Qisada Gabadhii lagu kufsaday Galdogob iyo Sida ay wax u dhaceen “Hubaal waad ilmeyn”
Gal-Dogob 18. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dad badan ayaa laga yaabaa ineysan xog badan ka heyn sida uu ku bilowday isla markaana uu ilaa haatan ku socdo kiiska la xariira gabar 16 jir ah oo ay kufsi wadareed ugeysteen 6 wiil oo qaan gaar ah. Kufsigan oo uu wehliyay jirdil iyo tooreyn gabadha lagula kacay ayaa…
