Madaxtooyada Oo Ka Hadashay Mudaharaadkii Lidka Ku Ahaa Saldhigga Berbera Ee Ka Dhacay London DAAWO

Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige (Deyr), ayaa ka hadlay Mudaharaadkii lagu diidanaa Saldhigga Imaaraadku ku yeelanayo Berbera ee dhawaan ka dhacay Magaalada London. Afhayeenku wuxuu Jaaliyadda Somaliland ee London ku amaanay in aanay ka qayb-gelin Mudaharaadkaasi oo ka dhacay Duleedka Safaaradda Imaaraadku ku leeyahay London.

Read More

Yaa Yidhi Libaaxyada ma Fuuli karaan Geedaha Dushooda iyo Hilib loo saaray oo la isku dagaalay!! DAAWO

Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Dad badan ayaa qabo in Libaaxyada aysan kori karin geedaha dushooda waliba marka ay ku soo bursadaan looga bad baadi karo balse taas waxaa beeniyay Qabiiro ku taqsuusay Xayawaanaadka .   Koox Libaaxyo ah ayaa Hilibka neef ugaar ah waxaa loo soo saaray geed dheer dushiisa waxaana halgan iyo da´daal…

Read More

Jamaal Cali Xuseen Oo Wixii Isaga iyo Faysal Kala Qabsaday Barbar-dhigay Qisada Ninka Gabadha Iska Dhigay Ee Asma-Coday

Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Jamaal Cali Xuseen oo ahaa Musharrixii hore ee jagada Madaxweynaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, balse wakhtigan ka tirsan Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye, ayaa dhacdooyin isku dhaw ku tilmaamay wixii kala qabsaday isaga iyo Guddoomiyaha UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo Qisada Ninka Guursaday Gabadha Wiilka (Asma-Coday) Minxiisadda ka…

Read More

Boqor Buur Madow Oo La Soo Istaagay Inay Khasab Tahay Qorshe Ay Beeshiisu Ku Doonayso In Laba Sanno Loo Kordhiyo M/Siilaanyo Cidii Ka Hortimaadana Ku Tilmaamay Fidmo Abuur DAAWO

Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Boqorka Beelaha Habarjeclo Boqor Cismaan Aw-maxamuud (Buur-madow) ayaa Sicad shaaca uga qaaday inay beeshiisu ka midaysan tahay oo ay ka shaqaynayso in Mar Kale laba Sanadood loo kordhiyo Madaxweyne Siilaanyo isagoo Cidii ka hortimaada Qorshahaasi ku tilmaamay inay leexinayso wax Beelaha Somaliland heshiis ku soo ahaa oo horeba loogu soo…

Read More

“Xukuumaddu Waxay Dadka Abaaraysan Kaga Mashquushay Kala Dillaalista Hantidii Ummadda Oo Boob Lagu Wado..” Aadan Dhoolla-yare

Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Cadaaladda Somaliland Aadan Axmed Cilmi (Dhoolla-yare) oo xilligan ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sheegay inay Dadku ka quusteen Xukuumaddoodii oo aan hadal-haynin wax u qabashada Dadka Abaartu ku saamaysay dalka, isla markaana ay ku mashquuleen Masuuliyiinta Xukuumaddu kala dillaalista iyo boobka hantida Qaranka. Aadan-Dhoollayare…

Read More

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Bulshada Somaliland Ugu Baaqay Inay Iskugu Soo Baxaan Mudaharaad Ka Dhana Saldhiga Milatari, Walaacna Ka Muujiyay Xaalka Dalku Marayo

Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiiladda ee had iyo Goor Dareenka Tolmoon la wadaaga Bulshada Somaliland ayaa ku baaqay inay Gobolada dalka iyo Caasimadaha Waa Weyn ee Somaliland ka abaabulayaan Mudaharaad lagaga soo horjeedo Saldhiga Milatari ee Dalka Imaaraatka Carabta laga siiyay Magaaladda Berbera,Waxa uu…

Read More

Ma dhab baa in Cumar C/rashiid ku lug lahaa heshiiska Imaaraatka Carabta saldhiga looga siiyey Berbera?

