Dhacdo Layaab leh Nooceeda aan horey loo arag oo ka dhacday Magaalada Hargeysa & Maxkamadda Degmada Hargaysa oo Garnaqeeda Maanta Bilowday
Hargaysa 25. February 2017 (SDN/QJ):-Dhacdadan Fajaca iyo Amakaaga Galisay Bulshada Qaybeheeda Kala Duwan Ayaa Ka Dhacday Todobaadadii Ina Soo Dhaafay Magaalada Hargeisa. Mid Kamid Xaafadaha Magaalada Hargeisa oo ka tirsan degmada Axmed Dhegax Ayaa Dhawaan Waxa Isku Aroosay Lamaane Wiil iyo gabadh Waxaana Wiilkan Arooska Cusub Galay Ka Shaqeeyaa Mid Kamida Warshadaha Kala Duwan ee Soosaara…
