“Saldhiga Laga Sameynaayo Berberi , Waa Bidaari Sibiq Bay Kugu Gashaa.”.Dr.Cabdiraxmaan Cirro DAAWO

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si adag uga hadlay dhibbaatada iyo weli ba sida oo kale khatarta uu lee yahay saldhiga Milatari ee Imaaraadku, waxaana uu tilmaamay in saldhiggaasi aanu ahayn mashruuc horumarineed balse uu qeyb ka yahay dagaalka ay wadamada Khaliijku kula jiraan Yeman oo uu sheegay…

Read More

China’s state broadcaster accidentally recognized the breakaway state of Somaliland

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-When a car bomb ripped through a market in Mogadishu on Sunday, killing at least 30 people, China’s state broadcaster in Africa, quickly covered the story. But CGTN, the newly rebranded international version of CCTV, made one notable mistake. A map shown by CGTN Africa showed Somaliland, a breakaway region in…

Read More

“COLDOON maaha Suxufi ee waa XAGJIR Adeegsanaya Arrimo Diimeed,Laga Bilaabo Maanta Cidii Saldhiga Berbera Ka Hadasha Waa La Xidhayaa..” Wasiir Caddaani DHAGAYSO

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani ayaa Si Cad u Sheegay in Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siiyay Madaarka Berbera Cid Kasta oo ka Hadasha ay Xabsiga Ku Guri Doonaan Maadaama Waxa laga hadlayaa uu Yahay arrin Mileteri.

Read More

Xuska Maalinta Dhallinyarada Somaliland oo Maanta Si Balaadhan Hargaysa Looga Xusay & Muuqaalada Dareenka Leh SAWIRO

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Magaaladda Hargaysa Lagu Qabtay Munaasibada Maalinta Dhallinyaradda Somaliland Waxaana Ka Soo Qayb galay Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland,Xubnihii Ururkii Uffo,Gudoomiyeyaasha Xisbiyadda Qaranka,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiiradda, Siyaasiyiin Aqoon Yahano,Madax Dhaqameed Iyo Dhallinyaro Tiro badan.

Read More

” Saldhiga Berbera iyo DPW Waa Horumar Dalka u Soo Kordhay Laakiin Waa la Diiday,Maxaa Loo Diiday Aaminaadii Dawladnimo ayaa Meesha Ka baxday”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Sheegay Mar uu Maanta ka hadlayay Xuska Dhallinyarada Somaliland ee 20 Februr in Kaabayaasha Dhaqan Dhaqaale ee Somaliland ay Baa’ba’en Isla Markaana loo baahan yahay Sidii Loo Heli Lahaa Dawlad Soo Celisa Aaminaadii Shacabka.  

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Buuhoodle & Madax Dhaqameedka Deegaankaasi oo Ka Wada Hadlay Dardar gelinta Gurmadka Dadka abaaruhu Saameeyeen DAAWO

Buuhoodle 20. February 2017 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Gobolka Buuhoodle Sidoo Kalena ah Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Buuhoodle Saleebaan Cabdi Xuseen Dhego Weyne oo ay Weheliyaan Qaar ka Mid ah Madaxdda Dhaqanka ee Gobolkaas Guddida abaaraha ee Gobolkaas ayaa Ka wada hadlay Sidii Gargaar Midaysan loo Gaadhsiin lahaa dadka abaartu saamaysay.  

Read More

Muuqaal uu Duubay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Ka Hor Xidhitaankiisii DAAWO

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Laamaha amaanka ee Somaliland ayaa Xabsiga Dhigay Weriye Cabdi Maalik Muuse Coldoon Kadib Markii uu ka soo laabtay Magaaladda Muqdisho oo uu ku Soo Hambalyeeyay Madaxweynaha Cusub ee Somalia Mr Farmaajo Bilowga Xil hayntiisa Erayo ka soo Yeedhay Weriye Col doon ayaa Xukuumadda Somaliland Iyo Qaybo badan oo Shacabka ahi aad…

Read More

Maxaa Keenay In Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Ka Gaabsado Ka Hadalka Saldhiga Mileteri ee Xukuumaddu Siisay Imaaraadka? DAAWO

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa u soo Jeediyey Laba Beelood oo Wada dega Deegaanka Degmadda Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag oo Shaqaaqo Gacan Ka hadal ahi Mar kale dhex martay inay Ka Shaqeeyaan Sidii Nabad loogu wada Noolaan lahaa.

