“Cabdiraxmaan Cirro ha kala Doorto Musharaxnimada iyo Guddoomiyaha Golaha wakiilada” Afhayeenka Xisbiga Kulmiye DAAWO

Hargaysa 21. December 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye ayaa Guddoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland ahna Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga Waddani usoo jeediyay inuu kala doorto Kursiga Golaha wakiilada iyo Musharaxnimadiisa, maaddaama doorashadii madaxwaynaha ay ka hadheen Saddex Bilood oo kaliya. Afhayeenka Xisbiga Kulmiya Xasan Gafaashi ayaa sheegay in Guddoomiye Cabdiraxmaan u diyaar garoobo tartanka…

Read More

Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga Kulmiye Oo Si Adag Uga Jawaabay Eedo Uga Yimid Garabka Dhigiisa ah ee Xisbiga Waddani & Aragtidiisa Dhaawaca Loo Gaystay Haldoor Barkhad Batuun DAAWO

Hargaysa 21. December 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Garabka Dhallinyaradda Heer Qaran ee Xisbiga Kulmiye Cabdi Najax Siyaad ayaa ka hadlay eedo uga Yimid Garabka dhallinyarada heer qaran ee Xisbiga Waddani,Sidoo kale wuxuu ka dareen celiyey dhaawac koox aan la aqoonsani u gaysteen Xoghayaha Caddaalada ee Xisbiga Waddani Haldoor Barkhad Jaamac Batuun.

Read More

Aqoon-Yahan Jamaal Cali Xuseen oo Si Balaadhan Loogu Soo dhaweeyay Magaalada Burco & Nuxurka Safarkiisu daaran yahay DAAWO

Burco 21. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Jamaal Cali Xuseen iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Socdaal ku Tegay Xarunta Gobolka Togdheer ee Magaaladda Burco Waxaana si diiran ugu soo dhaweeyay Maamulka Heer Gobol,Mid Degmo,Ka Xisbiga Kulmiye Taageerayaashiisa iyo Qaybo ka mid ah Shacabka ku dhaqan Magaaladaasi.

Read More

Taxanihii Qisaska Nolosha Iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar-Ilkood ‘Isticimaal Awoodaha Kuu Qarsoon”’ Kala Soco Qurbejoog DAAWO

Hargaysa 21. December 2016 (SDN/QJ):- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa. Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan idiinku…

Read More

Dallada Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee SONSAF oo lagu Eedeeyay Taageerada Xisbiga Kulmiye & Mas’uul Daladaasi ka Tirsan oo Go’aamo Kulmiyeysan Akhriyaya DAAWO

Hargaysa 21. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Garabka dhalinyarada xisbiga Mucaaridka ee Waddani ayaa sheegay inay kalsoonidii kala noqdeen dallada ay ku bahoobeen ururada aan dawliga aheyn ee SONSAF. Maxamed Sidiiq Dhame oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargeysa waxaa dallada SONSAF ku eedeeyay in ka baxday dhexdhexaadnimadii ay bulshada u matalaysa maaddaama xubno katirsan hoggaan sare…

Read More

Xogo Muhiim ah oo Ku Saabsan Waddanka Turkiga,& Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee Soo Maray DAAWO

Hargaysa 21. December 2016 (SDN/QJ):- Mudooyinkii u dambeeyey wararka caalamka waxaa cinwaan u ahaa dalka turkiga oo ay indhaha dunidu ku soo jeesteen ka dib inqilaabkii fashilmay ee wadankaa la isku deyey in xukunka lagaga tuuro dawlada shacabku doorteen ee Rajab Dayib Ordogan hogaaminayo, lakaiin inqilaabkaasi waxa uu noqday kii ugu mudada gaabnaa ee dunida…

Read More

“Xukuumaddani Go’doon Ayay Ina Gelisay, Aqoonsi Raadintana Waxa Kaga Wanaagsanaa Rayaale” Xildhibaan Xuseen Ismaaciil

