Xukuumadda Oo Ku Hafatay Sababtii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Looga Hor-Istaagay Kulan Ay Hargeysa Ku Qabanayeen DAAWO
Hargaysa 15. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiir ku-xigeenka amniga Maxamed Muuse Diiriye oo waraysi siiyay telefiishanka HCTV ayaa ka hadlay kulan Shalay xisbiga WADDANI damacsanaa inuu ku qabto hoteel Maansoor oo laga hor-istaagay, iyo sababta Keentay. Wasiiru-dawlaha Amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxmaed Muuse Diiriye, ayaa waraysi kulul oo uu la yeeshay Weriye Xamse Cali Bulbul…
