Taariikhda Faneed Ee Abwaan Maxamed Jaamac Kayd Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Hargaysa 24. November 2016 (SDN/QJ):- Ilaahay ha u naxariistee waxaa Shalay magaalada Hargeysa ku geeriyooday Abwaan, macalin, Mu’aluf, Maxamed Jaamac Kayd oo ka mid ahaa Abwaannada Soomaalida ee Caanka ah, kaasi oo muddooyinkii dambe Bukaan socod ahaa, ka markii uu ku dhacay Xanuunka Faaliggu. Abwaan Kayd wuxuu ahaa Macallin Arday badan wax baray, waxaanu macalinimada…

Read More

Wasiir Dawladda Muqdisho Ka Tirsan Oo Sheegay In Somaliland Iyo Soomaaliya Aanay Wada-hadalladu Ka Dhab Ahayn

Muqdisho  23. November 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ku eedeeyey in dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya in aanay dhab ka ahayn wada hadalada u dhexeeyaa, islamarkaana aanay waxba ka ogeyn wada hadaladaasi Gollayaasha iyo hay’adaha kala duwan ee dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya. Wasiir Maareeye ayaa arrintan waxa uu kaga hadlay Wareysi…

Read More

Somaliland Oo Dacwad U Gudbisay Dalalka Jabuuti Iyo Itoobiya

Hargaysa  23. November 2016 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland, ayaa markii u horeysay shaacisay in ay dacwado la xidhiidha diyaarado sifo sharci daro kusoo galay xuduudka Somaliland u Gudbisay Dawladaha Jabuuti iyo Itoobiya. Wasiirro xukuumadda ka tirsan oo shalay shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa sheegay diyaaradahaasi Sifo sharci daro kusoo galaan xuduudka Somaliland islamarkaana ay kala…

Read More

Kulan Balaadhan Oo Dhex Maray Madaxweynaha Somaliland Iyo Isimada Dhaqanka ee Gobolka Sool Habeenimadii Xalay

Laascaanood 23. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo Oo Ku guda jira socdaalkiisi Tabantaabo ayaa Habeenimadii Xalay ku hoyday Magaalo madaxda Sool, waxaanu kulamo muhiima la yeeshay madax dhaqameedka gobolka, iyadoo ay wehelinayaan gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo Masuuliyiin kala duwan. Kulankan oo ahaa mid qiimo gaara u leh gobolka sool ayaa…

Read More

“Faan ha Ka Dhiganina Kulmiyoow Waxaa Nalagaag Guulaystay 80 Cod, Hal Cod ayaa La isaga Guulaysanayaa,Waddanina Hal Cod ayuu Ogol Yahay in Lagaga Helo’’ Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani DAAWO

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Xoghayaha Guud ee Xisbiga Waddani Maxamed C.laahi Uurcade ayaa Ka Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Gudoomiyaha Labaad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin oo Sheegay in Xisbiga Waddani uu diidan yahay Natiijada ka soo bixi doonta Doorashada Madaxtooyada ee Sannadka Soo Socota la filayo inay Qabsoonto

Read More

Taliyihii Ciidamada Milatariga ee Dawladii Siyaad Barre oo Socdaal Ku Jooga Magaalada Hargaysa,Kulan uu La Yeeshay Madaxweyne Siilaanyo iyo Ujeedada Rasmiga ah ee Safarkiisa DAAWO

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Taliyihii Ciidamada Dawlada Milatariga ahayd ee Siyaad Barre General Galaal oo soo safar ku yimi Somaliland gaar ahaan Magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka hadlay ujeedada safar uu ku yimi Somaliland. Taliyihii hore ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jen. Maxamed Nuur Galaal  ayaa sheegay in uu la kulmay madaxweynaha Somaliland…

Read More

Beesha Caalamka oo War Dareen Xumbaarsan ka soo saartay Hanaanka ay u socoto doorashada Aqalka Hoose ee Somalia & Falal ay ka Digeen Sii Socoshadoodu

Muqdisho 21. November 2016 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-goboleedka IGAD, Dowladaha Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Britain iyo Dowladda Maraykanka ayaa ugu baaqay xubnaha Madasha Hogaanka Qaran inay awooddooda iyo saameyntooda adeegsadaan si ay uga hortagaan falalka ku takrifalka iyo caddaalad darrada ka dhaca hanaanka doorashada. Falalkan waxaa ka mid ah…

Read More

‘’Xisbiga WADDANI waxa uu ku soo kordhinayaa siyaasadda Somaliland oo uu iminka sii caddeeyey inaannu aqbali doonin natiijada doorashada haddii laga helo’’ Maxamed Kaahin DAAWO

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Guddomiye-xigeenka 1aad ee xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, ayaa xisbiga Waddani ku eedeeyay inaanu aqbali doonin natiijada doorashada madaxtooyada, haddii laga guulaysto. Maxamed Kaahin wuxuu xisbiga Waddani ku eedeeyay inay baahinayaan hadalo dacaayad ku ah doorashada, “Waxa jira xisbiyo iyo siyaasiyiin odhanaya doorashada natiijadeeda lama aqbali doono oo waynu isku…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga Ka Jaray Riig Biyood Laga Hirgaliyey Deegaanka Ceel Same ee Gobolka Daad Madheedh & Dhagax dhiga Mid Kale DAAWO

Oodweyne 21. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Socdaal ku Tegay Magaalada Oodweyne ayaa Xadhiga ka Jaray Mashaariico Xukuumadu ka fulisay Gobolkaas oo uu ka Mid Yahay Riig Biyood Cusub.

Read More

“Mooshinka Ansixinta Gobollada Dadka Diiday inay u Codeeyaan Kulmiye ayey u badnaayeen..” Xildhibaan Xasan Cawaale

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaanno ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa sheegay inay Golahaas keeneen Mooshin ay ku dalbanayeen in Xukuumaddu Wakiillada u soo gudbiso Gobollada buuxiyey Shuruudaha gobolnimo ee uu magacaabay Madaxweynihii hore Md. Daahir Rayaale Kaahin. “Waxaannu keennay Golaha Mooshin lagu ansixinayey gobolladii Daahir Rayaale (Madaxweynihii hore ee Somaliland) magacaabay. Mooshinkaas…

Read More

Garoonka Diyaaradaha ee Denver, Albaabkii Jaxiima Waxa uu Ku Yaala Gobolka Colorado ee Dalka Maraykanka DAAWO

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan Xogta dahsoona waxaynu ku soo bandhigaynaa macluumaadka hoose ee inagaga dahsoon garoonkaa diyaaradaha ee caalamiga ah ee Denver ee Gobolka Colorado ee Wadanka Maraykanka oo Miisaaniyada dhismihiisa ku baxday ay ku dhoweyd 5 Bilion oo doolarka Maraykanka ah. https://youtu.be/Ip08q3BJUDQ

Read More

Sababaha Keenay in Wasiir Cismaan Saxardiid Caddaani uu Saxeexii Dalabka uga Joojiyey Laba Mas’uul oo Digreeto Madaxweyne Ku Magacaaban

Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka  warfaafinta dhaqanka iyo wacyi galinta jamhuuriyadda Somaliland mudane Cisman saxardiid Cadaani ayaa saxeexi ka joojiyey mas’uuliyinta kala ah Agaasimihii guud ee wasaarada warfaafinta dhaqanka & wacyi-galinta Mudane: Mohamed Adam Ilkacase iyo Mareeyihii Tv qaranka Mudane Abdi Ali.

Read More