Qorshe Siyaasadeed Maraykanku ka leeyahay Somaliland oo bilaabmay & Trump oo Khariiradda Soomaaliya ka saaray Somaliland Akhri Warbixin Xasaasi ah

Washington 01. February 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, ayaa kala saaray Khariiradda Somaliland iyo Soomaaliya, waxaanu gaar uga saaray Maabka Soomaaliya oo ku jirta toddoba Waddan oo Muslim ah oo uu si ku-meel-gaadhka ah muddo sagaashan cisho ah uga joojiyey inay dalkiisa geli karaan. Toddobada Waddan ee uu Madaxweyne Trump in Qaxoontiga ka tegaya la…

Read More

Jadwalka khudbadaha Musharaxiinta Ku Loolamaya Qabashada Xilka Madaxweyne ee Somalia ay Ka Hor Jeedin doonaan Golaha Baarlamanka oo La Soo Saaray & Qaabka loo Kala Horaysiiyey (Akhriso)

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa soo saaray Jadwalka khudbadaha musharaxiintu ka hor jeedin doonaan xildhibaanada Baarlamanka.   Musharaxiinta u taagan doorashada madaxweynaha oo gaaraya 24 ayuu guddiga u qeybiyey sadex qeybood oo min 8 ka kooban, waxaana qeybta koowaad loo asteeyey iney khudbadahooda jeediyaan maalinta khamiista ah ee beri oo…

Read More

“Haddii Shacabku Nagu Gedoodo Balo Dhacday, Guddoomiye Xisbina Na Daawan Maayo..” Guddoomiyaha Guurtida Somaliland DAAWO

Hargaysa 01. February 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa rejo fiican ka muujiyey muddada toddobada bilood ah ee ay isku raaceen Xisbiyada Siyaasadda, Komishanka iyo Madaxweynuhu in doorashada Madaxtooyada dib loo dhigo xaaladda abaarta awgeed, waxaanu sheegay haddii uu Roobka xilliga Gu’ga ee sannadkan la filayaa si fiican u da’o in doorasho laga…

Read More

“Dalka Kuwait  Maalmo Yar Gudahood Waxa Uu Inoo soo Diri-doonaa Cunno, Daawooyin iyo Ceelal Biyood dalka Laga Qodidoono.” Wasiirka Madaxtooyadda JSL SAWIRO

Kuwait 01. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shaaciyey in maalmo yar gudahood ay dawaladda Kuwait Somaliland soo gaadhsiin doono deeqo ku aadan Abaaraha dalka ku jira, oo isugu jira Cuno, dawooyin iyo ceelal biyoodyo la qodi doono. Wasiirka oo hogaaminayey wefti ballaadhan oo ka socda Xukuumadda Somaliland oo safar hawleed ku…

Read More

Dawladda Somaliya oo Jawaab Ka Bixisay Go’aankii Madaxweynaha Mareykanka

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya, C/salaan Hadliye Cumar, ayaa sheegay in ay ka xun yihiin go’aanka uu Madaxweynaha Mareykanka toddobo dal, oo Somaliya ku jirto uu kaga mamnuucay dalkaasi. Donald Trump, ayaa maalintii Jimcaha saxiixay awaamiir uu dadka u dhashay dalalkan kaga mamnuucayo in ay yimaadaan Mareykanka. Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliya,…

Read More

Wiilkii Baxsaday ee Qaybta ka ahaa Kufsi Wadareed Loo Gaystay Laba Hablood oo Ku Nool Degmada Gal Dogob oo Gacanta lagu dhigay DHAGAYSO

Garowe 01. February 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Booliska Magaalada Garowe ayaa gacanta ku soo dhigay Bishaar Cabdisamad Maxamed oo kamid ah dhalinyaradii Kufsi Wadareedka ka geestay duleedka Degmada Galdogo ee gobalka mudug Baxsad ahaa tan iyo markii uu ka qayb qaatay falka kufsiga ah .   Guri kuyaala xaafada 1-da agoosto ee magaalada Garoowe ayuu ku …

Read More

Qaraxyada Xarunta Somalia ee Muqdisho oo Halis ku Haya Wariyeyaasha ka soo Warama Degelka Colaaduhu Daashadeen WARBIXIN

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Arbacadii, 25kii bishii aynu ka soo Gudubnay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa mar kale muujiyay sababta caasimadda Soomaaliya loogu darro liiska magaalada ugu halista badan ee ay wariyeyaasha ku shaqeeyaan dunida.   Wariyeyaal ayaa si deg deg ah ku tagay Hotelka Dayax ka dib markii ay weerar ku qaadeen…

Read More

Doodii loo qaban lahaa Musharaxiinta Madaxweyne oo gabi ahaan la joojiyay iyo Sababta keentay

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- Guddiga qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in gabi ahaan la joojiyay meeshana laga saaray doodii la qorsheeyay in loo qabto Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynha Soomaaliya.   Dooda ayaa Shalay qorshuhu ahaa in loo qabto Musharaxiinta isku haya halka kursi ee Madaxweynaha Soomaaliya, hasa ahaatee ka…

Read More

Dad Weyne Ka Cadhooday Xafiiska Maaliyadda Laanta Socdaalka Hargeysa Oo Ka Diiday Inuu Lacagta Somaliland Kaga Iibiyo Baasboorrada + Dad Lagu Soo Celiyay Kaashka

