Sucuudiga Oo Heshiis Dhoofka Xoolaha Iyo Khudaarta Ah La Saxeexday Dalka Urdun
Hargaysa 20. December 2016 (SDN/QJ):- Waddamada Sucuudiga iyo Urdun ayaa si rasmi ah u kala saxeexday heshiis ganacsi oo dhigaya in dalka Urdun u soo dhoofiyo dalka Sucuudiga noocyo ka mid ah Xoolaha nool iyo Khudaarta, xilli Sucuudigu xayiraad kusoo rogoy dhoofka Xoolaha nool ee Soomaalida. Safiirka Dalka Sucuudiga u fadhiya dalka Urdun, Fahd Ibn…
