Wasiir Cukuse Oo Ka Sheekeeyey Taariikhda Maalintii Dhallinyarada UFO Iyo Doorkii Uu Ku Lahaa DAAWO

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse”,Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland oo ka qayb galey munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey maalintii dhallinyarada UFO ee dhagax-tuurka  ayaa si murugo leh uga hadlay taariikhda maalinta dhagaxtuurka dhalinyaradda UFFO iyo waliba qaabkii loola dhaqmay dhalinyaradii waagaa noolayd ee UFO. Cabdilaahi Maxamed Daahir “Cukuse”,Wasiirka wasaaradda xanaanada xoolaha Somaliland…

Read More

Siyaasi Pro.Ismaaciil Hurre Buubaa Oo Si Cilmiyeysan U Sharraxay Cawaaqibka Ka Dhalankara Saldhigga Milllatare Ee Magaalada Berbera,Wareysi Xaasaasiya DAAWO

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Wareysi dhinacyo badan taabanaya oo uu Telefeeshinka UNIVERSALTV la yeeshay siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo kamida saraakiisha sar sare ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa waxaa uu si qoto dheer u sharraxay dhibaatada iyo cawaaqibka ka dhalan karo saldhiggaasi. Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa waxa laga wareystay arrimo badan oo…

Read More

Murrashaxa Madaxwayne Ku-Xigeenka Ee X.WADDANI Oo Ugu Baaqey Shacabka Somaliland In Ay Ka Hortagaan Xukuumadda KULMIYE Ee Boobka Hantida Bilowdey DAAWO

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Amb Maxamed Cali Aw Cabdi Murrashaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ku sugan magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa si adag uga hadlay saldhiga Milateri ee xukuumadda madaxwayne Siilaanyo magaalada Berbera ka siisay dawlada Imaaraaddka Carabta,waxaana uu soo bandhigay dhibaatooyinka uu horseedi karo saldhigaasi. Amb Maxamed…

Read More

“Ciidankayagu wuu ku filan yahay in uu badda ka difaaco jabhad iyo budhcadba” Waa Ciidammada Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Lagu Qalabeeyay Radaarro ay Kula Socon Karaan Dhaqdhaqaaqa Badweynta

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Somaliland ayaa markii ugu horraysay ciidammada ilaalada xeebaha ku qalabaysay  Raadaarro lagala soconayo dhaqdhaqaaqyada iyo  wax kasta oo soo gala badweynta, si loo sugo ammaanka xeebaha Somaliland. raadaarkan oo ah mid    casri ah oo lagu ogaan karo 65 Mayl  oo badwaynta ah, sidaasna waxa daboolka ka qaaday ciidanka ilaalada xeebaha…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo noqday Shaqsiyaadka ugu Shacbiyada badan Caalamka iyo Al Jazeera oo soo bandhigtay DAAWO

Muqdisho 21. February 2017 (SDN/QJ):-Tv-ga caalamiga ah ee Al Jazeera TV ayaa soo bandhigay warbixin uu ka diyaariyay Madaxweynaha dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo kaas oo noqday Shaqsi aad u shacbiyad badan Dal & Dibadba .   Al Jazeera Tv ayaa Madaxweyne Farmaajo waxa uu bar bar dhigay madaxda Caalamka kuwooda loogu jeclaa uguna…

Read More

Al-shabaab Oo Shaki-gelisay Diinta Uu Haysto Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya, Ballana Qaadday Inay La Dagaalamayso Intuu Xilka Hayo

Muqdisho 21. February 2017 (SDN/QJ):-Kooxda Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay War ka soo saartay Doorashadii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilllaahi Farmaajo, waxayna ballan ku qaadeen inay Afarta Sannadood ee uu Xilka hayo la gelayaan Dagaal. Al-shabaab ayaa shaki-gelisay Diinta uu haysto Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, iyagoo Tusaale u soo qaatay in Boodhadhkii uu Xilligii ololaha doorashada…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Ingiriiska oo Midowga Yurub ka Dalbaday in la Aqoonsado Somaliland

London 21. February 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan James Carver oo ka tirsan Xisbiga mucaaridka ah ee UKIP ee dalka Ingiriiska, ayaa Sabtidii toddobaadkan, waxa uu Baarlamaanka Midowga yurub kaga hadlay in midowga Yurub aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland oo uu xusay inay u qalanto aqoonsi caalamiya.   James Carver, waxa uu sidaasi ku sheegay hadal kooban oo uu ka…

Read More

Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Puntland Oo Kumanaan Neef Ku Muddey Daawooyin Dhacay

Garowe 21. February 2017 (SDN/QJ):-Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee Maamul-gobolleedka Puntland, ayaa waajahaysa Fadeexad iyo Cambaareyn, ka dib markii ay qaadday olole ay ku tallaashay Xoolaha, iyadoo Daawooyinka ay Xoolaha ku Tallaashay isla-markaana u qaybisay Xoolo-dhaqatadu dhaafeen wakhtigii loogu talo-galay in la isticmaalo. Wasaaradda ayaa Ololahan oo bilaabmay bishii January ee Sannadkan ku tallaashay kumanaan neef…

Read More

Guddoomiyihii Sarriflayaasha Hargeysa Oo Maalintii Tobnaad Ku Xidhan Saldhiga Booliiska New Hargeysa Iyo Sarifka Boqolka Dollar Oo Halkii U Saraysa Maraya

