Wasiir Rafiiq Dhow la ah Maareeye Ku Xigeenkii Telefishanka Qaranka Somaliland ee Xamar iska Xaadiriyey oo la Filayo inuu Raaco Dariiqii Mustafe Qodax & Asbaabaha loo aanaynayo
Hargaysa 21. November 2016 (SDN/QJ):- Kadib Markii uu Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Somalia uu iska dhiibay Maareeye Ku Xigeenkii Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa Waxaa soo Baxaya Warar Sheegaya in Mas’uuliyiin Xilal Sare ka haya Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo ay Qorshaynayaan Sidii ay ugu Biiri lahaayeen Kooxaha Xil doonka ah ee Muqdisho u Safraya. Hadaba…
