Murashax Madaxweyne Somalia Bashiir Raage Shiiraar iyo Dulucda Khudbadiisii Golaha Baarlamanka DAAWO
Muqdisho 03. February 2017 (SDN/QJ):- Bashiir Raage Shiiraar ayaa isna goobta ka jeediyay hadal gaaban, Shiiraar waxaa uu ka hadlay dagaal ay isaga iyo hogaamiyayaal kale Muqdisho kula dagaallameen kooxo ugu yeeray waqtigaa gaalo balse sida uu sheegay hadda la ogaado cidda gaalada ah, waxaa uu Xildhibaannada ka codsadey in ay ku doortaan aqoonta waji…
