Madax-Dhaqameed, Odayaal Iyo Xildhibaano Ammaanay Doorka Shirkadaha TELESOM Iyo Kuwa La Midka Ahi Ka Ciyaareen Horumarka Iyo Koca Dhaqaale Ee Dalka
Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Salaadiin, Boqorro, Ugaasyoo, Odayaal, Xildhibaano iyo Madax-dhaqameed kale oo badan oo warbaahinta kula hadlay Huteel Ambasaddor ee Magaalada Hargeysa ayaa si ba’an u dhaliilay siyaasadda xukuumadda Somaliland ee ku aadan xayiraayadda adeegyada ZAAD iyo e-Dahab ee shirkadaha Telesom iyo Dahabshiil oo ay sheegeen in ay yihiin kuwo umadda waxtar ballaadhan…
