Noodhadh Cusub Oo Shilinka Somaliland Ah Oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ay Dibada Ku Soo Daabacayso & Sababta Keentay
Hargaysa 14. March 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan dalka keeni doonta Shilling Somaliland cusub, kaasoo ay imika ku maqan yihiin mukhalasiin sanadihii u danbeeyey ay xukuumaddu Qandaraas hoose ku siisay Daabacada Shilling Somaliland-ka. Sida xalay lagu baahiyey qaar kamid ah degellada wararka Somaliland lacagtan cusub ayaa la sheegay in ay caado u tahay daabacaadeed…
