‘’Caku mudanahaygii,Mooryaantu dhaantoow’’ Abwaan Xasan Daahir Weedhsame oo Maanso Kooban Ku Cabiray Dareenkii Guracnaa ee Labada Gole ay Ku Ogolaadeen Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka

Hargaysa 15. February 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame ayaa maanso uu ku dhaliilaayo u tiriyey golahayaasha wakiilada iyo guurtida somaliland oo ansixiyey in saldhig milatari laga siiyo magaalada Berbera halkaasi oo ku dhawaad 144 mudane oo labada gole ka mid ahi ay HAA ugu codeeyeen in la siiyo Imaaraatka Carabta gudaha Somaliland.  …

Read More

Dawladda Soomaaliya oo Shaacisay inay Dacwad ka dhan ah Saldhigga Millateri iyo Imaaraadka Carabta Gudbiyeen DAAWO

Muqdisho 15. February 2017 (SDN/QJ):- Hanti dhowrka guud ee Qaranka Soomaaliya Dr. Nuur Faarax Jimcaale ayaa ka hadlay heshiiska dhax maray Somaliland iyo Dowlada Imaaraatka Carabta ee lagu wareejiyay Dekadda iyo garoonka Diyaaradaha magaalada Berbera.   Hanti-dhawraha guud ee Qaranka Soomaaliya, waxa uu sheegay inay Dacwad u gudbinayaan Jaamacadda Carabta ka dhan ah dawladda Imaaraadka…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo shuruudo adag u dhigay Shaqsiga uu Ra’iisal wasaare u magacaabayo

Muqdisho 15. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shuruudo adag u dhigay shaqsiga uu doonay inuu u magacaabo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya. Madaxweynaha oo dhowaan xilka la wareegi doono xilka ayaa xildhibaano ugu tegay inuu xilka Ra’iisal wasaaraha u magacaabo u sheegay inuu doonayo shaqsi ay wadashaqeyn karaan. Farmaajo ayaa shuruudihiis…

Read More

Dr Siciid Maxamed Cabdala oo Lafa Gur Ku Sameeyay Baahiyaha Keena Saldhig Mileteri oo Dal Ku Yeesho Waddan Kale & Hadimooyinka Ku Lamaan DAAWO

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Sida aynu Ka Warqabno Labada Gole ee Baarlamanka Somaliland (Guurtida Iyo Wakiiladda) ayaa Cod aqlabiyad ah Ku Meel Mariyey Heshiis Qabyo ah oo Somaliland Ku Siisay Dalka Isu taga Imaaraadka Carabtu inuu Saldhig Mileteri Ku Yeesho Madaarka Magaaladda Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=bdINTiAKOhY

Read More

‘’Saldhiga Millatari Waa Cawsle la Muuseeyay’’ Eng. Maxamed Xaashi oo ku Dooday in Xamar Laga Saxeexday Heshiiska Saldhiga ee ay wada Galeen Somaliland iyo UAE DAAWO

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Maaliyadda, Eng. Maxamed Xaashi, Cilmi, ayaa ku dooday in qaab jujuub ah oo sharciga ka baxsan loo ansixiyay saldhiga Millatari ee laga aasaasayo Berbera ee ay wada galeen Somaliland iyo Isku-taga imaaraadka carabta ee UAE.   Eng. Maxamed Xaashi waxa uu xusay in mashruucan UAE ay hore uga…

Read More

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Sacab Dheer Ku Soo Dhaweeyay Saldhiga Mileteri ee Xukuumadu Siisay Imaaraadka & Amaan uu u Soo Jeediyey Dawlada DAAWO

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Si Buuxda u Taageeray Heshiiskii ay Labada Gole ee Sharci dejintu Meel Mariyeen ee Ku Saabsanaa Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siinayo Madaarka Berbera. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Warfidiyeenada Kula Hadlay Magaalada Hargaysa ayaa Soo dhaweeyay Heshiiskaas Isagoo…

Read More

“Saldhigga Milletari Wuxuu Noogu Fadhiyaa Qiime, Oo Markay Ugu Yar-tahay Mid-baa Tamaandhada Ka iibinaya..” Wasiir Cabdillaahi Cukuse & Fariin uu u Diray Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaarada  Xanaanada Xoolaha Somaliland Md, Cabdilaahi Mxamed Daahir (Cukuse) Ayaa Taageeray Go’aankii golaha Baarlamanku ku Ansixiyeen Saldhiga Milatari Ee Dawlada Isutaga Imaaraadka Carabtu Ku Yeelanayso Somalilannd Gaar Ahaan magaalada Berbera.

