“Waxaan rumaysnahay inaanay Somaliland gooni uga bixin Soomaaliya inteeda kale ee Laakiin dhammaantayo xitaa anakoo Itoobiya ah Yaa Ku Macaashay Midnimada’’ Raysal Wasaaraha Itoobiya DAAWO
Addis Ababa 04. February 2017 (SDN/QJ):- “Waxaan rumaysnahay inaanay Somaliland gooni uga bixin Soomaaliya inteeda kale ee Laakiin dhammaantayo xitaa anakoo Itoobiya ah Soomaaliya, Suudaan, Ereteriya iyo Jabuuti aanu isku noqono waddan kaliya oo midaysan laakiin taasi imika suurtagal ma ahan oo laguma dhawaaqi karayo inay waddan kaliya noqdaan. Waxay ila tahay inaan ku bilowno [Midnimada]…