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Sariflayaasha Hargeysa Maxamed Abiib Siciid (Waraad) ayaa maalintii Tobnaad ku xidhan Saldhiga New Hargeysa ee Bariga Magaaladda Hargeysa,Kadib sida la sheegay markii ay wanjaleen Qaar ka mid ah Sariflayaasha Magaaladda Hargeysa oo sida la sheegay aad u dhibsaday dhaq dhaqaaq uu maalmihii u dambeeyay ka wada Magaaladda Hargeysa oo uu…

Read More

Bandhig Carweed Hub Iyo Qalabka Dagaalka Noociisii Ugu Dambeeyey Oo Lagu Soo Bandhigey Magaalada Abu Dhabi SAWIRO/DAAWO

Dubai  21. February 2017 (SDN/QJ):-Magaalada Abu Dhabi ee dalka isutaga Imaaraatka Carabta ayaa waxa lagu soo bandhigey Bandhig Carweed Hubka Aduunka iyo Qalabka Dagaalka noociisii ugu dambeeyey. Bandhig Carweedkan oo ay ka soo qayb galeen Shirkadaha aduunka ee sameeya Hubka kuwa ugu waawayn ayaa waxa uu hubka iyo qalabka dagaalku iskugu jirey qaar ah noocii…

Read More

‘’Fooraha Dhacaayaa Ma Kii February-baa,Ilayskaa Kuwii Shidoow Abaal Baan Kuu Hayaa’’ Cali Guray Iyo Xusuustiisa Kacdoonkii 1982kii

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Waxay ugu darnayd marka aniga oo Muqdisho jooga oo maalmo yar uun joogay uu warkii dhiilada Badnaa ee xadhiggii dhalinyarada Hargeysa soo dhacay. Waa labeentii Hargeysa. Waa intii laga arkay inay ka danqadeen xaaladdii dulmiga iyo cadaalad daradii iyo bahdaladdii iyo quudhsigii dadkooda ee maalin walba ay indhahooda ku arkayeen ey…

Read More

Dillaa Midab, Dhadhan Iyo Ur Lagu Garto Lahayn Oo Halis Galiyay Mallaayiin Dad Ah Oo Ku Nool Sucuudiga !

Riyadh 21. February 2017 (SDN/QJ):-Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa waxa ka soo if baxay dillaa cusub oo aan midab, dhadhan iyo Ur midna lahayn, waxaana la sheegay in dillaagani uu halis ku hayo 5.7 Millyan qof oo kala degan sagaal magaalo oo ka tirsan dalka Sucuudiga. Dillaagan oo ah Gaasta loo yaqaan Radon ayaa la sheegay…

Read More

Dawlada Malesiya oo Safiirkeedii Kala Baxday Dalka Waqooyiga Kuuriya Kadib Dhimashadii Hogaamiyaha K.Waqooyi Walaalkii

Kuala Lumpur 21. February 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Maleeshiya ayaa u yeedhay Safiirkooda u joogay dalka  Kuuriyada Waqooyi ka dib markii uu ka sii kordhay muranka ku saabsan dilkii Kim Jong-nam oo ay xagga hooyo ka walaala ahaayeen madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un. Ninkan la dilay ayaa si aan xog badan laga haynin geeridiisa  kaasoo magaalada Kuala…

Read More

Gabadh U Dhalatay Maraykanka Oo Muddo Kooban Socod Ku Soo Martay Dalalka Aduunka !

Washington 21. February 2017 (SDN/QJ):-Gabadh u dhalatay Maraykanka oo la yidhaa Cassis De Bicol, ayaa socod ku soo martay Dalalka Dunida oo dhan muddo 18 bilood ah, gabadhan oo da’deedu tahay 27jir ayaa waxay socdaalkan ku isticmaashay lacag dhan 10kun oo Dollar oo ay iyadu lahayd, laakiin markii danbe waxay caawimooyin ka heshay dadkii ka…

Read More

Bidaarta Oo La Ogaaday In Laga Dhaxlo Dhinaca Hooyada !

Hargaysa 21. February 2017 (SDN/QJ):-Deraasad cusub ayaa cadaysay in Bidaarta laga hiddo raaco Hooyada, taasi oo macnaheedu yahay dhinaca Abtiyaasha, waana arrin ay Soomaalidu hore aaminsaneyd. Khubaro ka tirsan jaamacadda Edinburgh ayaa cadeeyey in qofka bidaarta lihi uu ka dhaxlo Gens-ka Bidaarta ee ehelka hooyadii ee aanu ka dhaxlin ehelka Aabihii. Derasaaddan oo intii ay…

Read More

Gabadha Ugu Buuran Dunida Oo Dhakhaatiirtu Ay Sheegeen In Sariirtii Qaliinku Qaadi Weyday !

Qahira 21. February 2017 (SDN/QJ):-Gabadha ugu buuran Dunida oo la yidhaa Imaan Axmed oo u dhalatay Dalka Masar oo miisaankeedu yahay 495Kg, ayaa loo qaaday Dalka Hindiya si loogu soo daweeyo, balse dadkii qaadayay ayaa kala kulmey dhibaato badan, waxaana la sheegay in Diyaarad nooca Xamuulka ah lagu qaaday. Iimaan oo hadda ku sugan Masar…

Read More

Hargaysa oo Maanta Si Boqran Laga Xusay Xuska Maalinta Dhallinyaradda Somaliland oo ay Ku Lamaan Tahay Kacdoonkii Dhallintii Uffo 1982-kii DAAWO

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland ahna Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo ay Weheliyaan Gudoomiyeyaasha Xisbiyadda Qaranka,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda ayaa Ka Qayb galay Xuska Maalinta Dhallinyaradda Somaliland ee 20 Bisha February oo Maanta Ku Beegan.

Read More