Read More

Warbaahinta Xukuumadda Somaliland Maamusho oo Laga Baahinayo Warar Lagu Buun Buuninayo Heshiiska Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siiyay Berbera DAAWO

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Warbaahinta ay Gacanta ku hayso Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo labadii Caano Maal ee u danbeeyay laga faafinayay Warar Lagu Taageerayo Heshiiska Dawladu ugu Hibaysay Imaaraadka Saldhig Mileteri oo ay ka siiso Bogcad ka mid ah Dhulkeeda.

Read More

Madaxweyne Ku Xigeenka Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land oo Wacad Ku Maray Inay Somaliland Ka Xorayn doonaan Gobolada Sool Iyo Sanaag DAAWO

Garowe 14. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Camey, ayaa jawaab ka bixiyey hadal uu Hoggaamiyaha Kooxda Khaatumo Dr. Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ku sheegay in cadow-ga kaliya ee ay leeyihiin ay tahay Puntland. Cali Khaliif ayaa isaga oo ku sugan dalka Jabuuti sheegay in Somaliland iyo Khaatumo ay u midoobi…

Read More

Magacyada Guddiga Qabanqaabada Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha cusub ee Somalia oo La Shaaciyey & Qeexida Waajibaadka Guddidan

Muqdisho 14. February 2017 (SDN/QJ):- Raisul wasaare ku-xigeenka xiligiisu dhamaaday ee xukuumada Somalia Maxamed Cumar Carte ayaa magacaabay guddiga qabanqaabada xaflada caleemo saarka Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Guddigan oo kooban lix xubnood ayaa waxaa gudoomiye looga dhigay C/llaahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir), waxaana qoraalka ka ka soo baxay raisul wasaare ku-xigeenka lagu xusay…

Read More

“Farmaajo wuxu Wiiqay Awooddii Al-Shabaab, waxaan Illaahay ka Beryeynay Inaanu nagu soo celin, balse..” Afhayeenka Al-Shabaab

Muqdisho 14. February 2017 (SDN/QJ):-Afhayeenka Kooxda Al-Shabaab, ayaa Warbaahinta Afka Malleeshiyadaas Al-Shabaab ku hadasha u sheegay, inay Al-Shabaab ahaan ku Rabbi-baryayeen inuu Farmaajo ku soo saarin, balse aan Qaddarka Illaahay la baajin karin, inkastoo Xildhibaanno badan oo Al-Shabaab taageersan sida uu hadalka u dhigay ku jiraan Golahaas, hadda Illaahay u qaddaray xilkaas oo ay Badi…

Read More

“Farmaajo waxa uu Madaxweyne u yahay Xamar, halkaas ha ku ekaado” Dr. Cali Khaliif Galeydh DAAWO

Jabuuti 14. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galeyr oo kulan kula leh magalada Jabuuti saraakiil ka socota Somaliland ayaa sheegey in Puntland ay tahay cadowga koowaad.   Waxaa uu sheegay in maamulka Puntland uu dhibaatooyin ku hayo shacabka degaanada hoos taga maamulka Khaatumo isagoo reer khaatumo ugu baaqay iney meel uga soo…

Read More

Qaar kamid ah Musharaxiintii Madaxweyne ee laga guuleestay iyo Xildhibaano Madaxa Iskula Jira

Muqdisho 14. February 2017 (SDN/QJ):-Qaar kamid ah Musharaxiintii looga guuleestay Xilkii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa bilaabay in ay farqaha ku dhagaan qaar kamid ah Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.   Musharaxiinta oo u badan kuwa aan codad ka helin Xildhibaanada labada aqal ayaa ku dhagan Xildhibaano katirsana labada Aqal kuwaa oo la sheegay in…

Read More

Hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Ka Deyriyey In Ciidan Shisheeye Saldhig Laga Siiyo Bogcad Ka Mid ah Dhulka Somaliland

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali X Xasan ayaa cambaareeyey heshiiska Dawladda Imaaraadka Carabta iyo Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ee aasaaska u ah in madaarka Magaalada Berbera laga siiyo Imaaraadka Carabta Saldhig Millatari oo mudanayaasha labada Gole ee Guurtida iyo Wakiiladu fadhi wada jir ah ku ansixiyeen. Xirsi oo arrintaasi ka hadlaya…

Read More

Fashilka Go’aankii Trump ee Xayiraadda, Hanjabaaddiisa Cusub & Boqollaal Muhaajiriin ah oo Xabsiyada lagu Guray

Washington 14. February 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay inuu dib ula noqonayo Racfaanka uu ka qaadan lahaa go’aanka ay Maxkamaduhu ku hor-istaageen dhaqan-galka Xayiraadda socdaalka ee uu Dadka Toddobada Waddan ee Muslimiinta ah ee Soomaaliya ku jirto ku soo rogay.   Madaxweyne Trump, ayaa Saxaafadda u sheegay inuu taas beddelkeeda soo saari doono…

Read More