Ciidamadda Imaaraadka ee Ku Sugan Yemen oo Madaxweynihii Sharciga ahaa ee Dalkaasi u Diiday inuu Caddan ka Dego
Cadan 16. February 2017 (SDN/QJ):- Maalintii Axadii ee ay Baarlamanka Somaliland ansaxinayeen saldhiga ciidan ee dawladda Imaaraatku dalbatay inay ku yeelato xeebta magaalada Berbera,ayaa diyaaradaha qumaatiga u kaca ee Imaaraatka (Apache) iyo koox maleeshiyo maxali ah oo Imaaraatku si gaar ah u taakuleeyaan waxay wada jir ahaan weerar ku qaadeen qayb ka mid ah Ilaaladii…