Hargaysa 01. February 2017 (SDN/QJ):- Dad shacab ah oo reer Somaliland ah ayaa Shalay ku gadooday islamarkaana Buuq ka dhex sameeyay Xafiiska lacagaha ee Laanta Socdaalka Somaliland ee Magaaladda Hargeysa kadib markii uu Xafiiskaasi oo ay Maamusho Wasaaradda Maaliyaddu diiday inuu dadkaasi ka qabto lacago kaash Somaliland ah oo ay doonayeen inay ku iibsadaan Baasaaboorka…

Read More

20 ka mid Ah Musharraxiinta Madaxweyne ee Somalia oo Wata Baasabooro Shisheeye (Warbixin)

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- February 8, 2017-ka, waxaa dalka ka dhaceysa doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah, 20 ka mid ah 24-ka murashax ee hadda taagan waxaa ay heystaan Baasaboor kale, dhibaatada intaa kuma koobna, haddii sidan lagu socdo, Soomaaliya waxaa madaxweyne ka noqon kara qof heysta dhalashada dalka Itoobiya. ma jirto dowlad sharaf leh…

Read More

Xoghayihii Arrimaha Dibadda Ee Maraykanka Oo Isku-diwaangelinaysa Muslimnimo & Sababta Ku Keliftay

Washington 01. February 2017 (SDN/QJ):- Xog-hayihii hore ee Arrimaha dibadda Dalka Maraykanka ayaa sheegtay in ay Muslim ahaan isu diiwaangalin doonto haddii Madaxweyne Donald Trump uu sameeyo diiwaangalin u gaar ah Muslimiinta Maraykanka. Madeleine Albright oo siyaasiyad ah ayaa sheegay in ay diyaar u tahay ‘diiwaangalintaas” iyadoo uga gol leh inay ka horjeedaan qorshaha Madaxweynaha….

Read More

Hay’ad Caalami ah oo ka dayrisay Saamaynta Ganacsiga Haragga Dameeraha oo Shiinuhu Afrika ka bilaabay

Hargaysa 01. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa walaac laga muujiyey Ganacsi cusub oo lagu dabar-jarayo Boqollaal kun oo Dameero ah, ka dib markii waddanka Shiinuhu bilaabay inuu iibsado Hargaha Dameeraha, iyadoo laga dayriyey Ganacsigaa cusub ee Hargaha Dameeruhu saamaynta uu ku yeelan karo nolosha Boqollaal Kun oo Qof oo ku nool inta badan Qaaradaha Afrika, Aasiya…

Read More

Waddan Sharci Cusub Ka Soo Saaray Ninkii Ballan Guur Kaga Baxa Gabdhaha Iyo Ciqaabta Uu Mudan Doono!!

South Carolina 01. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawaanahaan dalka Mareekanka laga soo saarayey Qawaaniin iyo sharciyo muran badan dhalinayey oo xiiso badan u yeeshay warbaahinta adduunka oo si weyn u qaadaa dhigtay kanina waxa uu noqon doonaa mid kale oo xiiso badan oo ay si weyn warbaahintu uga hadasho kadib markii la shaaciyey in dalkaasi…

Read More

Aktarka Caanka ah ee Dalka Hindiya Ee Salman Khan Oo Dil Toogasho Ah Loogu Hanjabay Xilli Booliska India Ay Tallaabo Qaadeen

Delhi 01. February 2017 (SDN/QJ):- Qareenka gaarka ah ee atooraha Salman Khan ayaa daaha ka qaaday in dil loogu hanjabay atooraha caanka ah ee shirkadda aflaanta dalka India Bollywood Industry. Salman Khan oo dunida aad looga yaqaano ahna xiddiga Filimada Hindiga ayaa waxaa khadka talefoonka kasoo wacay nin magaciisa qariyey balse u sheegay inuu yahay…

Read More

Mucjiso Eebbe:Gabadh Yar Oo Ku Guuleysatay Inay Wax Sawirto Iyada Oo Aan Lahayn Lugo Iyo Gacmo !

Hargaysa 01. February 2017 (SDN/QJ):- Gabadh yar oo la yidhaa Harmony ayaa waxay ku guuleysatay inay wax sawirto iyada oo aan lahayn lugo iyo gacmo midna, gabadhan yar ayaa marka hore waxay ku dhalatay iyada oo laxaadkeedu dhamaystiran yahay. laakiin markii ay jirtay muddo sanad ah ayaa waxa ku dhacay Infection dhiiga u raacay waxa…

Read More

”Nasiib-darro, bulshada Caalamka, gaar ahaan Haya’daha kala duwan ee UN-ta iyo Urrurada Caalamiga ah kamaanu helin kaalmo muuqata iyo gar-gaarkii Gurmadka Abaaraha” Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta (31.01.2017) Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ballaadhan oo ka socday UN-ta, oo uu hoggaaminayey Peter de Clercq oo ah ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Qaramada Midoobay ahna isu-duwaha Arrimha Gargaarka Bini’aadanimada iyo Wakiilka haya’dda UNDP-da. Weftigan culus oo ka koobnaa dhammaan Haya’daha UN-ta iyo…

Read More

Biriishka Weyn ee Magaalada Hargaysa oo Tiirarkii uu Ku Taagnaa ay Boholo ka Jeexmeen iyo Demenaanta Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Hay’ada Wadooyinka Somaliland DAAWO

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Biriishka weyn ee caasimadda Hargeysa ayaa halis ugu jira inuu gebi ahaanba dumo, ka dib markii tiirarkii uu ku taagnaa ay qodmeen islamarkaana ay soo baxeen birhii garaa’idka ahaa ee dhulka hoose ee fog ku qotonsanaa. Dadweyne u badan kuwa ka ganacsatada suuqa waaheen, oo shalay ku soo xoomay biriishka…

Read More