oo uu guddoominaayey Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiilada Baashe Maxamed Faarax, oo lagu ansixinaayey afar Wasiir oo ka mid ah Wasiiraddii ugu dambeeyey ee uu Madaxweynuhu magacaabo, kana maqnaa Kal-fadhigii hore ee lagu ansixiyey inta badan Wasiiraddii dhawaan la magacaabay. Wasiirka Qorsheyna ayaa mar uu…

Read More

Dawlada Jabuuti oo Bilowday Deked u Gaar ah Dhoofka Xoolaha & Asbaabaha Keenay

Djibouti 02. April 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Djibouti ayaa ku jirta dhismaha deked cusub oo ay ugu tallo gashay in laga dhoofiyo xoolaha nool ee taga dalka Sucuudiga iyo dalalka kale ee Carbeed. Wargeyska Capital ee ka soo baxa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa dhawaan baahiyay in dawlada Djibouti dhisayso dekedda ugu weyn gobalka…

Read More