Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Maamul Goboleedka Puntland oo dil ku xukuntay todoba nin oo lala Xidhiidhiyey Al Shabaab

Garowe 14. February 2017 (SDN/QJ):- Maxkamad Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa xukuno dil ah ku riday todoba dhalinyaro ah oo lagu eedeeyey in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab isla markaana ay falal dil ah ay u geysteen Masuuliyin ka tirsan Puntland oo dhawaan lagu dilay Boosaso. magacyada dhalinyarada la xukumay ayaa kala ah:-  …

Read More

Nin U Dhashay Dalka Hindiya Oo Kafaalo Qaaday Daryeelka Carruur Qabta Cudurka HIV/Aids Oo Eheladoodu Dayriyeen !

Delhi 14. February 2017 (SDN/QJ):-Had iyo jeer dadka qaba cudurka dillaaga ah ee Hiv/Aids waxay la kulmaan dhibaatooyin aad u badan oo ay ka mid yihiin in la takooro oo la iska fogeeyo oo ay noqdaan kuwa bulshada ay ku dhex nool yihiin si gaar ah ay iskaga ilaaliyaan. Nin u dhashay Dalka Hindiya ayaa…

Read More

Wasiir Caddaani “Cid  Jidh-dil Lagu Sameeyay ma Jiro ee waa wax Khuraafaad iyo Been ah”

Hargaysa 14. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka  Wasaarada    Warfaafinta     iyo    Wacyigalinta Jamhuuriyadda Somaliland Md.   Cismaan    Cabdilaahi   Saxardiid (Caddaani),  ayaa ku tilmaamay mid ka baxsan dimuqraadiyada iyo sharciga dalka u yaalla fawdadii iyo qaskii  xildhibaanno   ka tirsan  ka tirsan    xisbiga    WADDANI  ka sameeyeen fadhigii    wadajirka   ahaa   ee   labada   gole ee baarlamaanku yeesheen  ee lagu ansixiyay heshiiskii xukuumaddu…

Read More

Ka Digtoonaw Nooc Ka Mid Ah Dhirta Oo Halis Ku Ah Nolasha Noolaha!

London 14. February 2017 (SDN/QJ):- Xayawaano hillib cun ah ayaa waagii hore dunida ka jiray, haatanse waxa la ogaaday inay jiraan dad cuna hillibka dadka, balse waligeed lama maqal dhir isku badasha inay cunto hillib oo ay dhadhansato dhiiga.   Haddaba, waxa arrintan lagu soo bandhigay warbixin uu Wargeyska Himilo ka soo xigtay jarriidada Daily…

Read More

Ciyaartoyga Messi Oo Wacyigalin Caafimaad Ku Tagi Doona Dalka Masar Toddobaadkan !

Qaahira 14. February 2017 (SDN/QJ):- Weeraryahanka caanka ah ee u ciyaara naadiga Barcelona ayaa la filayaa inuu booqasho ku tago Dalkaasi Masar maalinta Arbacada ee beri, ujeedada booqashada Messi ayaa la xidhiidha wacyigalin dhinaca caafimaadka ah. Barnaamijka wacyigalinta ah ee uu ka qayb qaadanayo Ciyaaryahan Messi ayaa waxa ka masuula Torre and Cure, waxaanay sheegeen…

Read More

Diblomaasi Maraykan ah oo lagu xiray magaalada Nairobi & Booliska Kenya oo ka hadlay

Nairobi 14. February 2017 (SDN/QJ):- Booliska wadanka Kenya ayaa xabsiga dhigay diblomaasi ka tirsanaa safaaradda Maraykanku ku leeyahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.   Saraakiisha Booliska Kenya ayaa sheegay in la xiray Diblomaasigan ka dib markii uu shil gaari galay, isla markaana uu bastoolad ku cabsi geliyey darawalka gaariga kale, si uu uga baxsado goobta…

Read More

Haddii dawladda Imaraadku saldhig milatari ka sameysato magaalada Berbera, faa’iido amma khasaare intee leeg ayey arintaasi Somaliland ku keeni karta? & Falanqaynta Dooda Somaliland ee Aqoon Yahan Maxamed C. Bile DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Aqoon Yahan Maxamed Cali Bille ayaa Tafaasiil ka Bixiyey Siyaabaha Keena in Saldhig Mileteri uu Dal ku Yeesho Dal Kale Iyo Mabaa’diida qaanuun ahaan loo raaco. Aqoon yahan Maxamed Cali Bille oo Xiligan ka Tirsan Xisbiga Taladda dalka haya ee Kulmiye ayaa Iftiimiyey in Saldhigu Yeelan karo Khasaare iyo Faa’iido…