Hargaysa 21. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay inay Xukuumaddu aanay wax dan ah ka lahayn Shacabka reer Somaliland, isla markaana aanay raali ka ahayn in loo gurmado dadka ay abaaruhu hayaan. Xildhibaan Xuseen Ismaaciil Yuusuf, ayaa isagoo Wargeyska…

Read More

Guddoomiyahii Gudida Beelaha Waqooyiga iyo Galbeedka Magaalada Burco oo Ciidamada RRU Gurigiisa kala baxeen & Xogta Xadhigiisa

Burco 21. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyahii dhawaan loo doortay guddoomiyaha beelaha Habar-yoonis iyo Ciise Muuse Odey Cabdirisaaq Jaamac Cawl, ayay Ciidamada RRU waxay kala baxeen Gurigiisa oo ku Yaala Magaalada Burco. Illaa hada ma jiraan warar amuurtan la xidhiidha oo ku saabsan sababta ciidamadu ay gurigiisa ugu soo daateen odey dhaqameedkan, balse waxa jirtay in…

Read More

“Madaxwayne Waxaad Wasiirka Ka Dhigatay Ninkii Ugu Beenta Badnaa Somaliland,” Mid ka Mid ah Cuqaasha Gobolka Sanaag DAAWO

Hargaysa 21. December 2016 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah Cuqaasha Gobolka Sanaag ayaa waxa uu ka hadlay xaalada abaareed ee dalka ka jirta waqtigan iyo kaalinta xisbiga Kulmiye uu ka galay oo uu ku dhaliiley. Dhanka kale Caaqilkan ayaa waxa uu madaxwaynaha somaliland ku dhaliilay in wasiirka Madaxtooyada aanu u dhiibin wasiirkii ku haboonaa ee…

Read More

Guddiga Doorashada Dadban ee Somalia oo Kulan Xasaasi ah la Yeeshay Odayaasha Muqdisho Ku Sugan ee Beelaha Somaliland & Dulucda Qodobo la isku Afgartay

Muqdisho 21. December 2016 (SDN/QJ):- Guddiga heer Federaal ee hirgelinta Doorashooyinka dadban ayaa kula kulmay Muqdishu Odayaasha Beelaha Somaliland, oo ay kala hadleen xallinta khilaafka hareeyay soo xulista Xildhibaanada. Guddiga, ayaa sheegay in ujeedka Kulankaasi uu ahaa sidii Odoyaasha ugala shaqeyn lahaayeen xal ka gaaris lagu sameeyo arrimaha muranku ka jiro. Wararka Warbaahintu ka heshay…

Read More

Go’aan cusub oo laga soo saaray 11-kii xildhibaan ee guddiga xalinta khilaafaadku Doorashada Somalia uu Laalay 

Muqdisho 21. December 2016 (SDN/QJ):- Madasha wada tashiga Qaran oo ay xubno ka yihiin madaxda dowlada Somalia iyo kuwa maamul goboleedyada ayaa maalmahan ku lahaa magaalada Muqdisho kulamo ku saabsan arrimaha doorashooyinka. Hogaamiyeyaasha madasha ayaa sida warar lagu kalasoon yahay sheegayaan diiday go’aankii Guddiga xalinta khilaafaadka ku laaleen 11-kursi oo ka mid ahaa aqalka Hoose…

Read More

Xildhibaano Hore Iyo Murashixiin Lagaga Guulaystay Doorashooyinkii Maamul Goboleedyada Somalia oo Sheegay inay Maxkamada Caalamiga ah Dacwad kaga Furi doonaan Gudida Doorashada Dadban

Muqdisho 21. December 2016 (SDN/QJ):- Kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xildhibaano hore iyo musharixiin looga guuleystay doorashadii dhawaan ku soo dhamaatay gobolada dalka, ayaa siweyn uga soo horjeestay habkii loo maamulay doorashada. Xildhibaanada iyo musharixiinta shirka yeeshay ayaa sheegay in guddiyadda doorashooyinka oo idil ay ku kaceen wax ceeb ah howlahii loo idmadayna ay…

Read More