Tirinta Codadka Doorashada oo lasoo gabo gabeeyay (Yaa ku horeeya Codadka) Iyo Murashixiinta Ku Hadhay Wareega Kowaad
Muqdisho 08. February 2017 (SDN/QJ):-Waxaa goordhaw lasoo gabo gabeeyay tirinta codadka wareega koobaad ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya , waxaana codadka ilaa hada la tiriyay ku horeeya Musharax Xasan Sheekh Maxamuud. Musharax Xasan Sheekh Maxamuud oo hogaaminaya Musharaxinta tartameysa ayaa helay codad gaaraya 90-cod waxaana musharax labaad ee kusoo xiga Farmaajo uu isna helay codad gaaraya…