Read More

”Hooyooyinka ayaan La Hadlayaa Una Sheegayaa In Marka Hablahooda Saldhigaas Lala Galo ee Dawladu u Soo Saari Kari Weydo Cawaaqibka ay Mudan doonaan Hadii aanay Maanta Baraarugin” Marwo Faadumo Siciid DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo ka Mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Fariin Guubaabo ah u Dirtay Hooyooyinka Somaliland oo ay ka dalbatay Inay Ka Falceliyaan Dhibaatooyin ay Sheegtay inuu Keeni doono Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka Laga Siinayo Madaarka Magaaladda Berbera. https://www.youtube.com/watch?v=FJn2S3dnFgM  

Read More

‘’Waa Ilaahay Mahadii Mar Hadii Fool Xumadaasi Dhacdey Anigoon Madaxtoooyada Joogin ‘’ Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka fal celiyey Dhacdadii Shalay ka dhacday Fadhigii wada Jirka ahaa ee labada Gole ee Sharci dejinta Somaliland Waxaanu Ilaahay uga Mahadnaqay in aanu Xiligan ahayn Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland.

Read More

Xildhibaan ka Tirsan Golaha Wakiiladda Kuna Abtirsada Xisbiga Kulmiye oo Sheegay inay Maxkamada Distooriga ah Gayn doonaan Heshiiskii Labada Gole ansixiyeen DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Kadib Markii Shalay Labada Gole ee Baarlamanka Somaliland ( Guurtida iyo Wakiiladdu) Cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Heshiis qabyo ah oo Xukuumadu la Gashay dalka Imaaraadka Isla markaana lagu Siinayo Madaarka Berbera Si ay Saldhig Mileteri ugu noqoto Mudo 25 Sanno ah ayaa Xildhibaan ka mid ah Mudanayaashi shalay laga…

Read More

Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo Sheegay inuu Hore uga Digay Talaabadii Shalay ka dhacday Labada Gole ee Baarlamanka Somaliland DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Caddaaladda Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid haatana ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Sheegay inuu Hore uga Digay Talaabadii Shalay ka dhacday Fadhigii Madaxweyne Siilaanyo kula hadlay Labada gole ee Sharci dejinta.

Read More

Weftigii Somaliland u Matalayay Wada Hadaladii Khaatumo oo Hargaysa Ku Soo Laabtay Iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Fariin Hanjabaad ah u Diray Madaxweynaha Somalia Sheegayna inuu Taageersan Yahay Heshiiska Saldhiga Mileteri DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta Dib ugu Soo Laabtay Caasimadda Dalka ee Hargaysa Weftigii Somaliland u Matalayay Wada Hadaladii u Dhexeeyay Somaliland Iyo Khaatumo ee Ka Dhacay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.  

Read More

Salaadiin Ka Mid ah Gobolka Maroodi jeex oo Xukuumadda Ku Taageeray Heshiiska Saldhiga Mileteri ee Berbera DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka Mid ah Salaadiinta Gobolka Maroodi Jeex oo Maanta Warbaahinta La Hadlay ayaa Sheegay inay Taageero Buuxda La Garab Joogaan Heshiiskii ay Xukuumadu La Gashay Imaaraadka ee ku Saabsanaa Saldhiga Mileteri ee Laga Siinayo Madaarka Magaaladda Berbera, Kaas oo Shalay ay Cod Aqlabiyad ah ay ku meel mariyeen labada…

Read More

Nuxurka Heshiiska Dawladda Imaaraadka Carabta Iyo Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Ee Aasaaska Saldhigga Milateri 

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Shalay Waxa uu Labada Gole ee Guurtida iyo Wakiiladda u Gudbiyey Heshiis aan rasmi ahayn oo ay Xukuumadiisu la Saxeexatay Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta oo Somaliland ka dalbaday inay Saldhig Mileteri ka siiso Madaarka Berbera. Dulucda Heshiiskan ayaa u Dhignaa Sidan:- Heshiiska Cidda…

Read More

Wasiir Caddaani oo Hambalyo u diray labada gole kana hadlay Arrinta Saldhiga ee Shalay la meel mariyey & Tiro uu Xildhibaano ah oo uu Sheegay inay Xisbiga Waddani ka Tirsanaayeen DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani Isla markaana ah Afhayeenka Xukuumadda ayaa Sheegay in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu Ku Hambalyaynayo Labada Gole ee Sharci Dejinta Somaliland ansixinta Heshiiska Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga siinayo Magaaladda Berbera.

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘Ilaahay Cimrigaaga Wuu Barakayn”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

“Wasiir Caddaani Habeenkii waa Xisbiga Waddani oo wuu noo yimaaddaa, Maalintiina waa Kulmiye..” Faadumo Aadan – DAAWO

Hargaysa 13. February 2017 (SDN/QJ):- Faadumo Aadan Cawad oo ka mid ah Saraakiisha Garabka Haweenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa weerartay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), oo ay ku sheegtay inaanu waxba u taraynin Musharrax Muuse Biixi iyo Madaxweyne Siilaanyo toona, waxaanay sheegtay inuu Habeenkii ka tirsan yahay Xisbiga Waddani oo uu…

Read More