Xukuumada Somaliland Oo Sadex Cisho Kadib Markii ay Shirkada DPW ku Wareejisay Maamulka Dekeda Berbera Dhaqan Gelisay Cashuur 100% Ka Badan Tii Hore
Hargaysa 12. March 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland ayaa Saddex maalmood uun ka dib markii ay shirkadda DP World si rasmi ah ugu wareejisay maamulka dekedda magaalada Berbera, waxa ay dhaqan gelisay cashuur aan hore loo qaadi jirin oo laban-laab ka badan cashuurta ay qaadi jirtay ee ay hadda ku beddeshay. Warqad si toos ah ay wasaaradda…
