Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo Ka Hadlay Saamaynta ay Ku Keenayso Xidhiidhkii S.land la Lahayd Beesha Caalamka Mudo Kordhinta Guurtidu Samaysay
Hargaysa 11. March 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md. Sacad Cali Shire, ayaa ku dooday inaanay muddo kordhintan cusubi dhibaato iyo dhaawac u gaysanayn xidhiidhka Somaliland iyo beesha caalamka oo aad uga soo horjeestay muddo kordhin mar labaad loo sameeyo Madaxweyne Siilaanyo. Wasiir Sacad oo shalay waraysi gaar ah siiyay wargeyska Geeska Afrika, waxa kale…
