Rapid Results Drought Response Plan Somalia 2016/17: Urgent action to change the course of people’s lives, January – June 2017

SUMMARY FAO seeks USD 26 million to deliver four key results that will change the course of 1.5 million people’s lives. Immediate cash relief Livestock preservation A better harvest – Gu 2017 Livelihood diversification FAO’s Rapid Results Drought Response Plan addresses the most time-sensitive needs of rural families across Somalia. In 2016, Somalia’s two main…

Read More

Xisbiga KULMIYE iyo Garabka Jamaal oo Shaaca Ka Qaaday inay si Ramsi ah u Midoobeen SAWIRO

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xisbiga KULMIYE iyo Garabkii xisbigii UCID ee uu hoggaaminayey Jamaal Cali Xuseen, ayaa shaaciyey heshiis ay ka gaadheen wadahadallo u socday oo lagu dhammaystirayey midow buuxa oo labada dhinac dhexmara. Kulan lagu shaacinayey heshiiska is-afgaradka ah ee labada dhinac oo ay isugu yimaadeen guddiyadii wadahadalladku u socday oo lagu qabtay…

Read More

“Markaad Masuuliyiinteena Aad Danta Guud Kala Hadlaysid, Waxaad Moodaa Inay Hurdo Kusoo Degtay, Markaad Reer Kala Hadlaysidna Toban Dhegood Bay Yeellanayaan” Eng Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ka Jeediyay Xaflad Loogu Dabaal Dagayay Sannad Guurada 10-Aad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaskii Shirkadda Daabacaaddda Sagal Jet . “Waxaan Idiin Sheegayaa aniga Arday-daydu Waa Ay Badan Tahay Laakiin In Badan Baa Caasiyiin Ah” “Waxaynu noqonay Ummad Ay Danta shakhsiga ahi kala…

Read More

Dhacdo La Yaab Leh: Sadex Haween ah oo Reer Burco ah oo ku Guulaystay in Ninkooda u Guuriyaan Xaaskii Afaraad DAAWO

Burco 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawaan magaalada Burco ka dhacday dhacdo dadban soo jiitay aadna usoo dhaweeyeen kadib markii Sadex haween ah oo kunool magaaladaasi ay ninkooda si wadajir ah ugu guuriyeen xaaskiisii afaraad uu nolosha la wadaagayo. Sadexdan Haweenka ah ayaa si wadajir ah uga qeyb qaadanayay xaflada arooska Odaygooda, waxa ayna intii…

Read More

Talow Rintaye Maxay Dhali? Muddo kordhinti waan arkaa oo maanta way Rintaye Tolow Muddo inteeya bay Dhali? Cali Guray

Hargaysa 16. January 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa Sheegay in Marka laga qiyaas qaato in Sadexda Xisbi qaran ay Mawqif isku mid ah ka taagan yihiin in Abaarta adag ee dalka ka Jirtaa ay Sabab u noqonayso in doorashadu aanay qabsoomin ay taasi Keeni Karto in Komiishanku Soo Jeediyaan in doorashada…

Read More

Gudoomiye Saleebaan oo Laga Sugayo Go’aan Ku Saabsan in Doorashadu dalka Ka Qabsoomi Karto Abaarta Jirta awgeed

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha guurtida Md. Saleban Maxamuud Aadan, oo la filayo inuu maalmahan dalka ku soo laabto, ayaa la filayaa inuu isagu noqdo ninka go’aanka ka gaadhi doona in doorashadu wakhtigeeda ku qabsoomi karto iyo in kale. Guddoomiye Saleban oo uu distoorku awood u siiyay inuu qiimeeyo xaaladda dalka ka dibna…

Read More

Xaaladda Dhabta Ah Ee Dadka Ka Soo Baro-kacay Abaarta Gobollada Bariga, Waayeel Iyo Carruur Dhaxantu Jiifka U Diiday & Xoolo Looga Baqay In Qabowgu Laayo Oo Maryo Lagu De’day DAAWO

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dadka Reer Somaliland ee Abaartu ka soo baro-kicisay Gobollada bariga Dalka isla-markaana la dejiyey Dhulka bannaan ee u dhexeeya Magaalooyinka Dila iyo Kalabaydh ee Gobollada Awdal iyo Gabiley, ayaa waajahaya Xaalad Adag oo nololeed. Qoysaskan oo Gaadiid Lacag badan ay ku kireysteen ka soo qaadeen deegaannada bariga Somaliland, ayaa waxay…

Read More

Is Faham Waa’a Soo Kala Dhex Galay Madaxtooyadda Somaliland iyo Wasiirka Arrimaha Dibada oo la Xaliyey

