Suxufi Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo Weli Xidhan Iyo Baaqa Qaybaha Bulshada ee Magaaladda Burco DAAWO

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mudo haatan Ku dhow Bil Ku Xidhan Xarunta Denbi Baadhista ee Magaalada Hargaysa Suxufi Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo dhinaca Kalena ahaa Samafale Urur Lagu Magacaabo Kaalmee Kuwan, Kadib Markii uu Ka Soo Laabtay Magaaladda Muqdisho Isla Markaana uu Warbaahinta Ku faafiyey Hadalo ay dhibsadeen Xukuumadda Iyo Shacabka Somaliland….

Read More

”Waxay Muujinaysaa Warbaahinta Ku Hadasha Magaca Xukuumadda Iyo Xisbiga Kulmiye ee Jiheeyuhu Ka Lumay Raadka ay Kaga Tagayso ayay Muujin u Tahay” Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha DAAWO

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur haatana ka mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka falceliyey Warar ay Faafisay Warbaahinta Xukuumadda Maamusho oo Sheegtay in Siyaasi Duur uu Ka Degay Magaaladda Muqdisho.  

Read More

Hargeysa: Sarkaal Ka Tirsan Ciidammada Laanta Socdaalka Somaliland Oo Toogtay Taliye Saldhig Iyo Askari Kale + Afhayeenka Booliiska Oo Ka Hadlay DAAWO

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Saldhigga Booliiska ee Degmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa iyo Askari kale ayaa dhaawac soo gaadhay, ka dib markii Askari lagu Naaneyso DAANYEERO oo ka tirsan Laanta Socdaalku uu Xalay Rasaas ku riday. Falkan oo ka dhacay dhanka Koonfureed ee Biriijka koowaad ee Hargeysa, gaar ahaan Is-goyska TOTAL, ayaa…

Read More

Xoghayaha Duulista WADDANI oo Dhaliilahii ugu Adkaa Ku Ganay Wasiirka Duulista+ Fadeexado Dul-hoganaya Wasaaraddaas oo uu Soo Bandhigay

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Duulista iyo Hawada Xisbiga WADDANI oo maanta la hadlaayey Warbaahinta, waxa uu soo bandhigay dhalliilo iyo fadeexado badan oo dul-hoganaaya wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland isaga oo carabka ku dhuftay in magaca Somaliya laga ga dhex shaqeeyo Madaarka Hargeysa, gaar ahaan xiliyada ay diyaaradahu soo degayaan. Waxa kale oo…

Read More

Gudoomiye Cirro oo Sheegay in Golaha Guurtida Laga Rabay inay Tixgeliyaan Go’aankii Lagu Heshiiyey In Kasta oo uu Soo Dhaweeyay Mudo Kordhinta Guurtida DAAWO

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay inay Xisbi ahaan Taageersan Yihiin Go’aankii Mudo Kordhinta ee Shalay Golaha Guurtidu Ku Dhawaaqeen.

Read More

Warsaxaafadeed-Wasaarada Duulista Ayaa Kulan Wadashaqayneed La Yeelatay Iibiyayaasha Tigidhada Diyaaradaha (Travel Agency)

Hargaysa 07. March 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada  Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Jamhuuriyada Somaliland  iyada oo ka duulaysa wada shaqayanta ay la leedahay  Masuuliyiinta Xafiisyada iibiya tigidhada Diyaaradaha (Travel Agency) iyo la socodka adeega ay siiyaan Dadweynaha, ayey maanta kulan saacado qaatay isugu yeedhay dhamaan Masuuliyinta Xafiisyadaas. Kulankan oo uu furay Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo…

Read More

Aragtida Madaxweyne Siilaanyo ee Waayihiisii Mucaaridnimo ee Shidaal Baadhista iyo Maalgashiga Dalka & Farqiga Maanta!!! DAAWO

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Haatan ee Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Wakhti dheer ahaa Hogaamiyihii Xisbigii Mucaaridka ahaa ee Kulmiye ee Maanta Talada Somaliland haya ayaa si adag uga soo Hor Jeedi Jiray Hawlgalada Shiidaal baadhista iyo Maalgashiga kala duwan. https://www.youtube.com/watch?v=oXcQTZjeQ9U

Read More

Jewigii Maanta ee Golaha Guurtidda,Ku Dhawaaqistii Mudo Kordhinta Xukuumadda,Wakiiladda Iyo Deegaanka DAAWO

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):-Gudidii loo xilsaaray muda kordhinta loo sameyeynayay xukuumada, golaha wakiilada, iyo kuwa deegaanka oo muda xileedkoodu uu dhamaaday ayaa ku dhawaaqay muda ay isla garteen in la kordhiyo doorashana ay ku qabsoomi karto Mudo xileedka madaxweynaha iyo ku xigeenka oo ku eeg 28/4/2017-ka ayaa lagu sameeyay korodhsiimo ka bilaabmaysa 28/4/2012 -ka…

Read More

Dareennada ka Dhashay Asbaabaha Xisbiyada Mucaaridka ahi Uga Hadli Waayaan  Sicir-bararka iyo Qiime dhaca Lacagta Dalka

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Waxa goobaha barkulanka bulshada aad wax  la iskaga weydiiyaa  sababta axsaabta mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID, uga hadli waayaan  cidhiidhiga nololeed iyo sicir-bararka saameynta adag ku yeeshay bulshada danyarta ah, kaas oo aan caalamka uga jirin sida uu Somaliland uga jiro.   WADDANI iyo UCID,  ugama hadlaan sicir-bararka iyo…

Read More

Golaha Guurtida oo Shaanbada Ku Dhuftay Mudo Kordhin Ka Duwan Tii ay Ku Heshiiyeen 3 Xisbi,Komiishanka Iyo Madaxweynuhu

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):-Gudidii loo xilsaaray muda kordhinta loo sameyeynayay xukuumada, golaha wakiilada, iyo kuwa deegaanka oo muda xileedkoodu uu dhamaaday ayaa ku dhawaaqay muda ay isla garteen in la kordhiyo doorashana ay ku qabsoomi karto Mudo xileedka madaxweynaha iyo ku xigeenka oo ku eeg 28/4/2017-ka ayaa lagu sameeyay korodhsiimo ka bilaabmaysa 28/4/2012 -ka…

Read More

Kala Duwanaanshaha qaabkii uu Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Saleebaan Gaal u Galay Labada Ajande ee Saldhiga Mileteri Iyo Mudo Kordhinta Xukuumadda Iyo Su’aalo Dareen Keenay oo Ka Dhashay Guddida Loo Magacaabay Mudo Kordhinta

Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Badhtamihii bishii aynu ka soo gudbnay ee Feebarweri ayaa fadhi buuq badani ka dhashay ay labada gole baarlamaan ee Somaliland ku ansixiyeen heshiis ay xukuumadda Somaliland dalka Imaaraadka Carabta ugu ogolaanayso in uu saldhig milateri ka samaysto magaalada Berbera ee Somaliland. Fadhigaas wada-jirka ah oo uu marka hore madaxweyne Siilaanyo…

Read More