Read More

Xukumadda Somaliland Iyo Xisbigeeda Kulmiye Oo Oo Si Wayn U Hadal Hayay Siyaasi Ay Adhax Jabiyeen Oo Ay Hadda Itaal Siyaasadeed Bidayaan

Hargaysa 20. February 2017 (SDN/QJ):-Xukumadd Somaliland Iyo Xisbigeed Kulmiye Ayaa Si Wayn U Hadal Hayay Labadii Maalmood Ee La Soo Dhaafay Ka Dib Markii Dood Laga Adkaaday Wasiirka Madaxtooyadda Laga Hadlayay Saamaynta Uu Yeelan Karo Saldhiga Barbara Ee Imaaraatka Lagu Wareejinayo,   Taasina Waa Ta Keentay In Xaruumaha Dowlahad Iyo Guud Ahaan Somaliland Looga Hadal…

Read More

‘’Dhakhaatiirtu waxay sheegayaan in xanaaqa iyo deganaan la’aantu ay Donald Trump ka Dhigayso mid aanan sii hayn karin xafiiska’’ Natiijadda Khubaro Caafimaad Ka Soo Saareen Maraykanka

Washington 20. February 2017 (SDN/QJ):-Khubaro Maraykan ah oo ku taqasusay cilmi nafsiga waxay shaki muujiyeen Caafimaadka maskaxeed ee madaxweynaha Mareykanka Trump. Dooda caafimaadka maskaxeed ee Trump waxay ka dhalatay warqad furan oo tobannaan qof ay u direen khubarada. Dhaqaatiirta waxay sheegayaan in xanaaqa iyo deganaan la’aanta ay Trump ka dhigayaan mid aanan sii hayn karin…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Boqol Kun Oo Doollar u Ballan-qaaday Qofka Soo Sheega Gaadhi Qarxi Raba, Cusbitaalkana ku Booqday Dhaawayadii Shalay

Muqdisho 20. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa Cusbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho Xalay ku booqday Dadka Dhaawacyadu ka soo gaadheen Qarax Axaddii Shalay ka dhacay isla Muqdisho. Waxaanu Madaxweyne Farmaajo sheegay in Qofka soo sheega Gaadhi Qarax lagu fulinayo inta aan la qarxin uu ku abaal-marin doono Lacag dhan Boqol…

Read More

Mid kamid ah Musharaxiintii la tartantay Farmaajo oo Saadaaliyey in uu noqdo R/Wasaaraha Somalia

Muqdisho 20. February 2017 (SDN/QJ):-Dr C/naasir Cabdule Maxamed oo kamid ahaa Musharixiintii tartanka u galay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya , ayaa kamid ah shakhsiyaad dhoor ah oo loo saadaalinayo in loo magacaabayo xilka Ra’isul   Xilka Raisul Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa loolan xoogan ugu jira Siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Hawiye , waxaana…

Read More

Duuliye Diyaaradeed Oo Caga Dhigtay Mid Ka Mid Ah Waddooyinka Dalka Kazakhstan!

Kazakhstan 20. February 2017 (SDN/QJ):-Sida aynu wada ognahay had iyo jeer Diyaaraduhu waxay caga dhigtaan oo kaliya goobaha loogu tala galay ee ah Madaarada, balse arrin aad u layaab badan ayaa ka dhacday Dalka Kazakhstan kadib markii uu nin Duuliye ka ahaa Diyaarad nooca Dagaalka ah uu caga dhigtay mid ka mid ah waddooyinka tuulada…

Read More