Labadii Beelood ee Dirirtu Ku Dhex Martay Degmada Ceel Afweyn oo Xalay Mar Kale Fooda is daray
Ceel Afweyn 17. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Xalay Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag ay mar kale diriri ku dhex martey labadii beelood ee dhawaan Dirirtu ku dhex martey Deegaano hoos yimaada degmada Ceel-afwayn kuwaasi oo ilaa hadda lagu gudo jirey xalinta shaqaaqadii hore u dhex martey labadan beelood ee walaalaha ah taas oo sababtay…
