Baarlamaan Ansixiyey Xeer ka Dhan ah Eedaanka Masaajidada Muslimiinta

Israel 10. March 2017 (SDN/QJ):- Baarlamanka Israel ayaa waxaa ka dhacay muran caro leh, ka dib markii goluhu aqbalay in la ansixiyo xeer mamnuucaya cod-baahiyeyaasha goobaha diimaha.   Xeerka ayaa saamayn doona eedaanka salaadda Muslimiinta, waxaana wareegii hore ee codaynta lagu meel mariyey aqlabiyad aad u yar.   Xildhibaannada Carabta ah ee golaha ka tirsan…

Read More

Nin Lo’ Dhaqato Ah Oo Khaati Ka Taagan Dadka Lo’da Caabuda Kadib Markii Ay U Dhalatay Weyl Yar Oo Lix lugood Lihi Iyo Maalqabeenno Ku Baayacay Kumannaan Doollar Balse Uu Ka Diiday

Bombay 10. March 2017 (SDN/QJ):- Nin u dhashay waddanka Hindiya oo beeralay ah sidoo kalena Lo’ dhaqato ah ayaa waxa uu khaati ka taagan yahay dadka Lo’da caabuda ee dalkaasi Hindiya ku nool oo doonaya in ay ka iibsadaan neef yar oo weyl ah oo ku soo dhalatay iyada oo Lix ligood leh taasi oo…

Read More

Halkan Kaa Dawo Waraysi Xiiso Badan oo lala Yeeshay Musharaxa Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Maxuse ka yiri Magaca Farmaajo Daawasho Wacan

London10 March17(QJ/SD) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid  Ahna Musharaxa Madaxwayne Eng Faysal Cali Waraabe oo Waraysi uu la yeeshay Tvga Somalicable isaga oo ka hadlay Arimo Xasaasiya iyo Wada Hadala Somaliya iyo Somaliland Waraysigan oo la yeelatay Wariye Deeqa Qulumbe Daawasho Wacan.

Read More

Barnaamijka Bandhiga Hibooyinka “Nin Burco Ku Nool Oo Dabka La Saaxiib Ah Oo Isgubaya Balse Jidhkiisu Dabka Karayn” Fadlan Ha Samayn Balse DAAWO

Burco 09. March 2017 (SDN/QJ):- Dadka qaar ka Mid ah ayaa Ilaahay Siiyey Hibooyin u Gaar ah oo ay Magac Iyo Maamuus Ku Helaan. Hadaba Wuxuu Ninkani Ku Nool Yahay Magaaladda Burco Waxa uu Saaxiib la Yahay Dabka oo uu Isku Gubo hasa Yeeshee Jidhkiisa dabku waxba ma Yeelayo. Fadlan Akhriste Ha Samayn Sidan Waayo…

Read More

“Haddii aad Qabato Wixii aad Hore Qaban Jirtay, Waxaad Ahaanaysaa Wixii aad hore u ahaan jirtay” Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlihii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan ayaa Qoraal uu na soo Gaadhsiiyey Ku Sharaxay Sida uu u arko Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Madaarka Magaaladda Berbera. Qoraalka Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan ayaa u Dhignaa Sidan:-  ‘’Maalmihii ugu dambeeyey waddankeena waxa ka…

Read More

“Golaha Guurtidu 25 kii sanno ee ay jireen dhibaato mooyaane wax khayr ah oo ay keenen lama hayo , waana in la baabi’iyaa ” Eng Maxamed Xaashi DAAWO

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Eng Maxamed Xaashi Cilmi,wasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadashiga qaranka Somaliland oo maanta warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka hadley muddo kordhintii ay dhawaan xukuumada KULMIYE ay u sameeyeen golaha guurtidu Siyaasi Maxamed Xaashi waxaa uu sheegay in…

Read More

BURCO: Dadka Inta La Sixro La Kaxaysanayo Oo Soo Badanaya Iyo Gabadh Inta Dhiigag Laga Qaaday Dib Loo Soo Celiyey Oo Warrantay Sidii Wax Ugu Dhaceen

Burco 09. March 2017 (SDN/QJ):- Waxa Magaalada Burco ku soo badanaya Dadka inta la Sixro la kaxaysanayo isla-markaana qaarkoodna la waayayo, qaarkoodna inta baadhitaan lagaga sameeyo Qaybaha jidhkooda dib loogu soo celinayo meel ku dhow halkii hore looga qaaday. Dadkaa waxa ka mid ah Niciima Cabdiraxmaan Aadan oo Da’deeda lagu sheegay 25 Sano jir isla-markaana…

Read More

Xukuumadda Siilaanyo Oo Qiratay Inay Ku Fashilantay Wax Ka Qabashada Laba-Kaclaynta Sicir-bararka Doollarka

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda talada Somaliland haysa ee Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo, ayaa qiratay inay ku fashilantay wax ka qabashada Sicir-bararka Sarrifka Doollarka oo maalmihii u dambeeyey Cirka isku shareeray, ka dib markii ay bishii hore Xukuumaddo go’aammo ay sheegtay in lagu xakamaynayo Sarrifka Doollarka, korna loogu qaadayo qiimaha Lacagta dalka oo ay soo…

Read More

Waxa kala qabsaday Muuse Biixi iyo Weriye Dedaal Muujiyey, Su’aalaha & Jawaabaha Cadhada leh DAAWO

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Musharraxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye ahna Guddoomiyaha Xisbigaas Muuse Biixi Cabdi, ayaa si cadho iyo diidmo ku jirto uga jawaabay Su’aalo uu weydiiyey Weriye dedaalayey oo ka tirsan TV-ga cusub ee Saab, ka dib markii ay Golaha Guurtidu muddo-kordhinta ansixiyeen Isniintii, isla markaana muddadii heshiiska lagu ahaa oo Muuse markii…

Read More

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland oo Madaxweynaha Iyo Raysal Wasaaraha Somalia Ka Dalbaday inay Ixtiraamaan Heshiisyadii ay la Galeen Madaxweynihii Hore DAAWO

Hargaysa 09. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxa uu madaxweynaha Soomaaliya iyo Raysal-wasaarihiisa ka codsaday inay ixtiraamaan waxa uu ku sheegay Heshiis ay wada gaadheen madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweyne Siilaanyo. https://www.youtube.com/watch?v=1_sOmDWLqh4

Read More

Hogaamiye Cali Khaliif Galaydh oo Walaac Ka Muujiyey Saamaynta Abaarta, Baaqyo Gurmad & Nabadeedna kala diray DAAWO

Widh Widh 09. March 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Khaatumo Cali Khaliif Galaydh, ayaa ka dayriyey heerka xaaladda Abaarta ka taagan deegaannada gobolka Buuhoodle, waxaanu sheegay in Dadkii Xooluhu ka dhammaadeen ku soo barakacayaan Tuulooyinka iyo Magaalooyinka gobolkaas. Cali Khaliif Galaydh oo Shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Widhwidh, waxa uu aad uga dayriyey heerka xaaladda abaartu marayso,…

Read More