Taariikhda,Iyo Waayo Aragnimadda Shaqo ee Murashixiintii Lagu Soo Khatimay Khudbadihii Golaha Baarlamanka Somalia!!!
Muqdisho 07. February 2017 (SDN/QJ):- Murashaxiinta hadlaya waa: Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke, Dr. Maxamud Maxamed Culusow, Maxamed Cabdulahi Farmaajo, Maxamed Cabdirisaq Maxamud Abukar, Maxamud Axmed Nuur Tarsan, Maxamed Nuur Cali Amerika, Maxamed Axmed Jabarti iyo Axmed Maxamed Cabdi Malaadiini: Hadaba, Halkan Ka Akhriso Taariikhda Murashaxiinta 9-ka Ah Oo Dhameystiran: Murashaxa: Cumar Cabdirashid Cali Sharma’arke Waxaa uu…