Muqdisho 05. March 2017 (SDN/QJ):- Siyaasiyiin caan ah oo ka soo jeeda Koonfurta Somalia ayaa la sheegay iney ku lug leeyihiin heshiiskii muranka badan dhaliyey ee dowlada Imaaraadka Carabta lagu siiyey Saldhiga Milateri ee ay ka dhisaneyso magaalada Berbera. Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda dowladdii KMG aheyd ee Somalia Ismaaciil Hurre Buubaa haatana ka mid…

Read More

“Maanta Haddii Sadexdaa Arrimood Loo Eego Oo Lagu Miisaamo In Badan Oo Xillal Haysaa  Umadda Xil Umay Hayeen”

Hargaysa 05. March 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Axmed Dayib Ku Caddeeye, oo hogaamiye ka ah Masjid ku yaalla xaafadda Ibraahim Kood Buur  ayaa  khudbadiisii jimacaha ee doraad ku soo qaatay, isla markaanna sharaxaad kaga bixiyay asbaabaha caqiido ahaan qofka masuulka ah ee xil umaddeed qabtaa uu ku lumin karro masuuliyadda, isla markaanna xilligii xukaamtii islaamka ee…

Read More

Madaxweyne Donald Trump oo Eedeyn aan caadi aheyn u jeediyay Brack Obama

Washington 05. March 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweybihii hore ee Mareykanka Barack Obama uu ku eedeeyay in uu dhageesan jiray telfoonkiisa markii uu aqalka cad joogay. Donald Trump ayaa bartiisa Twitterka kusoo qoray in Barack Obama uu telfoonkiisa dhageysan jiray markii uu ku sugnaa daartiisa Trump Tower…

Read More

Madaxweyne Erdogan oo Ka Dalbaday Weriye La Socday inuu Joojiyo Sigaar Cabista Weliba Wacad qoraal ah ka Saxeexdo

Ankara 05. March 2017 (SDN/QJ):- Haddii aad ka mid tahay dadka caadada ka dhigtay sigaar nuugsita, isla markaana aanad weli diyaar u noqon in aad iska joojiso caadadaas dhaqanka iyo caafimaadkaba u xun, iska jir in aad la kulanto madaxwdeynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan, waayo kaa tegi maayo illaa aad wacad ku marto in aad…

Read More

Shirkad Shiinaha ah oo Markii ugu Horaysay Suurto gelisay Telefishano Ku Shaqaynaya Adeega 5G

Chine 05. March 2017 (SDN/QJ):- Shirkada caanka ah ee ee soo saarta talefannada, ZTE oo xarunteedu tahay dalka China ayaa soo saartay  talefanno casriya oo ah nooca loo yaqaanno Gigabites. Talefannadan ZTE oo ku shaqaynaya adeegga 5G ayaa leh xawaare aan aad looga baran talefannada gacanta oo gaadhaya illaa 1 Gigabites / Ilbidhiqsigii.   Shirkaddan…

Read More

Qisada Gabadha Dunnida ugu Dhuuban:Is Xakamaynta Miisaan Nacaybka oo Noqotay Masiibo Caafimaad

Moscow 05. March 2017 (SDN/QJ):- Valeria Levitin oo u dhalatay dalka Ruushku, sannadkii 1993-kii ayaa iyada oo 18 sano jir ah waxa ay ku guulaystay tartanka quruxda dalkeeda. Quruxda wejiga waxaa u dheeraa cuddoonaan jidheed iyo joog buuxa oo xilligaas ka mid ahaa waxyaabaha lagula jantay taashka quruxda, laakiin waxa ay iyadu jeclaysatay in miisaankaasi…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Dareen Celiyey Mudaharaadkii London,Mar Kalena Ku Celiyey in Heshiiskii Baarlamanku Ansixiyeen uu ahaa oo Keliya Codsi & Waxa uga Meel Yaala Hadii Xilka Laga Qaado!!! DAAWO

Hargaysa 04. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Sheegay in Shacabka Somaliland Xaq u Leeyahay in Wixii ay Diidan Yihiin ay u Maraan Dariiqada Sharciga ah Isagoo ka Hadlay Sida uu u arko Mudaharaadkii Ka Dhacay London ee Lagaga Soo Hor Jeeday Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siinayo Magaaladda…

Read More