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madmadow iyo Isfahan waa’ siyaasadeed oo dhawaanahan soo kala dhex galay wasiirka arrimaha dibadda Dr. Sacad Cali Shire iyo madaxtooyada Somaliland, ayaa lagu guulaystay in la dhammeeyo isagoon meel fog gaadhin. Warar soo baxay khamiistii, ayaa tilmaamay inuu xoogaystay kala aragti duwanaansho labada dhinac ah oo sababi gaadhay in Wasiir…

Read More

Wefti Wasiiro ah oo Socdaal Ujeedadiisu la Xidhiidho Sidii ay Somaliland u Heli lahayd Suuq kale oo Xoolaheeda ay u Iibgayso oo Hargaysa ku Soo Laabtay DAAWO

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xubno Wasiiro ah oo Mudooyinkii dambeyey Safaro Shaqo ku soo Marayey Dalalka Isku taga Emaraadka Carabta Engiriiska Baxray Qadar, ayaa Ujeedadoodu la xiidhiidhay sidii ay suuq ugu heli lahayeen Xoolaha iyo Gurmadka Abaarah Dalka Samaayey

Read More

“Anigu Shakhsiyan Waligay Madaxweyne La Doortay Oo Somaliland Ah Kama Hor Iman, Ninka Madaxweyne Umadda U Noqonayaana Imika Wuu Qoran Yahay’’ Ambassador Xuseen Cali Ducaale DAAWO

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- La-taliyaha madaxweynaha ee dhinaca siyaasadda arrimaha dibadda Ambassador Xuseen Cali Ducaale(cawil), ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee haatan dalku marayo, waxana uu bulshada usoo jeediyey inay isku duubnaani iyo wada-jir ku qaabilaan arrimaha taagan. Ambassador Cawil oo ka hadlay munaasibad ay lahayd shirkadda daabacaadda ee SAGALJET, ayaa ku baaqay in…

Read More

SOMALILAND: Boqolka Doollar Oo Qarka U Saaran Hal Milyan Oo Shilin, Qiimaha Maceeshadda Oo La Socda, Baanka Dhexe & Xukuumadda Oo Daawanaya

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxa Maalinba Maalinba ka dambaysay sare u sii kacaya Qiimaha Sarrifka Lacagta Qalaad ee Doollarka, kaasi oo saamayn weyn ku leh Qiimaha Maceeshadda. Magaalooyinka Somaliland oo Bilihii u dambeeyay Boqolka Doollar lagu Sarrifayey inta u dhaxeysa 750 Kun oo Shilinka Somaliland ah iyo 780 kun, ayaa Toddobaadkii u dambeeyay Cirka…

Read More

Mudo Kordhin La Sameeyey Xiligii Doorashada Xaalada Madaxwayne Siilaanyo Iyo Sugitaanka Go’aanka Guurtida Ee Mudaynta Mudo Kordhinta

Hargaysa 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Somaliland ayaa maalmihii ugu dambeeyey ku jirtey muran dhinaca qabsoomida doorashada ah oo ay ku kala aragti duwanaayeen in doorashadu xiligeedii ku dhacdo, Waxaana sida warar hoose oo soo baxaya ay sheegayaan in la isla qaatay in dib loo dhigo xiligii loo qoondeeyey in ay dalka ka dhacaan doorashooyinku oo…

Read More

Dhaq-Dhaqaaqa Suldaan Wabar Ee Gobolka Awdal Oo Dareen War-War Ku Abuurey Madaxda Gobolka Awdal DAAWO

Boorama 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta gobolka Awdal ayaa dafiray oo waxba kama jiraan ku tilmaamay, dhaq-dhaqaaqyada suldaan Wabar mar kale ka bilaabay gobolka Awdal. Maayirka magaalada Boorama mudane Maydhane oo warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Hargeysa ayaa isaga oo arrintaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “isaga oo kaligii ah ayuu maalin qudha soo marey…

Read More

” Maxay Muslimiinta u doonayaan in Hinduuga ay Muslim ka dhigaan, Dr Zakir Naik oo jawaab ka bixiyay DAAWO

Delhi 16. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Sidaan la socono dalka Hindiya waxaa ka jira ilaa iyo boqolaal diimood, kuwaasi oo ay samaysteen shucuubaha kala duwan ee dalkaasi Hindiya, waxayna taasi dhalisay in dalkaasi hindiya uu noqdo dal markaad si dhab ah u eegto ay ku dhaqmaan wayaabo maskaxda Ibnu aadamka ka weyn, sida in ay caabudaan…

Read More