Wasiirka Cadaalada Puntland maxuu kayiri Xukunkii lagu Riday dhalinyaradii Kufsiga gaysatay? DHAGAYSO
Galdogob 30. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Dowlada Puntland Saalax Xabiib Jaamac oo Warbaahinta kula hadalay Magaalada Gaalakacayo ayaa waxa uu ka Warbixiyay Howlo Shaqo oo Muda 5 Cisha ah ay u joogayn Degmada Galdogob kaas oo ku aadan Sidii sharciga Islaamka loo Xakumi lahaa dhalyardii kufsi Wadareedka Ka Geesatay Duleedka Degmada Goldogob…
