Ururka Midowga Africa oo u Doortay Gudoomiyaha Cusub ee Ururkaas Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Chad & Balanqaadka uu Sameeyay

Addis Ababa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Shirmadaxeedka Ururka midawga afrika ayaa maanta ka furmaya Magaalada Adds ababa  Caasimadda dalka itoobiya kaasi oo socon doona laba maalmood. Shir madaxeedkan oo ah shirmadaxeedkii 28 aad Waxa lagu doortay Gudoomiyaha Ururka Midowga Africa oo uu Ku Guulaystay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Chad Moussa Faki Mahamat Waxaanu helay…

Read More

Haweenayda kaliya ee madow ee dhashay laba carruur ah oo caddaan ah, arrintaasi oo ah mid naadir ah AKHRI+DAAWO

London 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Hooyo madow oo ka soo jeeda Nigeria oo la yidhaahdo Cathene Howarth, oo saygeeda Richard uu caddaan yahay, ayaa noqotay haweenayda kaliya ee madow ee dhashay laba carruur ah oo caddaan ah, arrintaasi oo ah mid naadir ah,Waxay dhashay markii hore wiil caddaan ah oo indhihiisu buluug yihiin, imikana waxay dihatay…

Read More

Maamulka Heer Gobol Iyo Degmo Ee Wajaale Oo Si Adag Uga Hadlay Laba Kamid Askarta Lyu Policeka Oo Soo Galay Xuduuda Somaliland Mid La Qabtay & Mid Dhaawac ah DAAWO

Wajaale 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dagaal is rasaasayn ah ayaa dhex maray Ciidamada Booliska Somaliland iyo Kuwa Liyuu Booliska ee Is maamulka Kililka Shanaad ee Dalka Itoobiya, Dagaalkaas oo ka dhacay deegaan ka Tirsan Xuduudka Somaliland ee deegaanka Wajaale.

Read More

Raysal-Wasaaraha Itoobiya Oo Markii U Horeysay Si Taxader Leh Uga Hadlay Wada-hadallada U Dhexeeya Somaliland & Somaliya

Addis Ababa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Raysal-wasaaraha Dawladda Federaalka Itoobiya Hailemariam desalegn, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Wada-hadallada u dhexeeya Dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya. Raysal-wasaaraha Itoobiya oo u warramay Weriye Cabdisalaan Ibraahim Hereri oo ka tirsan Telefiishanka Universal, ayaa sheegay inay Dawlad ahaan ay Dhiiri-gelisay Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya wallow in muddo ah Hakad…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Rajo Wanaagsan ka Muujisay in Sucuudigu Xayiraada ka qaado Xoolihii uga iman Jiray dhanka Somaliland DAAWO

Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Sheegtay inay Rajo wanaagsan ka filayaan in Boqortooyada Sucuudigu ay dib u bilowdo dhoofka xoolihii uga iman jiray dhinaca Somaliland Kadib markii ay Xayiraad Ku meel gaadh ah saartay dhamaanba Xoolaha uga yimaada Somalia.  

Read More

‘’Fagadhe oo inagu dhego baleey, oo Kulmiye ku xigeen ah, ayaa haddana indhihii ku dhufteen,maantana waxa inagu dhego beelay Gees, yaa u dambeeyey oo la tuuray Wasiirkii Biyaha ee Baashe ee nabada ka soo shaqeeyey ‘’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ahna mushaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID, ayaa sheegay inay dad badan oo Somaliland wax u soo qabtay oo ahayd in la maamuso inay dayacmeen, waxaanu tusaale u soo qaatay ALLE ha u naxariiste Fagadhe oo indho beelay, Prof: Gees oo dhego…

Read More

Dood Xasaasi ah oo Ku Saabsan Sicirbararka ZAAD & E-Dahab Iyo Ga’aankii Xukumada Somaaliland,Khalad Ku Jira Nidaamka Dhaqaale ee Somaliland & Aragtida Aqoon yahanka DAAWO

Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Laba dhaqaale yaqaan baa si fiican u faaqiday dhibaatada sicir bararka Waxay Tilmaan ka Bixiyeen Halka uu Xididkiisu Ku arooro. Doodan Waxay ku Qodobeeyeen arrimahan Hoos ku xusan 1. Dawladda oo lacag iska soo daabacda; 2. Dhaqaalaha oo doolarabay sababta oo ah kalsooni darro shilling ka Somaliland laga qabo (culayskiisa…

Read More

Wasiir Caddaani oo ka Hadlay Dhisme Cusub oo loo Bineeyay Wasaaradda Warfaafinta Sidoo Kalena ka Hadlay Laba Qof oo aanu Weligii Iloobayn Inta uu Nool Yahay DAAWO

Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland md, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid caddaani oo ay wehelinayaan mas’uuliyiinta kale ee wasaaradda ayaa dhagax dhigay dhismeyaal cusub oo laga hirgalinayo wasaaradda warfaafinta ee jamhuuriyada somaliland.  

Read More

24 Murashax oo Isku Diiwaangeliyey Doorashada Madaxweyne ee Somalia (Akhriso Magacyadooda)

Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa soo gebagebeeyey diiwaangelinta musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Somalia.   Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu xusay magacyada illaa 24 musharax oo si rasmi ah loo diiwaan geliyey, kuwaasoo qaarkood saacadihii ugu dambeeyey gaaray xarunta guddiga doorashada.   Magacyada 24-ka musharax ee sida rasmiga ah uga…

Read More

Gobolka California ee dalka Maraykanka oo ay ka Socoto Dhaq dhaqaaq uu Kaga Goosanayo Maraykanka intiisa Kale

California 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta gobalka California ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in ay fasaxeen ol’ole lagu dalbanayo in gobalkani uu ka goosto dalka Maraykaka intiisa kale. Waxa aanu ku bilaabanayaa in la ururiyo saxeex muwaadiniinta gobalkaas ee doonaya in ay dawlad madax bannaan noqdaaan, kaas oo marka uu gaadho tiro sharcigu xaddidayo…

Read More

24-Musharax ee Doorashada Madaxweyne ee Dalka Somalia oo Aqlabiyadoodu Isugu Ururtay Laba Beelood Iyo Magacyada Iyo Qabiilada Murashixiinta

Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gabo gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana xilkan isku soo sharaxay 24-Musharax oo u badan kuwa kasoo jeeda llabo beelood. Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ku jira Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore Dowlada KMG Sheekh Shariif,…

Read More

Madaxweynaha Xiligiisu Dhamaaday ee Somalia Xasan Sheekh oo loo diiday inuu ka qeyb galo shir madaxeedka Midowga Afrika ee ka furmaya Adis ababa, Waa Maxay Sababtu?

Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha xilka sii haya ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la sheegay in loo diiday ka qeyb galka Shirka 28-aad ee Madaxda dowladaha Afrika oo la filayo inuu maalinta berri ah ka furmo xarunta AU-da oo ku taalla Addis Ababa.   Shirkaasi oo socon doona labo maalmood ayaa waxay Madaxda…

Read More

Doorashada Madaweynaha Galmudug oo Dib u dhac ku yimid iyo sababta ka dambeysa oo la ogaaday

Cadaado 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa dhawaan shaaciyay in ay dooran doonaan Madaxweyne cusub uu maamulkaasi yeesho ,kadib markii ay xilka ka qaadeen Madaxweynihii hore ee Maamulkaasi Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed.   Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa horey u shaaciyay in Doorashada Madaxweynaha Galmudug ay dhaceyso 8-ka bisha Febraayo ,…

Read More

Musharax Madaxweyne oo u Ordaya Hogaaminta Somalia oo Ogolaaday in Hantidiisa la Xisaabiyo marka la doorto

Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada muqdisho kulan ku yeeshey musharax Madaxweyne Dr Cabdinaasiir Cabdulle Maxamed oo ka mid ah musharaxiin u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo qaar kamid ah Wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho.   Ugu horeyn waxaa hakaas ka hadley Dr Cabdinaasir Maxamed Cabdule, waxa uuna ku dheeraadey ka sheekeynta taariikhdiisii waxbarasho…

Read More