Xiisada Dublamaasiyadeed oo Culus oo Ka Dhex Aloosan Waddamada Europe qaarkood & Dalka Turkey Iyo Xog la Xidhiidha Xudunta Khilaafkooda
Ankara 15. March 2017 (SDN/QJ):- Holand ayaa u digtay shicibkeeda u safraya dalka Turkey kaddib markuu xiriirka labada waddan xumaaday maalmo kahor. Waddamada Holand, Germany, Austria & Switserland ayaa diiday in shicibka kasoo jeeda Turkiga ay sameeyaan dibad-bax lagu taageerayo afti wax looga baddalayo dastuurka dalka Turkiga. Is-hortaagga waddamadaas wuxuu sababay in Madaxweyne…
