Labada Xisbi Mucaarid ee Somaliland oo Ka Hadlay Guddida ay Guurtidu u Xilsaareen Ka Soo Talo Bixinta Mudo Kordhinta Xukuumadda & Talooyin ay u direen Golaha Guurtida
Hargaysa 06. March 2017 (SDN/QJ):- Saddexda Xisbi Qaran ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey natiijada laga filan karo muddo kordhinta Golaha Guurtidu u sameeyo Golayaasha Qaranka, Xisbiyada Mucaaridka oo ayaa wallaac ka muujiyay in Golaha Guurtidu raaci waayo heshiiskii hore ay uga gaadheen Muddo kordhinta, taasoo ay qaarkood ku sifeeyeen inay tahay tallaabo khalkhal abuuri…
